Burco Dental clinic & pharmacy

Burco Dental clinic & pharmacy Dental service

Orthodontics result with in 4 months
11/08/2021

Orthodontics result with in 4 months

Open bite
09/08/2021

Open bite

12/04/2021

BURAO DENTAL CLINIC AND PHARMACY wuxuu ugu bushaaraynayaa dhamaan daweynaha ku nool magaalada burco iyo nawaaxigeeda in lagaadhay qiimo dhimistii uu bulshada iyo macaamiisha usamayn jiray bisha barakaysan ee ramadaan oo ah 30% dhamaan adeegyada ilkaha kaadhka dhakhtarkuna waa free bisha ramadaan.
adeegyadaas oo kala ah:-
xidhista ilkaha
,daweynta ikaha
,bakhtiinta dhuuxa
, gelinta ilkaha, cadaynta
,safaynta
,buuxinta
,saarista
,cirid maydhista,cirid daweynta,
sawirka ilkaha,
dabarka ilkaha.
dhakhtarku wuxuu ku yaal wadada afgooye kasoo horjeedka hayada Ewada.
kala xidhiidh TEL 716267/0634276800/0634355217

Orthodontics with 6 months
28/11/2020

Orthodontics with 6 months

03/11/2020

Burco Dental clinic &pharmacy
Waxay ugu busharaynaysa

In ay macamisheda arbacda iyo khamiis kaste
Cardka dhakhatiirta loogu galayo

Sido kle waxay idin samaysay qimo dhimis ilka xidhista iyo qurxinta
Ayadoo ay shaqada idin qabanayaan dhakhatir kala duwan oo ajaanib iyo somalina leh

Real patient
20/05/2020

Real patient

17/05/2020
Com soon Dr.Araf
14/05/2020

Com soon Dr.Araf

13/05/2020
Waxan qimo dhimis ku samaynay dhamanAdegyada ilkaha
13/05/2020

Waxan qimo dhimis ku samaynay dhaman
Adegyada ilkaha

14/04/2020

Burco Dental clinic &pharmacy
Waxay ugu busharaynaysa inay ku kkordhisay adegyo casri ah

Sida
1. Macdanta ilkaha
2. Beerista ciridka
3. Kabista damanka
4. Cadaynta ilkaha oo casriya
5. Iyo dhamanba adegyadi h**e ee ay qaban kirtay

Address

Afgooye
Burco
123

Telephone

+252634276800

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Burco Dental clinic & pharmacy posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Burco Dental clinic & pharmacy:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram