National Hospital Bosaso

National Hospital Bosaso National Hospital ugu imow adeeg cafimaad oo dhamaystiran 24 saac maalin walba.

National Hospital Bosaso La Kulan Dr Mohamed Said, oo qaabilsan Qalimada Guud iyo Qalimada laysarka( Laparascopic).Daawe...
07/05/2026

National Hospital Bosaso
La Kulan Dr Mohamed Said, oo qaabilsan Qalimada Guud iyo Qalimada laysarka( Laparascopic).
Daaweynta iyo Qalimada kelyaha iyo Kaadi mareenka.
Wixii Fahfaahin dheraad ah fadlan wac: 0905666639-0905999962

Your health and comfort are our priority. At National Hospital Bosaso, we provide safe, professional, and compassionate ...
06/04/2026

Your health and comfort are our priority. At National Hospital Bosaso, we provide safe, professional, and compassionate care for every woman.

๐Ÿ‘ฉโ€โš•๏ธ Our Services Include:
โœ”๏ธ Outpatient Consultation (OPD)
โœ”๏ธ Antenatal & Maternal Care
โœ”๏ธ Safe Delivery Services (C-Section, Vacuum, Normal Delivery)
โœ”๏ธ Ultrasound & Pregnancy Monitoring
โœ”๏ธ Implanon Insertion & Removal
โœ”๏ธ Womenโ€™s Health Screening & Treatment

๐Ÿ’™ Experienced doctors | Modern equipment | 24/7 maternity care

๐Ÿ“ National Hospital Bosaso
๐Ÿ“ž 0905666639
๐Ÿ“ง nationalhospital2016@gmail.com

โœจ Visit us today and experience trusted care for you and your baby.

04/04/2026

National Hospital Medical Oxygen Plant

Delivering reliable, high-quality medical oxygen you can trust.
We are committed to supporting hospitals, clinics, and emergency services with safe and continuous oxygen supply.

๐Ÿ“ Your health is our priority
๐Ÿ“ž Contact us: 0907720655

Maamulka iyo shaqaalaha National Hospital Bosaso waxay u hambalyeynayaan Dhamaan Ummada Islaamka ah, Munaasabadda Ciidul...
19/03/2026

Maamulka iyo shaqaalaha National Hospital Bosaso waxay u hambalyeynayaan Dhamaan Ummada Islaamka ah, Munaasabadda Ciidul-fidri, Si gaar ah ummada Soomaaliyeeed, Waxaanu Leenahay Ciid Wanagsan.
Ku CIIDA FARXAD IYO CAAFIMAAD.
ูƒู„ ุนุงู… ูˆุงู†ุชู… ุจุฎูŠุฑ.

National Hospital Bosaso Maamulka, Dhakhatiirta iyo Shaqalaha Cusbitaalka National Waxay idinku hambalyeynayaan bilashad...
17/02/2026

National Hospital Bosaso
Maamulka, Dhakhatiirta iyo Shaqalaha Cusbitaalka National Waxay idinku hambalyeynayaan bilashada bisha barakaysan ee Ramadan

ุฑู…ุถุงู† ูƒุฑูŠู…๐ŸŒ™
โ€Œโ€๏ฎผูƒู„ ุนุงู… ูˆุงู†ุชู… ุจุฎูŠุฑ

Ilaahay ha inaka dhigo kuwii ka faaidaysta amiin๐Ÿคฒ

Qaliin guul leh ayaa si habsami leh maanta uga qabsoomay National Hospital Bosaso , kaas oo lagu sameeyey ilmo 6 sano ji...
15/02/2026

Qaliin guul leh ayaa si habsami leh maanta uga qabsoomay National Hospital Bosaso , kaas oo lagu sameeyey ilmo 6 sano jir ah oo muddo ka xanuunsanayey beeryarada. Qaliinka intii uu socday, waxaa ilmaha laga saaray beeryaro aad u weyn, taas oo miisaankeedu gaarayey 2 kiilo.
Qalliinka ayaa u dhacay si nabad ah, xaaladda ilmahana waa mid degan, waxaana hadda lagu hayaa daryeel iyo kormeer caafimaad oo joogto ah.
Ku so dhowow Cusbitaalka National oo hel adeeg Cafimaad oo dhamaystiran 24/7.
Wixii fahfaahina wac: 0905666639- 0905999962

Qeybta Kelyaha iyo Kaadimareenka Cusbitaalka Waxa si joogta ah uga  hawlgala Dr. Mohamed Saed, oo ku takhakhusay Daaweyn...
05/02/2026

Qeybta Kelyaha iyo Kaadimareenka Cusbitaalka Waxa si joogta ah uga hawlgala Dr. Mohamed Saed, oo ku takhakhusay Daaweynta iyo Qalliimada kelyaha & kaadimareenka.
National Hospital Bosaso ugu imow adeeg Cafimaad oo dhamaystiran.
Wixii fahfaahin ah Fadlan wac # 0905666639-0905999962.

WARGELIN MUHIIM AH.National Hospital Bosaso   Wuxuu ku wargelinaya dhamaan bulshada ku dhaqan magalada Bossaso iyo nawax...
19/01/2026

WARGELIN MUHIIM AH.
National Hospital Bosaso
Wuxuu ku wargelinaya dhamaan bulshada ku dhaqan magalada Bossaso iyo nawaxigeeda, in Dr Mohamed Said uu ka soo laabtay Safarkii, shaqadana dib u bilaabayo Maalinimada Isniinta ah Kuna Tariikhaysan 19-01-2026
Wixii faahfahina Fadlan wac: 090-5666639-090-5999962.

National Hospital waxad ka helaysaan adeega qaybta kombuyutarka oo dhamaystiran.si aad uga faidaysto fadlan wac. 0905666...
17/01/2026

National Hospital waxad ka helaysaan adeega qaybta kombuyutarka oo dhamaystiran.
si aad uga faidaysto fadlan wac. 0905666639-0905999962

Baahi Dhiig oo deg deg ahHadii aad joogtid Bosaaso dhigaaguna yahay A+ fadlan imow National Hospital Bosaso Wixii faahfa...
13/01/2026

Baahi Dhiig oo deg deg ah

Hadii aad joogtid Bosaaso dhigaaguna yahay A+ fadlan imow National Hospital Bosaso
Wixii faahfahin ah fadlan kala xirir tell # 5666639-5999962

Baahi Dhiig oo deg deg ahNational Hospital Bosaso waxa looga bahanyahay dhiiga nociisu yahay O-Fadlan imow National Hosp...
21/12/2025

Baahi Dhiig oo deg deg ah

National Hospital Bosaso waxa looga bahanyahay dhiiga nociisu yahay O-
Fadlan imow National Hospital Bosaso
Wixii faahfahin ah fadlan kala xirir tell # 5666639-5999962

Address

Afar Iridood Street, Main Road, Bossaso, Puntland
Bosaso

Telephone

+252907622444

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when National Hospital Bosaso posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to National Hospital Bosaso:

Share

Category