East Africa University Hospital

East Africa University Hospital East Africa University Hospital one of the biggest and the most advanced hospitals in Puntland, Also Hospitals has very knowledge and experienced Doctors.

Isbitaalka jaamacadda bariga Africa ee manhal:Waxaa ka hawlay dhakhaatiir takhakhusaad kala duwan leh mudo dheerna shaqa...
23/09/2019

Isbitaalka jaamacadda bariga Africa ee manhal:

Waxaa ka hawlay dhakhaatiir takhakhusaad kala duwan leh mudo dheerna shaqaynayay

1 Dr Xayd dhakhtarka qaliinka guud takhakhus dheerna leh

2 Dr Mohamed Mohamud dhakhtarka caruurta takhakhus dheerna u leh xanuunada caruurta iyo dawayntooda

3 Dr Khaled Ayoup waa dhakhtar Syrian ah kuna takhakhusay cudurada guud, uurku jirta iyo tuubada caloosha

4 Dr Mohamed Shahedeh waa dhakhtar Syrian ah kuna takhakhusay qaliinka iyo daawaynta kelyaha iyo kaadimareenka

5 Dr Kamel Fakhro waa dhakhtar Syrian ah kuna takhakhusay qaliinka iyo daawaynta cunaha, dhegaha iyo Sanka

Kala soo xidhiidh 7926666/7500050

Waxaa toos shaqada u bilaabay   Cudurada guud, Uurku jirta iyo tuubada caloosha Gastroenterology, Endoscopy and Internal...
22/09/2019

Waxaa toos shaqada u bilaabay
Cudurada guud, Uurku jirta iyo tuubada caloosha

Gastroenterology, Endoscopy and Internal medicine

Waxaan la socodsiinaynaa inuu si toosa u bilaabay shaqadii Dr Xayd Dhakhtarkii qaliimada Guud Mahadsanidin
17/09/2019

Waxaan la socodsiinaynaa inuu si toosa u bilaabay shaqadii Dr Xayd
Dhakhtarkii qaliimada Guud

Mahadsanidin

Manhal Hospital Bosaso oo si toosa shaqadii u bilaabay
17/09/2019

Manhal Hospital Bosaso oo si toosa shaqadii u bilaabay

07/07/2019

Manhal Hospital Bosaso reopens in 15th September 2019 insha allah

04/04/2019

Manhal Hospital Bosaso waxaa ka howlgalaya 17/04/2019 Dr. Shiine oo ku takhasusey qalliimada iyo daaweynta Indhaha,Dr.Husam oo ku takhasusey qaliimada iyo daaweynta xanuunada dumarka Dr. Ahmed Ibrahim daaweynta qaliinka kalyaha iyo kaadimareenka DrAhmed Alhatem uurku jirta iyo tuubada caloosha Dr.kamil daaweynta qaliinka Sanka,Cunaha,dhagaha (ENT) Dr. Xayd qaliinka guud (General Surgery) Dr. Mohamed dhakhtarka Caruurta Dr.Muhyadin daaweynta neerfaha iyo dhimirka. Dr.Abdala daaweynta Wadnaha. Wac:7926666/7500050.

13/03/2019

Isbitaalka Manhal Bossaso oo adeeg casriya sooo kordhiyay

06/03/2019

Hospitalka Manhal ee Jamacadda Bariga Africa Bosaaso waxaa lagu soo kordhiyey qeybta afka ilkaha oo si casri ah u qalabeysan waxaana si jogto ah oga hawl gali doono Dr. Abdalla Adam oo Sudani ah kuna takhasusay qalliimada wajiga qalal iyo afka iyo Dr. Saabir oo wax kusoo bartay kana soo shaqeeyey Philippines.
shaqoyinka xaruntu fulin doonto waxaa kamid ah
qaliimada iyo kabitaanka qalalka , wajiga iyo afka , qaliimada burooyinka afka , hagaajinta iyo qurxinta dadka faruuran, daaweyn cudurada carabka , galinta ilka , buuxinta , Saarista, xidid daaweynta ilkaha , xiridda biraha, daaweynta cirid dhiiga , caddeynta ilkaha , kahortagga dhamaan Cuduradda Afka iyo ilkaha .
kaarku waa bilaash .
kala soo xiriir.
1. 0907500050
2. 0907926666
3. 0907726018

05/03/2019

East Africa university Dental Clinic
Shaqada ilkaha ayaa toos uga bilaabatay Manhal Hospital Bosaso
Kala soo xidhiidh
0907500050

05/03/2019

Bishaaro Bishaaro

Waxaan ugu bishaaraynaynaa dadwaynahaa Bosaso iyo Nawaaxigeeda in bilaash laga dhigay visit cardkii Dr Ahmed Ibrahim oo qaabilsan kelyaha iyo kaadimareenka iyo prostate IWM

Manhal Hospital Bosaso waxaad ugu imanaysaa shaqo hufan iyo shaqaale carbisan

Mahadsanidiin

Manhal hospital Bosaso oo ay si toosa uga bilaabatay shaqadii Indhaha iyo Dr Shine
31/12/2018

Manhal hospital Bosaso oo ay si toosa uga bilaabatay shaqadii Indhaha iyo Dr Shine

13/12/2018

Manhal Hospital Bosaso 28/12/2018 waxaa imanaya Dr Shine oo Ku takhakhusay qaliimada iyo daawaynta Indhaha iyo toosinta weershaha waxaa sido kale xarunta toos uga hawlgasha Drs Faduma.

Dr Xayd qaliinka guud (general Surgery)
Dr Ahmed Alhatem uurku jirta gaaska iyo cudurada guud
Dr Kamel qalinka iyo daawaynta Dhegaha, Cunaha iyo Sanka (ENT).
Dr Ahmed Ibrahim qaliinka iyo daawaynta kenlyaha, kaadimareenka, macdanta raga iyo xiniinyaha.
Dr Husam qaliinka iyo daawaynta cdurada dumarka (gynecology)
Dr Muhyadiin daawaynta cudurada Neerfaha.
Dr Abdalla Daawaynta xanuunada Ku dhaca Wadnaha
Waxaad kaloo ka helaysaa
Shaybaar lagu baadhayo xanuunada guud iyo beerista dheecanada raga iyo dumarka.
Farmasi aad ka helaysid daawo tayo sare leh
Qaybta muraayadaha oo aad nooc kasta ka helaysid
Waxaad kala soo xirirtaa
0907500050/7926666/6739888

Address

Bosaso
Bosasso
252

Opening Hours

Monday 07:00 - 21:00
Tuesday 07:00 - 21:00
Wednesday 07:00 - 21:00
Thursday 07:00 - 21:00
Friday 15:30 - 20:00
Saturday 07:00 - 21:00
Sunday 07:00 - 21:00

Telephone

+252907300628

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when East Africa University Hospital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to East Africa University Hospital:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram

Category