Caafi Clinic & Diabetic Center

Caafi Clinic & Diabetic Center This is official page for caafi clinic and diabetic center aimed to display activity of caafi clinic such
1 . diabetic screening
2. Diabetic prevention
5.

Diabetic Deit counseling
3. Diabetic health education
4. Diabetic Foot care Coronavirus pandemic episodes decreased not more attention needed with social activity

12/03/2025

Maxaa laga Rabaaa Qofka la Nool Xanuunka Macaanka/Sonkorta inta lagu Guda jiro Gudashada Waajibadka Bisha Barakeysan ee Ramaadanka

30/01/2025

Horeeye Multi specialty kaashanaysa Xarunta Caafi Clinic and Diabetic center ayaa Magaalada Bosaso kugu Keeney Adeegyadii Timi Beertisa iyo Daaweynta Timo Daadashada iyo Holobta/Danduruff.
Adeegyadan ayaa waxaa si le-eg uga Faa-iideysan Kara Rag iyoDumar.
Waxaa loo sameyey Macaamisha Qiimo Dhimis 20%.
Fadlan kala Xiriir ☎️📞090-522466, ☎️📞090-522455, ☎️📞090-7532144, ☎️📞090-7609011

29/12/2024

waxaa loogu bishaarayaa in Xarunta Horeeye multiple specialist Qeybta Timo Bidaarta ay Bosaso ka Bilaabayso adeegyo Timo Beerista iyadoo ku shaqeyn doonta Xarunta Caafi Clinic and diabetic Branch two oo ku Taal jidka jaabir ee airport wada aada aag Bun House kala xiriir :- 0905224455/0905224466/0907759796/0907532144/7609011

29/12/2024

waxaa loogu bishaarayaa in Xarunta Horeeye multiple specialist Qeybta Timo Bidaarta ay Bosaso ka Bilaabayso adeegyo Timo Beerista iyadoo ku shaqeyn doonta Xarunta Caafi Clinic and diabetic Branch two oo ku Taal jidka jaabir ee airport wada aada aag Bun House kala xiriir :- 0905224455/0905224466/0907759796/0907532144/7609011

As mudane/Marwo 14/11/2024 waa loo asteeyey Xuska Maalinta Macaanka, Caafi clinic waxey waxey qabaneysaa Barnaamij arint...
12/11/2024

As mudane/Marwo 14/11/2024 waa loo asteeyey Xuska Maalinta Macaanka, Caafi clinic waxey waxey qabaneysaa Barnaamij arintaas looga hadlaayo shaqooyinka la Qabanaayo waxaa ka mida:-
1. Soo Bandhigid Xogaha caafi ay ka Heyso Kororka Heerka Sonkorta/Macaanka
2. ⁠Wacyi Galin iyo Baaritaano lacag la-aan ah
3. ⁠Dood Cilmiyeed ay ka soo Qeyb galayaan Dhakhaatiir, aqoonyahano iyo Dad la Nool Xanuunka Macaanka.

Fadlan nagala Qeyb Qaado, la wadaag Asxaabtada Ehelkaga iyo cid walba oo Daneynaysa
Nagu caawi share, post facebook, status, What s up/ Facebook
Dr. Mohamed mire
Mahadsanid

Fariintan waxay Kaaga Timi Xafiiska Wacyi Galinta xarunta
clinic and Diabetic center
https://www.facebook.com/caaficlinic?mibextid=kFxxJD.

BOSASO, Xarunta Caafi Clinic waxaa ka socda is Diwaangalinta Beerista Timaha Dadka leh Bidaarta, Salxanyaha, iyo Daaweyn...
06/11/2024

BOSASO, Xarunta Caafi Clinic waxaa ka socda is Diwaangalinta Beerista Timaha Dadka leh Bidaarta, Salxanyaha, iyo Daaweynta Timo Daadashada.

Caafi waxey Wakiil Ka Tahey Horeeye Multi specialist Center oo Horey Adeegyo Timo Beeris ah uga soo Sameysay Magaaloyinka Garoowe iyo Galkacayo.
Hadaba kala Xiriir

Tell:- 0905224466. 0907609011. 0907532144

05/11/2024

BOSAASO, Xarunta Caafi Clinic waxaa ka socda is Diwaangalinta Beerista Timaha Dadka leh Bidaarta, Salxanyaha, iyo Daaweynta Timo Daadashada.

Caafi waxey Wakiil Ka Tahey Horeeye Multi specialist Center oo Horey Adeegyo Timo Beeris ah uga soo Sameysay Magaaloyinka Garoowe iyo Galkacayo.
Hadaba kala Xiriir

Tell:- 0905224466. 0907609011. 0907532144

This is official page for caafi clinic and diabetic center aimed to display activity of caafi clinic such
1 . diabetic screening
2. Diabetic Deit counseling
3. Diabetic health education
4. Diabetic prevention
5. Diabetic Foot care

BOSAASO, Xarunta Caafi Clinic waxaa ka socda is Diwaangalinta Beerista Timaha Dadka leh Bidaarta, Salxanyaha, iyo Daawey...
05/11/2024

BOSAASO, Xarunta Caafi Clinic waxaa ka socda is Diwaangalinta Beerista Timaha Dadka leh Bidaarta, Salxanyaha, iyo Daaweynta Timo Daadashada.

Caafi waxey Wakiil Ka Tahey Horeeye Multi specialist Center oo Horey Adeegyo Timo Beeris ah uga soo Sameysay Magaaloyinka Garoowe iyo Galkacayo.
Hadaba kala Xiriir

Tell:- 0905224466. 0907609011. 0907532144

Wacyi Galin La Xiriirta sida loo Hortago waxyeelada Cudurka Sonkorta/Macaanka ay u Geysato IlKHA  Fadlan la Wadaag cid w...
27/07/2024

Wacyi Galin La Xiriirta sida loo Hortago waxyeelada Cudurka Sonkorta/Macaanka ay u Geysato IlKHA
Fadlan la Wadaag cid walba oo la. Nool xanuunka Sonkorta share, status, what up, TikTok si loo yareeyo waxyeelada Cudurka Sonkorta/Macaanka ay u Geysato IlKHA

Fariin Wacyi Galin ah1. Ma dooneynsaa in aysan kicin heerka sonkorta dhiiga?2. ma Rabaa inysan Sonkortu waxyeelo u geysa...
02/05/2024

Fariin Wacyi Galin ah
1. Ma dooneynsaa in aysan kicin heerka sonkorta dhiiga?
2. ma Rabaa inysan Sonkortu waxyeelo u geysan
Jirkaaga( sida Lugaha kilyaha iyo Indhaha)?
3. Ma Rabtaaa in Xanuunka Sonkorta/Macaanka usan
Dhimin Miisankaga iyo Muqaalkaga?

🔳Haddaba Xarunta Caafimadka ee Caafi Clinic and Diabetic Center waxay ku siineysaa Talooyin ku aadan Cunnada u Fiican oo Dajiya Heerka Sonkorta Dhiiga, sidoo kale Cuntooyinka Kiciya Heerka Sonkorta.

▪️Fadlan la Wadaag Ehelkaga, Asxaabtada iyo Cid walba oo la Nool Xanuunka Sonkorta/Macaanka

▪️Fariintan waxay kaga timi Xafiiska Wacyi
Galinta ee clinic.

Address

Bosaso
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Caafi Clinic & Diabetic Center posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Caafi Clinic & Diabetic Center:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram