Hello Doctor

Hello Doctor Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Hello Doctor, Medical and health, October, Burao.

•Building patient trust through powerful digital presence

•Better visibility for doctors, better access for patients

•Transforming healthcare communication in the digital age.”

05/05/2026

🏥 Ciirife Medical Center

Ciirife Medical Center waa xarun caafimaad oo si gaar ah diiradda u saarta daryeelka xanuunada carruurta , isla markaana bixisa adeegyo caafimaad oo loogu talagalay dadka waaweyn , kuna taalla magaalada Burco.
📌 Goobta Xarunta:

* Masjidka Tawali ka soo horjeedka Sariibada
* Burco Gobolka Togdheer
* Somaliland

05/05/2026

🏥 Ciirife Medical Center

Ciirife Medical Center waa xarun caafimaad oo si gaar ah diiradda u saarta daryeelka xanuunada carruurta , isla markaana bixisa adeegyo caafimaad oo loogu talagalay dadka waaweyn , kuna taalla magaalada Burco.



👶🩺 Adeegyada (Carruurta):

* Baaritaanka iyo daaweynta cudurrada carruurta
* Kormeerka koritaanka iyo caafimaadka ilmaha
* Daaweynta xanuunnada caadiga ah ee carruurta
* La-talin ku saabsan nafaqada iyo daryeelka ilmaha
* Dabagal joogto ah (Follow-up)



🧑‍⚕️ Adeegyada dadka waaweyn :

* Baaritaanka iyo daaweynta cudurrada guud
* La-talin caafimaad (Consultation)
* Dabagal joogto ah (Follow-up)



📌 Goobta Xarunta:

* Masjidka Tawali ka soo horjeedka Sariibada
* Burco Gobolka Togdheer
* Somaliland



📞 Lambarrada Xiriirka:

* 63-3416198
* 65-9300294
* 63-46973341

💬 WhatsApp (Hello Doctor):

* +252 63 9270417



✨ Hello Doctor: “Bridging the gap between patients and professionals, digitally.”



👶🏥 Ciirife Medical Center – Daryeelka Carruurta Waa Mudnaanteenna.

30/04/2026

🏥 Salaama Clinic Center

Salaama Clinic



🏥 Salaama Clinic waa xarun caafimaad oo bixisa adeegyo caafimaad oo guud, kuna taalla magaalada Burco, gaar ahaan xaafadda October, agagaarka Qaadi Maxamud School.



📌 Goobta Xarunta:

* Xaafadda October
* Agagaarka Qaadi Maxamud School
* Burco, Gobolka Togdheer



📞 Lambarrada Xiriirka:

* 0659444555 (Somtel)
* 0634396082 (Telesom)



🏥 Salaama Clinic – Quality Healthcare for the Community.

27/04/2026

🏥 Togdheer Private Hospital

Togdheer Private Hospital



🏥 Togdheer Private Hospital waa cisbitaal ugu adeega bulshada gobolka Togdheer takhasusyada lafaha ( qaliinada iyo kabniinada lafaha iyo daawaynta xanuunada lafaha ku dhaca) iyo xanuunada guud iyo maqaarka .



🦴 Takhasusyada Lafaha:

* Qalliinnada lafaha
* Kabniinnada lafaha
* Daaweynta xanuunnada lafaha ku dhaca
* Daaweynta dhaawacyada iyo jabniinka
* Xanuunnada kala-goysyada iyo murqaha



🩺 Adeegyada Kale ee Xarunta:

* Baaritaanka iyo daaweynta cudurrada guud
* Daaweynta cudurrada maqaarka
* La-talinta iyo daaweynta cudurrada raaga sida:
* Macaanka (Diabetes)
* Dhiigkarka (Hypertension)
* Tayroodhka (Thyroid disorders)
* La-talin caafimaad (Consultation)
* Dabagal joogto ah (Follow-up)



🚑 Emergency & Trauma Care:
Waxaa sidoo kale xarunta kuugu diyaar ah adeegga dhaawac muujinta iyo qaybta Emergency-ga, oo 24 saac furan kana shaqaynaysa badbaadinta iyo daryeelka degdegga ah.



👨‍⚕️ Dhakhaatiirta Xarunta:

*Dr Hayaan – Dhakhtar takhasus sare oo lafaha ah, lehna khibrad ka badan 20 sano
* Dr Faisal Dirie – Dhakhtarka cudurrada guud



👨‍⚕️ Daryeel Xirfad Leh:
Togdheer Private Hospital wuxu bixiyaa adeeg caafimaad oo casri ah, iyagoo adeegsanaysa qalab tayo sare leh iyo shaqaale caafimaad oo khibrad leh.



📌 Goobta Xarunta:

*Agagaarka biriishka dahabshiil ee masaajidka sune (Burco)
* Gobolka Togdheer
* Somaliland



📞 Lambarrada Xiriirka:

* 063-4944440 (Telesom)
* 065-4944440 (Somtel)

💬 WhatsApp (Hello Doctor):

* +252 63 9270417



✨ Hello Doctor: “Bridging the gap between patients and professionals, digitally.”



🏥 🌟 Togdheer Private Hospital: “Where Excellence Meets Perfection in Patient Care.”

26/04/2026
20/04/2026

Shamac Dental Clinic waxay bixisaa daryeel ilko oo casri ah, iyadoo adeegsanaysa qalab tayo sare leh, nadaafad buuxda iyo dhakhaatiir khibrad leh.



🎉 Qiimo Dhimis Gaar ah:
Shamac Dental Clinic waxay ku jirtaa 15% Discount dhammaan adeegyadeeda. Ka faa’iidayso fursaddan gaarka ah oo hel adeeg ilko oo tayo sare leh qiimo jaban.



🤝 Tixgelin Gaar ah:
Si gaar ah, Shamac Dental Clinic waxay si weyn u tixgelinaysaa una soo dhaweynaysaa Culimada iyo Ducaada, iyadoo loo qaban doono Dhamaan adeegyada afka iyo ilkaha ee ay u baahdaan si sharaf iyo soo dhawayn leh .



📌 Goobta Xarunta:

* Waaheen Area
* Hargeysa, Caasimadda Somaliland



📞 Lambarrada Xiriirka:

* 063-9064928
* 065-7378700

💬 WhatsApp (Hello Doctor):

* +252 63 9270417



✨ Hello Doctor: “Bridging the gap between patients and professionals, digitally.”



🦷✨ Shamac Dental Clinic – Healthy Teeth, Beautiful Smile, Better Life.

20/04/2026

🦷 Shamac Dental Clinic – Smile With Confidence

Shamac Dental Clinic



🦷 Shamac Dental Clinic waa xarun casri ah oo ku takhasustay daryeelka, daaweynta iyo qurxinta ilkaha, kuna taalla Hargeysa, Caasimadda Somaliland, gaar ahaan Suuqa Waaheen.



✨ Himilada Xarunta:
In bulshada la siiyo daryeel dhamaystiran oo ilkaha ah si ay u heelan ilko caafimaad qaba, qurux badan iyo adeeg casri ah oo lagu kalsoonaan karo, si qof walba u helo dhoola-cadeyn caafimaad leh oo kalsooni leh.



🧠 Adeegyada Shamac Dental Clinic:

* Daaweynta xanuunka ilkaha (Toothache management)
* Buuxinta iyo dayactirka ilkaha
* Ka saarista ilkaha (Extraction)
* Nadiifinta ilkaha (Scaling & polishing)
* Daaweynta cirridka (Gum treatment)
* Ilkaha qurxinta (Cosmetic dentistry)
* Ilkaha toosinta & braces consultation
* Ka hortagga suuska ilkaha
* La-talin caafimaad oo afka iyo ilkaha ah



🦷 Calaamadaha Cudurrada Ilkaha & Afka:

* Xanuun ilkaha ah oo joogtaa.
* Cirrid barar ama dhiig-bax
* Daloolka ilkaha (cavities)
* Ur xun oo afka ka yimaada
* Ilkaha oo dareen yeesha (cold/hot sensitivity)
* Ilko jaban ama ruxmaya
* Cunista oo kugu adkaata
* Cirrid dib u gurasho



👨‍⚕️ Daryeel Xirfad Leh:
Shamac Dental Clinic waxay bixisaa adeegyada daryeelka ilkaha oo casri ah, iyadoo adeegsanaysa qalab tayo sare leh, nadaafad buuxda iyo dhakhaatiir khibrad leh.



📌 Goobta Xarunta:

* Waaheen Area
* Hargeysa, Caasimadda Somaliland



📞 Lambarrada Xiriirka:

* 063-9064928
* 065-7378700

💬 WhatsApp (Hello Doctor):

* +252 63 9270417



✨ Hello Doctor: “Bridging the gap between patients and professionals, digitally.”



🦷✨ Shamac Dental Clinic – Healthy Teeth, Beautiful Smile, Better Life.

Marburg Virus ka dilaacay Ethiopia wuxuu la mid yahay Ebola Viruskii Africa gilgilay.
15/11/2025

Marburg Virus ka dilaacay Ethiopia wuxuu la mid yahay Ebola Viruskii Africa gilgilay.

Address

October
Burao

Telephone

+252634373325

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hello Doctor posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Hello Doctor:

Share