21/08/2025
Helo.
“Qof walba oo aad la kulanto nolosha, waxa uu leeyahay cashar uu ku barayo. Qaar waxay ku baraan sida loo jeclaado, qaarna sida loo adkeysto. Mid walba qiimee, maxaa yeelay naftaadu waa buugga ay qorayaan waayo-aragnimadaada.!”🔥🤓⚡️
╰┈➤ - /\HMEDSEADABDI