18/03/2024
Shayga aad Ogtahay inuu Caafimaad Darro kuu leeyahay ama wax kugu Kicinayo ha isticmaalin, Tusaale
1. Harakooga, Digirta, Waxyaabaha Saliida leh haday Laab jeex kugu kiciyaan haku celcelin ee oo markasta Laabjeex uun haka cabanin ee iskadaa, Hadaad ku celceliso oo Aysiidha Caloshaada ee Laabjeexa kuu keenaysaa badato Dhibaato wayn bad la kulmi kartaa oo dhaawac inad gaadhsiiso Hungurigaaga ah iwm ee ka sii Daran.
2. Fadhigaaga ayaa Badan, Socod iyo Dhaqdhaqaaq ma Samaysid, Ha Cabin Shaah wada sonkor ah, Nususaace wada Saliid ah, Marba qof cuntada hala darin, si aad hadhaw uga Cabanin Macaan baan yeeshay, Waan Naaxay, Dhiikar baa laygu sheegay, wm
3. Hadad Ogtahay Shaqsi dhib kugu haya, Caafimaadkaaga udaran, Werwer joogta ah, Khasarihisu ka badanyahay Faaidadiisa iskaga Tag, Hadaad in uun rajo ka Qabto Caafimaadkaaga, Naftii H**e is dila oo Masjax ahaan uxanuunsan ha noqo, Si aadan u odhan Dhakhtar baan intaaso wadan u aado Cid ifahanta waan laayahay ...!
✅ Naftaada Caafimaadkeeda ka Feker, waxaad islaamka iyo Ummadaba wax taraysaa markaad Toosan tahay ee aad Caafimaad qabto.
Dr. Mascuud Dadaal :- Ma is leedahay 3dan waad ka Badbaaday ..?💌
# Shere nagu tager
dheh
# INBOX nooguso dir waxii xog ah iyo tallo cafimad Raba
W/Q Dr mascuud dadaal
Dr shaafi ibnu ciid