DAYAX Pharmacy & Labarator

DAYAX Pharmacy & Labarator DAYAX MEDICAL CENTRE waxa aad ka helaysaa adeegyo caafimad oo dhamaystiran iyo Daawo tayo leh.

     .
21/12/2024

.

  oo   hel .
16/12/2024

oo hel .

    waa kuu diyaar Qalabkani macmiil.
29/11/2024

waa kuu diyaar Qalabkani macmiil.

15/04/2024
Sheeg cuduradan soo socda midka ku keeno hawo mareenka inuu bararo isla markaana naqaska ku xiro qofka?
12/04/2024

Sheeg cuduradan soo socda midka ku keeno hawo mareenka inuu bararo isla markaana naqaska ku xiro qofka?

5 Cunno Oo Lagu Xifdiyo Aragga IndhahaCilmi baaris ahaan waxaa la arkay in xiriir weyn uu ka dhexeeyo nafaqada iyo caafi...
12/04/2024

5 Cunno Oo Lagu Xifdiyo Aragga Indhaha

Cilmi baaris ahaan waxaa la arkay in xiriir weyn uu ka dhexeeyo nafaqada iyo caafimaadka isha. Qaadashada cunnooyinka uroon indhaha waxa ay si weyn u kobcinaysaa una xifdinaysaa aragga isha. Waa kuwaan cunnooyinka u fiican aragga.

Karootada:
Karootada waxaa ku jirta maaddo la yiraahdo “beta-carotene” oo ah nooc faytamiin A ah taas oo u wanaagsan aragga. Maadadani waxa ay caawisaa in xuubka isha ee loo yaqaanno “retina” ay si sax ah u shaqayso waxayna ka hortagtaa indho beelka habeenkii. Karootada oo cunnada lagu darsado waxay muhiim u tahay xiftinta caafimaadka indhaha.

Koostada:
Caleenta koostada waxaa ka buuxa maadooyinka sunsaarista ee “lutein” iyo zeaxanthin” kuwaas isha ka ilaaliyo dhaawaca iftiinka islamarkaana yareysa halista xanuunka “macular degeneration”.

Kalluunka:
Kaluunka dufanka leh sida salmoonka waxaa laga helaa asiidhada dufanka ah ee omega-3 kuwaas oo caawiya ka hortagga indho qalleylka, islamarkaana hoos u dhiga halista caadka indhaha. Waxaa lagu taliyaa in salmoonka iyo noocyada kale ee kalluunka dufanka leh la cuno labo jeer toddobaadkii.

Ukunta:
Ukunta waxaa ku jirta macdanta zinc taas oo xifdisa caafimaadka xuubka isha, sida oo kalena yareysa halista arag beelka da’da la xiriira. Waxaa kaloo ukunta ku jira maadooyinka “lutein” iyo “zeaxanthin” kuwaas oo xifdiya caafimaadka isha.

Lawska:
Lawska waxaa ku jira faytamiin E kaas ka ilaaliya indhaha in ay daciifin.

Note
10/04/2024

Note

Address

Burao Plaza Soomliland
Burao

Opening Hours

09:00 - 17:00

Telephone

+252634320004

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when DAYAX Pharmacy & Labarator posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram