Shaafi Specialist Hospital

Shaafi Specialist Hospital Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Shaafi Specialist Hospital, Hospital, Kasoo Horjeedka Hotel Sabaax, Bosaso.

10/05/2026

waxaan ku faraxsannahy inaan idin ogeysiino, in SHAAFI HOSPITAL BOSASO uu ka howl bilaabayo Dr. Reshiid Yimam oo ah dhaqtar ku takhasusay xanuunada neerfaha kana mid ah dhaqaatiir ugu cad cad ee ka hawlgasha Yehuleshet Hospital Addis Ababa

Dhakhtarku wuxu khibrad gaar uleeyahay
1. Dawaynta Suuxdinta
2. Qallalka
3. Dhabar-xanuunka
4. Hurdo-yarida
5. Madax-xanuunka
6. faaliga
7. Afqalooca
8. kabuubyada

Shaafi Specialist Hospital
Contact 906 796 381

Weli ma la kulantay dhakhaatiirteena khubarada ku ah caafimaadka timaha?Contact :906 796 381Nagu soo booq : Specialist H...
07/05/2026

Weli ma la kulantay dhakhaatiirteena khubarada ku ah caafimaadka timaha?
Contact :906 796 381
Nagu soo booq : Specialist Hospital

Dhakhtarka maqaarka ee Isbitaalka Shaafi wuxuu bixinayaa daaweyn ka dhan ah finanka wajigaContact :906 796 381Booqo : Sp...
05/05/2026

Dhakhtarka maqaarka ee Isbitaalka Shaafi wuxuu bixinayaa daaweyn ka dhan ah finanka wajiga
Contact :906 796 381
Booqo : Specialist Hospital

Hooyo, Cunugaaga ma ku aragtay shuban iyo matag aan kala joogsi lahayn? 🚨👶Ka jaro lambar :906 796 381Nagu soo booqo : Sp...
03/05/2026

Hooyo, Cunugaaga ma ku aragtay shuban iyo matag aan kala joogsi lahayn? 🚨👶
Ka jaro lambar :906 796 381
Nagu soo booqo : Specialist Hospital

جمعة مباركة 🌙✨اللهم في يوم الجمعةاغفر لنا ذنوبنا،وارزقنا راحة البال،وحقق لنا ما نتمنى 🤍اللهم صل وسلم على نبينا محمد ﷺوجع...
30/04/2026

جمعة مباركة 🌙✨

اللهم في يوم الجمعة
اغفر لنا ذنوبنا،
وارزقنا راحة البال،
وحقق لنا ما نتمنى 🤍

اللهم صل وسلم على نبينا محمد ﷺ
وجعل الله جمعتكم نورًا وسعادة وبركة 🌸

Adeegyada casriga ah ee daawaynta maqaarka isbitaalka shaafikaga bogo 👇Wac :906 796 381Shaafi Specialist Hospital
30/04/2026

Adeegyada casriga ah ee daawaynta maqaarka isbitaalka shaafi
kaga bogo 👇
Wac :906 796 381
Shaafi Specialist Hospital

Dhaqaatiirteena caruurta waxay la gaar yihiin Baxaano & Inay udaadihiyaan caruurta nolol baraare lehContact :906 796 381...
28/04/2026

Dhaqaatiirteena caruurta waxay la gaar yihiin Baxaano & Inay udaadihiyaan caruurta nolol baraare leh
Contact :906 796 381
Nagu soo booqo : Specialist Hospital

Dhaqaatiir taqasusi ah oo aan kaa fogeynContact :906 796 381Nagu soo booqo : Specialist Hospital
26/04/2026

Dhaqaatiir taqasusi ah oo aan kaa fogeyn
Contact :906 796 381
Nagu soo booqo : Specialist Hospital

Shaafi Neurology waxaa kugu diyaar ah baaritaan iyo daaweyn buuxda oo ka dhan dhamaan Xanuunada neerfaha iyo maskaxdaCon...
23/04/2026

Shaafi Neurology waxaa kugu diyaar ah baaritaan iyo daaweyn buuxda oo ka dhan dhamaan Xanuunada neerfaha iyo maskaxda
Contact :906 796 381
Specialist Hospital

Daaweynta cudurrada faafa ee ku dhaca maqaarka carruurtaContact :906 796 381Nagu soo boqo : Specialist Hospital
21/04/2026

Daaweynta cudurrada faafa ee ku dhaca maqaarka carruurta
Contact :906 796 381
Nagu soo boqo : Specialist Hospital

20/04/2026

Cafimaadka ubadkaaga, waa laguu daboolay

Shaafi specialist hospital, dhaqaatiirteena caruurta waxay bixiyaan daryeel qaas ah min daawaynta cudurada sida
1. QIIX DHEERTA
2. SHUBAN BIYOODKA
3. JADEECADA, QUUMANKA, GAASKA
4. DUUMADA
5. INFECTIONKA CARUURTA

Contact :906 796 381
Nagu soo booqo : Specialist Hospital

Address

Kasoo Horjeedka Hotel Sabaax
Bosaso

Telephone

+252906796381

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Shaafi Specialist Hospital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category