27/01/2024
Xarig jarka Xarunta Daawaynta Ilkaha ee Fool Dental Care oo laga furay magaalada Boosaaso. Xarunta Fool Dental Care waxaa idin kugu diyaar ah shaqaale loo carbiyay soo dhawaynta iyo dhakhaatiirta kala ah Dr. Saabir Cabdirisaaq Cumar iyo Dr. Maryan Axmed Cabdi oo ku takhasusay cudurrada afka iyo ilkaha, waxayna isticmaalayaan qalab casri ah. Xaruntu waxay ku taallaa dhanka koonfureed ee Isgoyska Xalwo Banaadir, waddada aadda Beerta Rays, kasoo horjeedka Hotel Taleex.
Xaruntaan cusub waxay shaqo kasta oo ay qabanayso samaynaysaa qiimo dhimis 40% ah.
✓Malinta khamista ilko nadiifinta waa free
✓Card doctor waa free