LifeCare Medical & SpecialityCenter- LMSC

LifeCare Medical & SpecialityCenter- LMSC Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from LifeCare Medical & SpecialityCenter- LMSC, Medical and health, Bosaso.

22/07/2025
22/07/2025
16/07/2025
15/07/2025


‏قصور الدرقية 📌📌
Hypothyroidism

15/07/2025
CIID MUBARAKDhammaan umada islaamka ah gaar ahaan ummada somaliyeed hambalyo munaasabadda ciid fitriga.
29/03/2025

CIID MUBARAK

Dhammaan umada islaamka ah gaar ahaan ummada somaliyeed hambalyo munaasabadda ciid fitriga.

Hel Qiimo Dhimis Gaar ah! 🎉Haddii aad haysato kaarkaan, waxaad heli doontaa 30% dhimis dhammaan adeegyada aan bixino.Ka ...
15/03/2025

Hel Qiimo Dhimis Gaar ah! 🎉

Haddii aad haysato kaarkaan, waxaad heli doontaa 30% dhimis dhammaan adeegyada aan bixino.
Ka faa’iidayso fursaddan si aad u hesho adeeg tayo sare leh oo qiimo jaban!

📍 Booqo Xarunteena ama nala soo xiriir si aad wax badan uga ogaato. +252907669080



   Fursad Muhiim ah Bisha barakaysan Ee Ramadaan
12/03/2025





Fursad Muhiim ah Bisha barakaysan Ee Ramadaan

قال رسول الله صَلَّى اللَّٰهُ عَلَيْهِ وَسَلَّمَ"مَن صَامَ رَمَضَانَ إِيمَانًا وَاحْتِسَابًا، غُفِرَ لَهُ مَا تَقَدَّمَ ...
10/03/2025

قال رسول الله صَلَّى اللَّٰهُ عَلَيْهِ وَسَلَّمَ
"مَن صَامَ رَمَضَانَ إِيمَانًا وَاحْتِسَابًا، غُفِرَ لَهُ مَا تَقَدَّمَ مِنْ ذَنْبِهِ.

(رواه البخاري ومسلم)

Talaalka Hepatitis B🛑 Ka Hortag Cudurka Hepatitis B! 🛑✅ Maxaa Loo Baahan Yahay?Talaalka Hepatitis B waa mid muhiim u ah ...
20/02/2025

Talaalka Hepatitis B

🛑 Ka Hortag Cudurka Hepatitis B! 🛑

✅ Maxaa Loo Baahan Yahay?

Talaalka Hepatitis B waa mid muhiim u ah caafimaadkaaga.
Wuxuu kaa ilaaliyaa cudur halis ah oo ku dhici kara beerkaaga.
Waa talaal badbaado leh oo la helayo si sahlan.
💉 Yaa u Baahan Talaalka?

Dhammaan carruurta yar yar.
Shaqaalaha caafimaadka iyo kuwa la macaamila dhiigga.
Qof kasta oo doonaya inuu ka hortago Hepatitis B.
📍 Goorma la qaataa?

Talaalka wuxuu leeyahay 3 marxaladood oo la qaato muddo cayiman gudahood.
⚠️ Ka Hortag Wanaagsan Ayaa Ka Fiican Daawo! ⚠️

➡️ La xiriir xarunta caafimaadka si aad u hesho talaalkaaga. 0907669080



Dhaqtarka xanuunada Guud iyo caruurta ayaa ka hawlgala Xarunta LifeCare Medical & SpecialityCenter- LMSC 📍 Nagu soo booq...
09/02/2025

Dhaqtarka xanuunada Guud iyo caruurta ayaa ka hawlgala Xarunta LifeCare Medical & SpecialityCenter- LMSC

📍 Nagu soo booqo Xarunta Caafimaadka Lifecare!
☎️ La Xidhiidh: 7669080.

09/02/2025

Kusoo dhowaada xarun tayo sare leh oo laydin kafuray Magaalada bosaso gaar ahaan Kasoo Horjeedka masjid Ramadan- wadada Rays.
📍 Nagu soo booqo Xarunta Caafimaadka Lifecare!
☎️ La Xidhiidh: 7669080.

Address

Bosaso
252

Telephone

+252907669080

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when LifeCare Medical & SpecialityCenter- LMSC posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share