Tiens Puntland

Tiens Puntland Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Tiens Puntland, Medical and health, Bosaso.

QURXI ILKAHAAGA SI DABIICI AH iskana dawey Xanuunadaan1.ILKA DHIIGA 2_AF URKA 3_IYO DHAMMAN XANUUNADA KALA DUWAN EE AFKA...
03/02/2024

QURXI ILKAHAAGA SI DABIICI AH iskana dawey Xanuunadaan
1.ILKA DHIIGA
2_AF URKA
3_IYO DHAMMAN XANUUNADA KALA DUWAN EE AFKA πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡
NAGALA SO XARIIR ______
π—ͺ𝗛𝗔𝗧𝗦𝗔𝗣𝗣__https://wa.me/+252907922475

Wa.me/+252906964112Matahay qof doonaya miisankiisa inuu dhimo?Majeceshahay miisankaaga  Normal inuu noqdo?Waa haddii aad...
03/02/2024

Wa.me/+252906964112

Matahay qof doonaya miisankiisa inuu dhimo?

Majeceshahay miisankaaga Normal inuu noqdo?

Waa haddii aad dooneysid buurnaan sa'idka ama cadiinta Caloosha ama baruurta inaad iska jarto ama aad yareysid iyo miisankaaga Adigoo Adeegsanaya daawo dabiici Ah aad utayeysan kuna isticmaali doontid mudada ilaa'12 usbuuc.
meelkasto aad joogtid kasodalbo waad kaheli doonta.

Silagu Gu adego laxiriirπŸ‘‡

UHELI KARAA


πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ›’πŸ›’βœ…πŸ‘ŒπŸ‘‡

Wa.me/+252667922475

Ma tahay qof qaba xanuuunka quunka (sore throat)dadka qaar ayaa iska qala quumanka hadaba waxaan kuu haynaa daawa kaa ba...
03/02/2024

Ma tahay qof qaba xanuuunka quunka (sore throat)dadka qaar ayaa iska qala quumanka hadaba waxaan kuu haynaa daawa kaa baabi'neysa xanuunka
Fadlan nagala soo xiriir WhatsApp
TELL_____+252907922475 ayaga kucawin dono insh alah shere kuqabo si wllky kele ugarto mahadsanid

Wa.me/+252907922475Waxaan Ogey Siinayaa Dhammaan inta  Friends Keyga Ah iyo inta Soo Booqata Ciwaankeyga Waxaad Muddo Ba...
02/02/2024

Wa.me/+252907922475

Waxaan Ogey Siinayaa Dhammaan inta Friends Keyga Ah iyo inta Soo Booqata Ciwaankeyga Waxaad Muddo Badan Naga Soo Codsateen Daawada ilkaha Ee (ORECARE) Waa Boomaato Herbal Ah Oo Lagu Cadaysado Laguna Daaweeyo Xanuunada Hoosku Qoran Sidokale Waxeey Cadeysaa ilkaha Waana idiin Keenay Ee Soo Dalbada insha Allah.

Shaqoyinka Eey Qabato Waxaa Kamid Ah.

1: Waxeey Daawo Utahay Suuska

2: Waxeey Daawo Utahay Yiridka

3: Waxeey Daawo Utahay Qumanka

4: Waxeey Daawo Utahay Cirid Dhiigga

5: Waxeey Daawo Utahay ilka Xanunka iyo Gowsa Xanunka

6: Waxeey Daawo Utahay Af urka

7. Cambaarta Iyo Fiitoyinka

8. Waxey Cadeysa ilkaha

Qiimaha Ma badna.πŸ‘ŒWaxaana Laguugu Keenayaa Halka Aad Joogto insha Allh Waxaad Nagala Soo Xiriiri kartaan whatspp Number.
πŸ˜πŸ‘‡πŸ€—

Wa.me/+252907922475

Waxan idinhaya    macamiil   daawo  aad ugu fcn ilakaha  wa dawo an sotijabiyay  ufcn gows xanunka ufcn af urka   suuska...
24/01/2024

Waxan idinhaya macamiil daawo aad ugu fcn ilakaha wa dawo an sotijabiyay ufcn gows xanunka ufcn af urka suuska waxakalu ufcnyhy babasiirka jermiska ayudila yanlagadhameysan hada dalbo kala xariir whatspp number wa.me/252907922475

Wa.me/+252907922475Waa___maxay___Baabasiir?Baabasiirku waa dhibaato dad badan laga helo waxana ay saameysaa qiyaastii 50...
24/01/2024

Wa.me/+252907922475

Waa___maxay___Baabasiir?

Baabasiirku waa dhibaato dad badan laga helo
waxana ay saameysaa qiyaastii 50% dadka waqti
ka mid ah noloshooda. Inkastoo ay xanuun leedahay
lagana xishoodo, caadi ahaan ma aha xaalad culus.



1) Calaamadaha lagu yaqaano waa...
2) Cuncun agagaarka futada.
3) Dhiig (aad u cas) oo la arko ka dib marka la
saxaroodo.
4) Xanuun iyo raaxo daro inta la saxaroonayo iyo
wax yar ka dib.
5) Barar la arki karo oo ku yaalla agagaarka futada.
6) Dareen ah in si buuxda caloosha loo faaruqin ama
loo saxaroon

Haddii babaasiirtu ay kuu keentay xanuun badan iyo
raaxo-daro, waa inaad u tagtid Dhakhtar.



Waxa loo haystaa in babaasiirta ay caloosha
adagi sababto. Haddii calooshu ku adag tahay
muddo dheer badanaana ay dhib kugu tahay sidii
aad u dhigi lahayd saxarada adag, waxay taasi
dhaawac u geysan kartaa gidaarka ama darbiga
marinka futada.

Wax kasta oo xayiraya kor-u-socodka xorta ah
ee dhiigga maraya xididadaa waxa uu keenaya in cadaadisku ku kordho. Taasina waa sababta inta
badan babaasiirta loogu arko haweenka uurka leh.

:

Dadka intiisa badan ee leh babaasiirta way gartaan calaamadaha lagu yaqaano. Weydii DR ka
la-talin, haddii aad shaki qabtidna u tag Dhakhtarka

Haddii aad qabtid dhiig-bax aan sababtiisa
la garanaynin oo ka yimid malawadka ama futada,
waa in Dhakhtarkaaga ku arko wakhtiga ugu
dhakhasaha badan ee suurogalka ah.



Calaamadaha waxa lagu daaweyn karaa daawooyin
Aad iskaaga cirib tiri karto xanuunka,
Waxaana loo yaqan..
Zinc,,, Softgel,,, & Chitsos
Iyo kuwa kalo badan


xanuunkan
,

Wa.me/+2526964112

Wa.me/+252906964112Wadna xanuunka,Wadne qabad (Myocardial Wadnaha - MI) wuxuu dhacaa marka qulqulka dhiigga hodanka ku a...
24/01/2024

Wa.me/+252906964112

Wadna xanuunka,

Wadne qabad (Myocardial Wadnaha - MI) wuxuu dhacaa marka qulqulka dhiigga hodanka ku ah ogsijiinta ee qayb ka mid ah murqaha wadnaha uu si lama filaan ah u xannibmo oo wadnuhu aanu heli karin ogsijiinta, taasoo keenta in unugyada wadnaha ay dhaawacmaan ama dhintaan. Tani waxay inta badan sabab u tahay xannibaadda (xididdada) halbowlaha halbowlaha ah ka dib dillaaca xuubka atherosclerotic ee nugul, kaas oo ah ururinta aan xasilloonayn ee kolestaroolka iyo asiidhka dufanka leh iyo unugyada dhiigga cad ee gidaarka halbowlaha. Wadne xanuunka waa dilaaga hormuudka u ah ragga iyo dumarka labadaba dalalka horumaray.
Calaamadaha Heart Attack ga
lagu garto ama uu leeyahay(wadna xanuunka):

Wadnaha xanuun ama chest pain waa badhtamaha laabta oo qofka aad u xanuunta si goo goosa ama xidhiidhsan,xanuunkaa oo u wareega garabka bidixda hoodtiisa ilaa gacanta bidix,daamanka,caloosha.

