Xarunta caafimaadka ee xanaano

Xarunta caafimaadka ee xanaano Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Xarunta caafimaadka ee xanaano, Santoos Street (wadada saantoos agagaarka hotel london), Bosasso.

02/06/2017

ramadaa kariim
afurkaagu ha ahaado mid aadan ku talax tagin, cunto isku dheelitiran, iyo cabitaan badan oo kugu filan.
soon wanaagsan.

Biyi cab.
11/05/2017

Biyi cab.

Biyo cab
11/05/2017

Biyo cab

11/05/2017

Fariin caafimaad
Macmiil u qaado daawadaada sida uu dhakhtarku kuugu qoro, haka dib dhicin waqtiga hana ka hormarin, daawada oo loo qaato siduu dhakhtarku u qoray waxay dedejisaa bogsashada xanuunka eebe weyne idankiis. Daawooyinka qeybtood sida qalajiyayaasha hadii waqtigooda laga hormariyo ama laga dib rido amaba kala gooyo waxa ay sababaan in bakteeriyada ama noolayaasha kale ee ili ma aragtaygaa yeeshaan iska caabin oo keeni karta in xanuuno badan sida Tb da, duumada iwm la daweyn waayo.
Xannaano waa xaruntaada caafimaadka
Ku xirnow bogayaga iyo adeegyadayada.

09/05/2017

Subax wanaagsan macaamiisha xanaano meelkastoo aad joogtaan.
xanaaqa iyo culayska nafsiga ah(stress) waa sifo banii aadamku wada leeyahay, waxaase lagu kala duwanyahay sida loo maareeyo, hadii la buunbuuniyo waxaa laga dhaxlaa dhibaato ka weyn iyaga oo muuqata, hadii la is hilmaansiiyana waa laga raystaa.
Isbar hababka la isku hilmaansiiyo dhibaatooyinka nolosha adoo aan dhooy laawe noqonayn.

05/05/2017

Fariin caafimaad
Maadaama uu bilawday xiligii kulayluhu waxay xarunta caafimaadka ee xanaano usoo gudbinaysaa bulshada magaalada boosaaso in ay cabaan biyo iyo sharaab ku filan si looga hortago in fuuq bax dadban iyo mid toos ah qofka ku yimaado, waxaa muhiim ah in si gaar ah looga taxadaro caruurta yar yar, dadka waayeelka ah iyo dadka xanuunada joogtada ah qaba(sonkorta,kalya xanuunka iwm).
Fuuq buxu wuxuu keeni karaa kalyo beel.

05/05/2017

ilaali nadaafada iyo fayo-dhawr ka si aad uga gaashaamato shuban biyoodka. ku mayr gacmahaaga saabuun iyo biyo nadiif ah, jar cidiyahaaga, ka taxadar cuntada iyo biyaha aad cabayso nadaafadood.
ka hortagaa ka fiican, daaweynta.
ilaahay caafimaad iyo cimri dheer oo barakaleh ha ina siiyo.

20/02/2017

Xarunta caafimaadka ee Xannaano clinic

aad isku aragtid madax xanuun joogto ah oo aan dawada xanuun baabi'yaha ahi wax katarayn waxaa dhici karta in cilladaasi ay xiriir laleedahay araga indhaha ee laxiriir dhakhtar qaabilsan indhaha iyo araga.

waa xannaanadiina.

Miisaan dhimidu waa mid kamid ah hababka aad caafimaadkaaga kor igu qaadi karto. Allaha caafimaad iyo bad-qab ina siiyo ...
15/02/2017

Miisaan dhimidu waa mid kamid ah hababka aad caafimaadkaaga kor igu qaadi karto. Allaha caafimaad iyo bad-qab ina siiyo

.

15/02/2017

Fariin caafimaad
" markasta oo aad miisaankaaga dhinto hadaad cuslayd ama buurnayd waxaad yaraynaysaa khatartaad ugu jirtay xanuunada ku dhaca wadnaha iyo xididada dhiiga sida" dhiig karkaiyo faalidhka" sidoo kale xanuunada sonkorta, kansarka, dhiig subagawga iyo kuwo kale oo badan"

02/02/2017

Asc. Dhamaan bahda caafimaadka soomaaliyeed.

22/11/2016

Address

Santoos Street (wadada Saantoos Agagaarka Hotel London)
Bosasso

Opening Hours

Monday 06:00 - 22:00
Tuesday 06:00 - 22:00
Wednesday 06:00 - 22:00
Thursday 06:00 - 22:00
Friday 06:00 - 09:00
16:00 - 21:00
Saturday 06:00 - 22:00
Sunday 06:00 - 22:00

Telephone

00252907757728

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xarunta caafimaadka ee xanaano posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram