Burco Rehabilitation Physiotherapy Center

Burco Rehabilitation Physiotherapy Center Xaruunta daawaynta jidhka iyo dib u kabashada ee Burco, xaruuntu waxaa kuugu diyaara shaqaale aqoon iyo xirfad u leh daawaynta jidhka.

๐ƒ๐š๐š๐ฐ๐š๐ฒ๐ง๐ญ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐ƒ๐š๐ซ๐ฒ๐ž๐ž๐ฅ๐ค๐š ๐ƒ๐ก๐š๐š๐ฐ๐š๐œ๐š ๐ค๐ฎ ๐ฒ๐ข๐ฆ๐š๐š๐๐š ๐—๐š๐ง๐ ๐ฎ๐ฅ๐š๐ก๐š.Soo Kabasho Degdeg ah & Daryeelka Saxda ah! ๐Ÿ’ชMa dareemaysaa xanuun...
23/03/2026

๐ƒ๐š๐š๐ฐ๐š๐ฒ๐ง๐ญ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐ƒ๐š๐ซ๐ฒ๐ž๐ž๐ฅ๐ค๐š ๐ƒ๐ก๐š๐š๐ฐ๐š๐œ๐š ๐ค๐ฎ ๐ฒ๐ข๐ฆ๐š๐š๐๐š ๐—๐š๐ง๐ ๐ฎ๐ฅ๐š๐ก๐š.
Soo Kabasho Degdeg ah & Daryeelka Saxda ah! ๐Ÿ’ช
Ma dareemaysaa xanuun xangulaha ama dhibaato dhaqdhaqaaq? Waxaan bixinaa daaweyn xirfadeed oo gaar ah si aad u hesho:

๐Ÿ“ Goobta: Biriishka Dahabshiil ee Khayr-wada, ama ku dheggan Dhakhtarka Kalkaal
๐Ÿ“ž Tell: 63-4303295 / 65-4303295
๐Ÿ“ง Email: Buraophysiotherapy@gmail.com
๐Ÿ‘‰ Ballan qaado hadda โ€“ Caafimaadkaaga ha dib u dhigin!

๐„๐ข๐ ๐Œ๐ฎ๐›๐š๐š๐ซ๐š๐ค๐ŸŒ™Dhamaan maamulka iyo shaqaalaha Burco Rehabilitation Physiotherapy Centerwaxay hambalyo diirran u dirayaan ...
19/03/2026

๐„๐ข๐ ๐Œ๐ฎ๐›๐š๐š๐ซ๐š๐ค๐ŸŒ™

Dhamaan maamulka iyo shaqaalaha Burco Rehabilitation Physiotherapy Center
waxay hambalyo diirran u dirayaan dhammaan bukaannadooda, qoysaskooda iyo bulshada guud ahaanba.

๐Ÿ“ Goobta: Biriishka Dahabshiil ee Khayr-wada, ama ku dheggan Dhakhtarka Kalkaal
๐Ÿ“ž Tell: 63-4303295 / 65-4303295
๐Ÿ“ง Email: Buraophysiotherapy@gmail.com

๐Œ๐š ๐ค๐ฎ ๐๐ก๐ข๐›๐š๐š๐ญ๐จ๐จ๐ง๐š๐ฒ๐ฌ๐š๐š ๐ฑ๐š๐ง๐ฎ๐ฎ๐งa๐๐š ๐ค๐š๐ฅ๐š-๐ ๐จ๐ฒ๐ฌ๐ฒ๐š๐๐š?Waxaan bixinaa physiotherapy casri ah oo lagu yareeyo xanuunka laguna soo ...
18/03/2026

๐Œ๐š ๐ค๐ฎ ๐๐ก๐ข๐›๐š๐š๐ญ๐จ๐จ๐ง๐š๐ฒ๐ฌ๐š๐š ๐ฑ๐š๐ง๐ฎ๐ฎ๐งa๐๐š ๐ค๐š๐ฅ๐š-๐ ๐จ๐ฒ๐ฌ๐ฒ๐š๐๐š?
Waxaan bixinaa physiotherapy casri ah oo lagu yareeyo xanuunka laguna soo celiyo dhaqdhaqaaqa dabiiciga ah ee kalagooysyada.

๐ŸŽฏ Daaweyn gaar ah oo ku saleysan xaaladda bukaanka
๐ŸŽฏ Jimicsi caafimaad & farsamooyin casri ah
๐ŸŽฏ Natiijo la taaban karo muddo kooban

๐Ÿ“ Goobta: Biriishka Dahabshiil ee Khayr-wada, ama ku dheggan Dhakhtarka Kalkaal
๐Ÿ“ž Tell: 63-4303295 / 65-4303295
๐Ÿ“ง Email: Buraophysiotherapy@gmail.com

๐—›๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ถ๐—ถ ๐˜€๐—ฒ๐—ฒ๐—ฑ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ๐—ฎ๐—ด๐˜‚ ๐˜…๐—ถ๐—ฑ๐—ต๐—ฎ๐—ป ๐˜†๐—ถ๐—ต๐—ถ๐—ถ๐—ป, ๐˜„๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐—ฎ๐—ป๐˜‚ ๐—ธ๐˜‚๐˜‚ ๐—ต๐—ฎ๐˜†๐—ฎ๐—ฎ ๐˜…๐—ฎ๐—น ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—ฑ๐—ฎ๐—ฟ๐˜†๐—ฒ๐—ฒ๐—น.Burco Rehabilitation Physiotherapy Center waxa ay ku ...
16/03/2026

๐—›๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ถ๐—ถ ๐˜€๐—ฒ๐—ฒ๐—ฑ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ๐—ฎ๐—ด๐˜‚ ๐˜…๐—ถ๐—ฑ๐—ต๐—ฎ๐—ป ๐˜†๐—ถ๐—ต๐—ถ๐—ถ๐—ป, ๐˜„๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐—ฎ๐—ป๐˜‚ ๐—ธ๐˜‚๐˜‚ ๐—ต๐—ฎ๐˜†๐—ฎ๐—ฎ ๐˜…๐—ฎ๐—น ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—ฑ๐—ฎ๐—ฟ๐˜†๐—ฒ๐—ฒ๐—น.
Burco Rehabilitation Physiotherapy Center waxa ay ku takhasustay:

โœ… Furista seedaha xidhmay
โœ… Yaraynta xanuunka iyo bararka
โœ… Soo celinta dhaqdhaqaaqa caadiga ah
โœ… Dib-u-soo-celin (Rehabilitation) buuxda
โœ… Jimicsiyo iyo tababaro gaar ah oo ku habboon bukaanka

๐Ÿ“ Goobta: Biriishka Dahabshiil ee Khayr-wada, ama ku dheggan Dhakhtarka Kalkaal
๐Ÿ“ž Tell: 63-4303295 / 65-4303295
๐Ÿ“ง Email: Buraophysiotherapy@gmail.com See less

14/03/2026

Adeegyada Daawaynta Jidheed iyo Baxnaanin!

๐Ÿ‘‰Caafimaadkaaga waa mudnaantayada!
๐Ÿ“ Goobta: Biriishka Dahabshiil ee Khayr-wada, ama ku dheggan Dhakhtarka Kalkaal
๐Ÿ“ž Tell: 63-4303295 / 65-4303295
๐Ÿ“ง Email: Buraophysiotherapy@gmail.com

๐—๐˜‚๐—บ๐—ฐ๐—ฎ ๐— ๐˜‚๐—ฏ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ธ!๐Ÿ‘‰Caafimaadkaaga waa mudnaantayada!๐Ÿ“ Goobta: Biriishka Dahabshiil ee Khayr-wada, ama ku dheggan Dhakhtarka ...
13/03/2026

๐—๐˜‚๐—บ๐—ฐ๐—ฎ ๐— ๐˜‚๐—ฏ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ธ!

๐Ÿ‘‰Caafimaadkaaga waa mudnaantayada!
๐Ÿ“ Goobta: Biriishka Dahabshiil ee Khayr-wada, ama ku dheggan Dhakhtarka Kalkaal.
๐Ÿ“ž Tell: 63-4303295 / 65-4303295
๐Ÿ“ง Email: Buraophysiotherapy@gmail.com

๐ƒ๐š๐ซ๐ฒ๐ž๐ž๐ฅ๐ค๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐ƒ๐š๐š๐ฐ๐š๐ฒ๐ง๐ญ๐š ๐‚๐š๐ซ๐ซ๐ฎ๐ฎ๐ซ๐ญ๐š ๐๐š๐š๐ก๐ข๐ฒ๐š๐ก๐š ๐†๐š๐š๐ซ๐ค๐š ๐š๐ก ๐ช๐š๐›๐š.Waxaanu ku takhasusnay bixinta iyo daaweyn gaar ah oo loogu t...
11/03/2026

๐ƒ๐š๐ซ๐ฒ๐ž๐ž๐ฅ๐ค๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐ƒ๐š๐š๐ฐ๐š๐ฒ๐ง๐ญ๐š ๐‚๐š๐ซ๐ซ๐ฎ๐ฎ๐ซ๐ญ๐š ๐๐š๐š๐ก๐ข๐ฒ๐š๐ก๐š ๐†๐š๐š๐ซ๐ค๐š ๐š๐ก ๐ช๐š๐›๐š.

Waxaanu ku takhasusnay bixinta iyo daaweyn gaar ah oo loogu talagalay carruurta la tacaalaysa dhibaatooyinka naafanimada.

๐Ÿ‘‰Caafimaadkaaga waa mudnaantayada!
๐Ÿ“ Goobta: Biriishka Dahabshiil ee Khayr-wada, ama ku dheggan Dhakhtarka Kalkaal
๐Ÿ“ž Tell: 63-4303295 / 65-4303295
๐Ÿ“ง Email: Buraophysiotherapy@gmail.com

๐——๐—ฎ๐—ฎ๐˜„๐—ฒ๐˜†๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—ซ๐—ฎ๐—ป๐˜‚๐˜‚๐—ป๐—ธ๐—ฎ ๐—™๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐—ด๐—ฎ .Ma la daalaa dhacaysaa xanuunka faaliga?Ma u baahan tahay daaweyn joogto ah oo kaa caawisa s...
09/03/2026

๐——๐—ฎ๐—ฎ๐˜„๐—ฒ๐˜†๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—ซ๐—ฎ๐—ป๐˜‚๐˜‚๐—ป๐—ธ๐—ฎ ๐—™๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐—ด๐—ฎ .
Ma la daalaa dhacaysaa xanuunka faaliga?
Ma u baahan tahay daaweyn joogto ah oo kaa caawisa soo kabashada socodka ama awoodda gacmaha & lugaha?

๐Ÿ‘‰Caafimaadkaaga waa mudnaantayada!
๐Ÿ“ Goobta: Biriishka Dahabshiil ee Khayr-wada, ama ku dheggan Dhakhtarka Kalkaal
๐Ÿ“ž Tell: 63-4303295 / 65-4303295
๐Ÿ“ง Email: Buraophysiotherapy@gmail.com

๐— ๐—ฎ ๐—ฑ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ๐—ฒ๐—บ๐—ฎ๐˜†๐˜€๐—ฎ๐—ฎ ๐š๐ฆ๐š ๐ฆ๐š ๐ค๐š ๐œ๐š๐›๐š๐ง๐ฒ๐ฌ๐š๐š ๐˜…๐—ฎ๐—ป๐˜‚๐˜‚๐—ป๐š๐๐š ๐ง๐ž๐ž๐ซ๐Ÿ๐š๐ก๐š.Waxaan bixinaa daaweyn gaar ah oo loogu talagalay dhibaatooyinka n...
07/03/2026

๐— ๐—ฎ ๐—ฑ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ๐—ฒ๐—บ๐—ฎ๐˜†๐˜€๐—ฎ๐—ฎ ๐š๐ฆ๐š ๐ฆ๐š ๐ค๐š ๐œ๐š๐›๐š๐ง๐ฒ๐ฌ๐š๐š ๐˜…๐—ฎ๐—ป๐˜‚๐˜‚๐—ป๐š๐๐š ๐ง๐ž๐ž๐ซ๐Ÿ๐š๐ก๐š.

