Amal nutrition center in Burco

Amal nutrition center in Burco xarunta la talinta hooyada iyo ilmaheeda si loo saxo xaafimaadkooda iyo korinka ilmaha yar

24/02/2023
11/12/2021
19/03/2021

Asc waan idin salaamay saxibaday ku xidhan pagekaygan wan rajaynaya in aad caafimad qabtaan idinka iyo reerihinuba waanad mahadsantihiin

Hooyo kasta oo u maahan talo siin dhankan caafimadka iyo nafaqadaba iyada iyo ilmaheeda waad ila wadaagi kartaan pagekaygan mahadsanidiin.

Maxay tahay nafaqo xumadu? ( malnutrition) Waa qofka O qaata cunto yar ama cunto aan dheeli tirnayn nafaqadeedu. Haddaba...
03/03/2021

Maxay tahay nafaqo xumadu? ( malnutrition)
Waa qofka O qaata cunto yar ama cunto aan dheeli tirnayn nafaqadeedu.
Haddaba waxa muhiim ah in qofku uu qaato cunto dheeli tiran si uu u fiicnaado korriinkisa iyo caafimaadkiisuba
Qofka nafaqodaradu ku dhacday waxa lagu garto waxa ka mid ah daal fara badan xanaaq awood darro iyo waliba koriin xumo la so darista.
Qofku waa in uu isku dayaa in uu qaato ama cuno cuntadan hoos aan so dhigay taas waxay noqonaysa cuntadii dheeliga tirnayd ee uu u baahna.

22/05/2020

Asc dhaman hooyoyinka iyo dhaman dadka ku xidhan pagekaygan ramadan mubarak.
Waxan in yar idiin so gudbin doona cuntoyinka muhimka u ah in ay cunto hooyada uurka lihi aniga oo u kala qaadi doona bil bil ilaa 9ka biloodba insha allah.
1. Bisha koobaad
Intay hooyadu ku jirto bisha koobad waxay cunaysa cuntoyinkan so socda.
● cuntoyinka qaniga ku ah folateka
Waa in ay hooyadu cuntaa cunno ay ku jirto ama ku qani ah folateka, sida orangeska, potatoeska, eg. Gidirta iyo waxyalaha cagaran.
Maxay muhiim ugu tahay in ay hooyadu cunto cunno folate ku jirto?
Waxay muhiim ugu tahay waxay xejinta uurka waxayna korisaa ilmaha yar.

2. Cuntooyinka ay ku jirto Vitamin B6
● Cuntoyinka ay ku jirto vitaminkani waxa uu faaiido u leeyahay in ay cunto bisha koobad ee uurka waxay ka caawisa in ay joojiso yalaalugada iyo mataga intii ay qaadan lahayd daawoyin waxa ka mid ah cuntoyinkaas midhaha oo dhan, kallunka, subaga lowska, muuska, lowska iyo wixi la midka ah. Conte.....

01/05/2020

Amal nutrition center waxad ka heli karta xog buuxda oo kaa caawinaysa in aad si fudud u nafaqayso ula socoto caafimadkaga iyo ka ilmahaagaba xataa waxa aan kaa caawin karna haddi aad tahay hooyo uur leh la socodka iyo daryeelka caafimad ee adi iyo ilmahagaba fadlan booqo pagekan ama ku so biir whatsappka 4335704
Mahadsanidin.

01/12/2019

Address

Buramo Boorama

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Amal nutrition center in Burco posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Amal nutrition center in Burco:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram