Dr Abdisalan Ali Muse

Dr Abdisalan Ali Muse Bogga rasmiga ah ee Dr Abdisalan Ali Muse

*Siddeed iyo tobanka may*summaddii gobannimiyo*Hubaal waa sawracii*Qaranka Somaliland
17/05/2022

*Siddeed iyo tobanka may
*summaddii gobannimiyo
*Hubaal waa sawracii
*Qaranka Somaliland

Mahadcelin. Bismillaah, ilaahay baa mahad iskaleh oo inoo suurtagaliyay in ay nabad inoogu qabsoonto doorashadii maanta....
31/05/2021

Mahadcelin.

Bismillaah, ilaahay baa mahad iskaleh oo inoo suurtagaliyay in ay nabad inoogu qabsoonto doorashadii maanta. Maanta waxay ahayd maalin wayn, maalin taariikhi ah, maalin dhamaan shacbi weynaha reer Soomaaliland ay dunida u muujiyeen in ay yihiin umad isku duuban oo u bisil siyaasada. Intaas kedib, Waxaan si gaara ugu mahad celinayaa dhamaan taageerayaashii ducada iyo codka ila garabtaagnaa ee bacadka usoo xamilay una samray in ay codkooda ii hibeeyaan. Guusha xaga rabbi ayey ka qoran tahay. Hadii aynu guulaysano ilaahay baa mahad leh, hadii aynu guuldaraysanana ilaahay baa mahad leh. Guusha ugu weyn ee aynu dhamaantee gaadhnay ayaa ah in ay doorasho dimuqraadi ah inoo qabsoonto, si nabad ahna inoogu dhacdo.

Mahadsanidiin.

Balanteenu waa 31 May, Calaamada (X) ku qor Lambarka codeyta 112 ee xisbiga Ucid sida ka nuuqata warqada hoose. Hubi bar...
29/05/2021

Balanteenu waa 31 May, Calaamada (X) ku qor Lambarka codeyta 112 ee xisbiga Ucid sida ka nuuqata warqada hoose. Hubi barta aad calaamadinayso in ay sax tahay. Muwaadin codkaagu waa muhiim.

#112. ☝️☝️✌️

Waxaan dhamaan bahda caafimaadka gobolka togdheer gaar ahaan degmada Burco ee ka kooban dhaqaatiirta, kalkaalisooyinka, ...
25/05/2021

Waxaan dhamaan bahda caafimaadka gobolka togdheer gaar ahaan degmada Burco ee ka kooban dhaqaatiirta, kalkaalisooyinka, shaybaadhka, umulisooyinka, iyo dhamaan ardayda barta caafimaadka si khaas ah uga codsanayaa in ay iigu hiiliyaan codkooda maalinta isniinta ee 31 bishay May hadii weynaha waaxidka ahi ogolaado maadaama aan si gaara ugu taaganahay horumarinta qaybaha kala duwan ee caafimaadka degmada oo aad si weyn uga dharagsantihiin baahiyaha caafimaad ee ka jira degmada.

22/05/2021

23 iyo 26 bishan waa labada maalin ee loo asteeyay ololaha xisbiga UCID, dhamaan tageerayaashayda waxan ka codsanayaa in ay iskugusoo baxaan fagaarayaasha iyo xafiisyada aanu ka furnay magaalooyinka iyo tuulooyinka degmada Burco.

Mahadsanidiin. 🗳112.

Waxaan xadhiga ka jarnay xafiisyada ololaha labada musharax Dr. Cabdisalaan Cali iyo Pro. Cali saleebaan. Waxaan taageer...
21/05/2021

Waxaan xadhiga ka jarnay xafiisyada ololaha labada musharax Dr. Cabdisalaan Cali iyo Pro. Cali saleebaan. Waxaan taageerayaashayda ka codsanayaa in ay isu soo baxaan labada maalin ee loo asteeyay ololaha musharaxiinta xisbiga Ucid ee 23 iyo 26 26 bishan.

Balanteenu waa 31 may. ☝️☝️✌️( 112).

16/05/2021

Alle caafimaad sareecana ha siiyo Jilaa/Abwaan Sooraan Ismaaciil Sugule, cudurkana caafimaad ha ugu bedelo.

Waan u mahad celinayaa madasha Raad Forum oo igu martiqaaday doodan qiimaha leh, waxaa kale oo aan u mahad celinayaa dha...
02/05/2021

Waan u mahad celinayaa madasha Raad Forum oo igu martiqaaday doodan qiimaha leh, waxaa kale oo aan u mahad celinayaa dhamaan dhalinyaradii kasoo qayb gashay doodan. Waxaan kasoo qaybgalayaasha la wadaagay waxyaabaha aan u qaban doono hadii aan kamid noqdo 13 xubin ee golaha deegaanka. Waxaan ka jawaabay su'aalihii ay i weydiiyeen kasoo qaybgalayaasha. Balanteenu waa 31 May 2021.
#112☝️☝️✌.

Madashan waxan uyagleelay in aan idinkula wadaago hankayga musharaxnimo. Waxan u taaganahay in aan gobolkayga ku celiyo ...
30/04/2021

Madashan waxan uyagleelay in aan idinkula wadaago hankayga musharaxnimo. Waxan u taaganahay in aan gobolkayga ku celiyo aqoontii aan u bartay. Fadlan guji "Like" iyo "Share".

Mahadsanidiin.

Address

Burco

Telephone

+252634333334

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr Abdisalan Ali Muse posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Dr Abdisalan Ali Muse:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram

Category