26/04/2024
Dhamaan Bulshada reer burco waxa aanu ugu bushaareynaynaa in Culay Dental Clinic & Pharmacy uu usameeyey macaamiisha cusub 30% qiima dhimis ah.
xaafada xamarta, waxay u dhaxaysaa Al xamdulilah iyo masjidka muusa jaamica
Medical & health