Dhidid fara badan

Ladaabyo iyo hunqaaco,

Qufac,wareer am dookhad

Wadnaha oo aad isu garaaca

Naqaska oo qofka ku cidhiidhi noqda

Saabta oo uu qofku ka dareemo culays in maroodi ku fadhiyo oo kale.

Wadna qabadka (wadnaha - MI) ayaa lagula talinayaa INAAD LASOO XARIITO DR KAAN
WAXAAD HELIDOONTAA DAAWOOYIN ORGANIC AH OO KAA CIRIBTIRAAYA GABI AHAANBA WADNA XANUUNKA
TALO IYO TUSAALE AYAA KUU DHEERI AH
πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡
F.G cilad kasta oo aad wadnaha iyo wixii la xariira kadaree meyso wey kaa ciribtiri doontaa insha allh
πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡
Nagala soo xiriira whatsapp number Si aankuu caawino,

Wa.me/+252907922475

Wa.me/+252907922475Dhagax_kelyuhu waa shay adag oo ka samaysan kiimikooyin kaadida ku jira ama ka yimaada jirka intiisa ...
24/01/2024

Wa.me/+252907922475

Dhagax_kelyuhu waa shay adag oo ka samaysan kiimikooyin kaadida ku jira ama ka yimaada jirka intiisa kale waana shay ururay ahan wasaq

Sannad kasta, in ka badan nus milyan qof ayaa u taga qolalka degdegga(Emergency)ah dhibaatooyinka dhagxaanta kelyaha. Waxaa lagu qiyaasaa in tobankii qofba mid ka mid ah uu yeelan doono dhagxaan kellida ah mar uun noloshooda. Baaxadda dhagxaanta kelyaha ee dalka Mareykanka ayaa kor u kacday 3.8% dabayaaqadii 1970-meeyadii ilaa 8.8% dabayaaqadii 2000-meeyadii. Baaxadda dhagxaan kelyaha waxay ahayd 10% intii lagu jiray 2013-2014. Khatarta dhagxaan kelyaha waa qiyaastii 11% ragga iyo 9% dumarka. Cudurada kale sida dhiig karka, sonkorowga, iyo cayilka ayaa kordhin kara halista dhagxaan kelyaha.

xanuun daran oo ka jira labada dhinac ee dhabarkaaga hoose
xanuun aan caddayn ama calool xanuun
dhiigga kaadida ama qandho.

Haddaba haddii aad ka cabanayso amaba aad garaynayso qof saxiibkaa ah oo la dhiban waxaa u diyaara daawooyin dabiiciya oo mudo kooban kaaga ciribtiri doona inshaa allah.

Nagala soo xiriir whatspp Number,

Wa.me/+252907922475

Wa.me/+252906964112Sida Ugu Fiican  Ee Loo Daaweeyo Haaraha Nabraha Finanka iyo Saliida Wejiga?Dadka Qaba Haaraha Nabrah...
23/01/2024

Wa.me/+252906964112

Sida Ugu Fiican Ee Loo Daaweeyo Haaraha Nabraha Finanka iyo Saliida Wejiga?

Dadka Qaba Haaraha Nabraha Finanka iyo Saliida Wejiga waxeey la kulmaan boqollaal shay, oo isugu jira kareem iyo waxyaabo kale, oo loo sheego in ay saaraan Haaraha Nabraha Finanka iyo Saliida Wejiga.

Qiimahoodu wuu kala duwan yahay, qof kastaana wuu iibsan karaa.

Balse muxuu yahay, nooca ugu wanaagsan oo aad raadin lahayd, sideese ku garaneysaa nuuca daawada u ah Haaraha Nabraha Finanka iyo Saliida Wejiga?

SPERULINA COP waa daawo dabiici ah soona martay tijaaboyin caalami ah
waxeey si'toos ah ula falgashaa (u suulisaa) xasaasiyada Nuuc kasta ey tahay
sida xasasiyada ku dhacda πŸ‘‰ wajiga gudaha dhuunta indhaha.

Walaalayaal waxaad nagala soo xariiri kartaan whatspp Number πŸ‘‰βœ‹βœπŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡

Wa.me/+252907922475

Dadka qaba finanka wejiga waxay la kulmaan boqollaal shay, oo isugu jira kareem iyo waxyaabo kale, oo loo sheego in ay s...
22/01/2024

Dadka qaba finanka wejiga
waxay la kulmaan boqollaal shay, oo isugu jira kareem iyo waxyaabo kale, oo loo sheego in ay saaraan finanka.
Qiimahoodu wuu kala duwan yahay, qof kastaana wuu iibsan karaa.
Balse dooqa muxuu yahay, noocee ugu wanaagsan oo aad raadin lahayd, sideese ku garaneysaa nooca daawada u ah finanka?
BBC Newsbeat ayaa weydiisay Dr Anjali Mahto, oo ah dhaqtar ku taqasustay cudurada maqaarka ku dhaca. Waxay ka hadashay waxa ugu fiican uguna fudud ee finanka lagu daaweyn karo.
Maadooyiinkee raadin lahayd?
"Waxaad heli kartaa wax ka kooban AHAs (alpha hydroxy acids) iyo BHAs (beta hydroxy acids)," ayey tiri Dr Mahto.
"Maxay yihiin AHAs iyo BHAs. Waa waxyaabo ah kimikida an laheen aad u fudud oo haragga ka saaraya waxa dhalinayo finanka.hadaba waxan kuu hayaa dawoyin logutalagaly maqar ka finin ka waxad eg tee sawirada hose hadii hadii ad donay sid wan kacawinaa sida ugu dhaqsiga badan in ad ku heshid mel kasta ad kajog tid calam ka waxadana nagala soo
xiriirikartaa whatsapp. +252907922475

  maxay _xasaasiyad Wa.me/+252907922475Xasaasiyadu waa xanuun ku yimaada maqaarka  ~cun cun sanka iyo indhaha ah~duuf ku...
22/01/2024

maxa
y _xasaasiyad
Wa.me/+252907922475

Xasaasiyadu waa xanuun ku yimaada maqaarka

~cun cun sanka iyo indhaha ah
~duuf kulul iyo ilmo kulul
~jirka oo ku cun cuna, xoqma oo dhiiga
~nabro yar yar oo guduud ah oo maqaarka kasoo yaaca oo cun cun badan bararna leh
~barar sanka carabka iyo indhaha ah
~hindhiso ama neefta oo ku dhibta
~qufac saa'id ah mararka qaar
-sababa-xasaasiyada
cilmi baadhayaashu ma cadeen walli sababta ,Habka difaaca jidhku uu sababo fal-celin xasaasiyad leh marka walxaha caadiga ah ee aan khatarta lahayn ay soo galaan jidhka xasaasiyadu qeyb kamid ah ayaa lasocoto hiddo wadyaasha waalidiinta. Tani macnaheedu waxa waxa weeye waalidiinta ayaa ugudbin kara caruurtooda xaasiyada gaar u ah waalidiintaada k**a dhexli kartid.
Tusaale ahaaan haddii hooyadaadu xasaasiyad ku leedahay digirta, macnaheedu ma.ahan inaad adna digirta ay qasab tahay in aad xasaasiyad ku yeelato balse waxyaalo kale ayaad xasaasiyad ku yeelan kartaa oo aad ka dhaxli kartaa .

1)cayayaaanka qaniinyada ,kaneecada in aad caarro taabato ama baran-barro
2)cuntada ,hilibka,kaluunka looska, Caanaha, digirta,ukunta,iyo qaar kale oo badan.

Habka ugu wanaagsan ee looga hortagi karo xasaasiyada waa in laga fogaado wax kastoo kicinaya xasaaasiyad haddii aysan suurta gal ahyn waxa jira fursad daaween ah oo la heli karo adigoon dib danbe isugu arkeyn
Hadaba haddi aad dooneysid inaad kafaaidaysato connect us ++252906964112

Address

Bosaso

Telephone

252906419520

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Tiens Puntland posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram