Mubaarik Habeeb

Mubaarik Habeeb وَمَنْ أَحْسَنُ قَوْلا مِمَّنْ دَعَا إِلَى اللَّهِ ...

qof walba oo somali ah waxaa u muuqatay rajo ah shantii soomaliyeed oo mar kale midooba, taa bedelkeeda madaxdii saddex ...
31/01/2026

qof walba oo somali ah waxaa u muuqatay rajo ah shantii soomaliyeed oo mar kale midooba, taa bedelkeeda madaxdii saddex kamida shantii soomaliyeed aya u muuqda kuwa rejo beel ka dhigay hankaas wayn ee dhalinyaradaas ku jirtay.

waxa cadayn kuugu fulani sawirkan hoose iyo fariin cad oo uu diray abby ahmed.

madaxdii geeskaw ku soo dhawada Ethiopia, hadda wuxuu joogaa dhul soomaliyeed oo ku soo dhawaynayaa madax soomaliyeed.

Xamar iyo Djibouti ma dhici doonto Midaw danbe oo suuragal ka dhigaya in Shantaas soomaliyeed midoobaan maadama aad maanta gawracdeen rejadaas, mana dhici doonto midnimo laygu khaldaya oo waan soo jeedaa.

Wlhi tayday noqonaysa ee tiiina ma noqonayso

31/12/2025

Sanad wacan dhamman umaddaha caalam ka gaar ahaan umadaha geeska Africa, siiba soomalida oo ay ugu h**eeyaan jamhuriyada barakaysan oo dhawaan heshay aqoonsigeedii caalamiga ahaa.

hambalyo 2026, who is next?

maxaad u mudaaharayseen hadaa?maxay culimadu diidanayd?maxay  siyaasiyiintu diidanaayeen?maxa caruurta loogu yidihi muda...
31/12/2025

maxaad u mudaaharayseen hadaa?
maxay culimadu diidanayd?
maxay siyaasiyiintu diidanaayeen?
maxa caruurta loogu yidihi mudaaharada?

hoogtooy somalia.

Marnaba wax la aqbali karo maaha in umadd dhan oo deegaano badan ka degan Somaliland lagu tilmaamo deeganadooda xuduud, ...
30/12/2025

Marnaba wax la aqbali karo maaha in umadd dhan oo deegaano badan ka degan Somaliland lagu tilmaamo deeganadooda xuduud, tani waxay cadayn u tahay in arrintii buuga xeer ciise ay daba ka riixayeen somalia iyo Djibouti.

bulshadayda aqoonyahanka borama, meel fog aya laynaga abaaray ee meel fog inaad ka abaartaan isku daya

29/12/2025

falanqeeyayasha siyaasada iyo warbaahinta caalam ka, maanta suaalaha ugu badan ee ay is waydiinayaan waxa kamida :

1. Hadii maraykanku aqoonsado Ababa taageero aqoonsiga Somaliland hehay, maxa xigi doona?

2. sido kale, waxa maanta aad u badan in warbaahintu is waydiinayso maxaa faaido ah ee ugu jira isr1l aqoonsiga Somaliland?

3. ugu danbayn, waxay aad u falanqaynayaa oo qaar hadda ogaadeen sababta Somaliland u tahay meel muhiim u ah geeska Africa iyo dhamman wadamada xeebaha kulaala.

MAXA LA GUDBOON DADKA REER SOMALILAND?

Waxa inala gudboon inaynu wada noqono askar oo amnigeena ilaashano wixii laga shakiyana laamaha ammaanka loo gudbiyo, waayo aad iyo aad ayey indhuhu u soo eegayaan Somaliland, cid walba oo h**e cadaw kuugu ahaydna waxa ku soo biiray wadamo fara badan oo dunida ka mida, kuwaas oo raba qalalaase iyo amni darro in laga dhex bilaabo Somaliland, si ay u wiiqanto icraafka iyo dimuqraadiyadu.

ogsoonada.

maanta wixii ka danbeeya cadawgeenu maaha mid waa boqolaal wadan oo qaar is caddeeyeen qaarna aamusan yihiin.

Somaliland meel fog ayey gaadhay.xaqiiqdii waxa wax lagu farxo ah in headline ka wararka ee journalis ka, websites ka, T...
27/12/2025

Somaliland meel fog ayey gaadhay.

xaqiiqdii waxa wax lagu farxo ah in headline ka wararka ee journalis ka, websites ka, Twitter ka, Facebook iyo meel walba oo lagu wada xidhiidho waxa lagu hadal hayaa Somaliland.

waa tallaabo muhiim ah in aynu ka gudubnay xaydaanbkii ahaa waan jiraa ee qof ii aqoonsonow iyo ma jirtid oo qof ma tihid, waayo dunidu may arag oo may maqal falanqayn iyo dood ka timaada Somaliland oo ku saabsan masiirkeeda.

maanta, waxa la helay dariiq la mari karo oo siyaasada caalamiga lagu falanqayn karo Somaliland. Tusaale:

maalinimada isniinta waxa kulan lagaga hadlayo arinta Somaliland lagu gorfayn doonaa qaramada midoobay, welina may dhicin in golaha qaramada midoobay kulan aan caadi ahayn iyo mid caadi ahba ku falanqeeyo Somaliland.

sido kale, waxaynu yeelanay saaxib siyaasadeed oo doodeena iyo jiritaankii qof ii aqoonsonow ee somaliya diiday inooga doodi kara golaha, misana inooga dhicin kara aqoonsi wadamo fara badan oo isaga la saaxiib ah.

godka ah in la dhaafo xayndaabka geeska africa oo dunida kale la isu iib geeyo waa god uu la helay degitaankiisa madaxweynaha iyo team kiisu, waanan ku hambalyeynayaa.

gunaanad

waxan leyahay aakhirkii:
"Yaa iloodin kara saw arliga leexo qarin mayso"

27/12/2025

One flag, One nation, One people.
.

Marburg Virus ka dilaacay Ethiopia wuxuu la mid yahay Ebola Viruskii Africa gilgilay.
15/11/2025

Marburg Virus ka dilaacay Ethiopia wuxuu la mid yahay Ebola Viruskii Africa gilgilay.

“Iska Caabbinta Antibiyootiga: Caqabad Soo Koraysa oo Halis ku Ah Caafimaadka Adduunka”.WQ Mubarik Hassan Awed
09/11/2025

“Iska Caabbinta Antibiyootiga: Caqabad Soo Koraysa oo Halis ku Ah Caafimaadka Adduunka”.

WQ Mubarik Hassan Awed

19/10/2025

Miisaanka oo kugu bata waa dhibkuu leeyahay 😅

13/10/2025

siday suurta gal ku noqon doontaa nabad aanay saxeexeeda qeyb ka ahayn ree Qaza.?

12/10/2025

Tani waxay tusaale u tahay nool u tahay inaanu qofku marnaba isu dhiib cadawgiisa ee uu iska dhiciyo.

reer qaza boodhka ayey ka jafeen goobihi biyaha, laydhka iyo dhamman baahiyihii aas aasiga ahaa oo h**e loo baabiiyey.

#غزةالعزة

Address

October
Burao

Telephone

+252634373325

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mubaarik Habeeb posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Mubaarik Habeeb:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram

Category