Waxaan bixinaa daaweyn gaar ah oo loogu talagalay dhibaatooyinka neerfaha, oo ay ka mid yihiin xanuunka neerfaha, kabuubyada, gubashada, daciifnimada dareenka, iyo dhibaatooyinka la xiriira cadaadiska ama dhaawaca neerfaha.

๐Ÿ‘‰Caafimaadkaaga waa mudnaantayada!
๐Ÿ“ Goobta: Biriishka Dahabshiil ee Khayr-wada, ama ku dheggan Dhakhtarka Kalkaal
๐Ÿ“ž Tell: 63-4303295 / 65-4303295
๐Ÿ“ง Email: Buraophysiotherapy@gmail.com

๐— ๐—ฎ ๐—ฑ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ๐—ฒ๐—บ๐—ฎ๐˜†๐˜€๐—ฎ๐—ฎ ๐˜…๐—ฎ๐—ป๐˜‚๐˜‚๐—ป ๐—บ๐˜‚๐—ฟ๐˜‚๐—พ๐˜†๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ฎ๐—ต?Waxaan bixinaa daaweyn gaar ah oo loogu talagalay dhibaatooyinka muruqyada, oo ay ka ...
05/03/2026

๐— ๐—ฎ ๐—ฑ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ๐—ฒ๐—บ๐—ฎ๐˜†๐˜€๐—ฎ๐—ฎ ๐˜…๐—ฎ๐—ป๐˜‚๐˜‚๐—ป ๐—บ๐˜‚๐—ฟ๐˜‚๐—พ๐˜†๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ฎ๐—ต?
Waxaan bixinaa daaweyn gaar ah oo loogu talagalay dhibaatooyinka muruqyada, oo ay ka mid yihiin:

โœ… Jimicsiyo iyo farsamooyinka physiotherapy
โœ… Massage iyo mobilization muruqa lagu dejiyo
โœ… Qalab casri ah oo xanuunka iyo bararka yareeya
โœ… Talobixin caafimaad iyo ka hortag dhaawacyo mustaqbalka

๐Ÿ‘‰Caafimaadkaaga waa mudnaantayada!
๐Ÿ“ Goobta: Biriishka Dahabshiil ee Khayr-wada, ama ku dheggan Dhakhtarka Kalkaal
๐Ÿ“ž Tell: 63-4303295 / 65-4303295
๐Ÿ“ง Email: Buraophysiotherapy@gmail.com

๐—ž๐˜‚ ๐˜€๐—ผ๐—ผ ๐—ฐ๐—ฒ๐—น๐—ถ ๐—ฎ๐˜„๐—ผ๐—ผ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ & ๐—ฐ๐—ฎ๐—ฎ๐—ณ๐—ถ๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ธ๐—ฎ๐—ฎ๐—ด๐—ฎMa la tacaalaysaa daciifnimo ka dhalatay xanuun daba-dheer?Waxaan ku siinaynaa da...
04/03/2026

๐—ž๐˜‚ ๐˜€๐—ผ๐—ผ ๐—ฐ๐—ฒ๐—น๐—ถ ๐—ฎ๐˜„๐—ผ๐—ผ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ & ๐—ฐ๐—ฎ๐—ฎ๐—ณ๐—ถ๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ธ๐—ฎ๐—ฎ๐—ด๐—ฎ
Ma la tacaalaysaa daciifnimo ka dhalatay xanuun daba-dheer?
Waxaan ku siinaynaa daaweyn casri ah iyo baxnaaninta murqaha (Physiotherapy) oo kaa caawinaysa:

โœ… Xoojinta murqaha
โœ… Yaraynta xanuunka
โœ… Soo celinta dhaqdhaqaaqa jirka
โœ… Kordhinta tamarta iyo awoodda guud

๐Ÿ“ Goobta: Biriishka Dahabshiil ee Khayr-wada, ama ku dheggan Dhakhtarka Kalkaal
๐Ÿ“ž Tell: 63-4303295 / 65-4303295
๐Ÿ“ง Email: Buraophysiotherapy@gmail.com
๐Ÿ‘‰ Ballan qaado hadda โ€“ Caafimaadkaaga ha dib u dhigin!

Address

Burco

Telephone

+252636544249

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Burco Rehabilitation Physiotherapy Center posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram