30/07/2022
Culimada caafimaadka ee ku takhasusay xanuunada ku dhaca dhegaha, waxayku taliyeen in 24 sacadood ee maalintu ka kooban tahay la istimaalo xadhkaha dhegaha (earphones) lixdan daqiiqo(60 minutes a day)
Xadhkaha dhegahu dhibatooyin fara badan ayay dhegaha gaadhsiyaan Waxana ka mid ah.
1. Maqal La'aan.
2. Dawakhaad.
3. Dhego Xanuunka.
4. Guux dhegaha laga dareemo.
5. Dhukay fara badan.
6. Madax xanuun joogta ah.
Talada korku xusan dadki raacay wayku liibaaneen, dhegahoodina way u nabad galeen,
Inta aad xadhkaha dhegah(earphones) isticmaalkooda iska dayn karto iskada walaal.
Alle hayna amaansado.
والعلم عند الله.