Al-khaliifa Public Hospital Burao

Al-khaliifa Public Hospital Burao Al-Khalifa Governmental Hospital in Burao, Togdheer, Somaliland, provides a wide range of essential healthcare services to the local population.

As a key healthcare institution in the region.

04/02/2026

Dhakhtarka caruurta ee ahmed iyo dhakhtarka xanuunada dumarka iyo hooyada uurka leh ee cuusbitaalka Al-khaliifa Dr Damane oo fariin wacyi gelin ah oo ku saabsan xanuunada kansarka la wadaagay bulshada gobolka togdheer.

04/02/2026

Agaasimaha Cusbitaalka Al-Khaliifa Buurco oo bulshada gobolka togdheer la wadaagay fariin wacyi gelin ah oo ku saabsan xanuunka kansarka.

03/12/2025

Cusbitaalka Dawliga ah ee Al-khaliifa oo adeegyo bilaasha ugu bushaareeyey bulshada gobolka togdheer.

Cusbitaalka Dawliaga ee Al-Khaliifa oo soo qabanqaabiyey tababar muhiim ah oo lagula tacaalo xaaladaha culus gaar ahaan ...
03/11/2025

Cusbitaalka Dawliaga ee Al-Khaliifa oo soo qabanqaabiyey tababar muhiim ah oo lagula tacaalo xaaladaha culus gaar ahaan kuwa keena in wadnuhu u shaqayn waayo sidii alle ugu talo galay ama istaagoba Tababarkan oo loo Yaqaan Advanced cardiac life support (ACLS )
Tababarkan waxa ka faaidaystay dhakhaatiirta cusbitaalka ka shaqeeysa iyo dhakhaatiir kale oo cusbitaalo kale ka shaqeeya Waxaana bixinayey tababarka Dr Mubarak jama oo ah dhaktar ku takhasusay maareynta xaaladaha degdega iyo xaaldaha culus ( Emergency medicine and critical care specialist).


Al-khaliifa Public Hospital Burao

13/07/2025

Bushaaro , Cusbitaalka Dawliga ah ee Al-khaliifa Burco oo bilaabaya qaliimada fiixaha iyo burooyinka makaanka , ugxan sidaha iyo macdanta, sidoo kale kaadhka iyo computer ka dhakhaatiirta dumarka iyo ciyaalka ayaa bilaash lagaaga dhigay , ka faaidaysi wanaagsan.

14/06/2025

Ololaha dhiig shubista oo ka bilaabmaya Cusbitaalku alkhaliifa , dhiig ku deeq oo naf badbaadi.

Dhiig ku deeq oo naf badbaadi Olalaha dhiig shubista Al-khaliifa Public Hospital Burao
14/06/2025

Dhiig ku deeq oo naf badbaadi
Olalaha dhiig shubista
Al-khaliifa Public Hospital Burao

Dhiig ku deeq badbaadi Naf
14/06/2025

Dhiig ku deeq badbaadi Naf

 World blood 🩸 donation day Al-khaliifa Public Hospital Burao
14/06/2025


World blood 🩸 donation day
Al-khaliifa Public Hospital Burao

22/04/2025

Cusbitaalka Alkhaliifa Hospital Burco iyo Jaamacdda Togdheer oo is kaashanaya ayaa Maalinka Khamiista hadii alle idmo Bixin doona Tababar ku saabsan samatabixinta Xaaladaha degdega ee ku yimaada dhallaanka, (Neonatal Resuscitation Program) tababarkan ayey ka faaidaysan doonaan shaqaalaha cusbitaalka taasoo kor u qaadi doonta tayada adeega caafimaad ee dhallaanka.

08/01/2025

Bushaaro Bushaaro 📣📣📣

Cusbitaalka Dawliga ah ee Alkhaliifa oo ugu bushaareeyey adeegyo bilaash ah bulshada gobolka togdheer
Adeegyada bilaashka waxa ka mida Kaadhka iyo Kambayuutarka hooyada uurka leh , kaadhka dhakhtarka ciyaalka , talo bixinta xanuunada macaanka iyo dhiikarka.

::::::::::::::::::::::::::::::::::::TASCI::::::::::::::::::::::::::::::::::إنا لله و إنا اليه راجعونMaamulka Cusbitaalka...
26/12/2024

::::::::::::::::::::::::::::::::::::TASCI::::::::::::::::::::::::::::::::::

إنا لله و إنا اليه راجعون

Maamulka Cusbitaalka Al-khalifa iyo shaqaale waynaha cusbitaalku waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan qoyska, ehelka, dhakhaatiirta, dhamaan bahda caafimaadka, saaxibadii iyo gaar ahaan cusbitaalka geerida ku timid marxuum Dr.Abdishakur Saleban Farah oo maanta ku geeryooday cusbitaalka gaar ahaan qolka nasashada dhakhaatiirta.

ا اللهم اغفر له وارحمه واعفو عنه، واكرم نزله ووسع مدخله، واغسله بالماء والثلج والبرد، ونقه من الخطايا كما ينقى الثوب الأبيض من الدنس. اللهم ابدله دارًا خيرًا من داره، وأهلًا خيرًا من أهله، وادخله الجنة، واعذه من عذاب القبر، ومن عذاب النار.

ألهُمَ أَمِين 🤲🤲

Address

Ex Ing
Burco

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Al-khaliifa Public Hospital Burao posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram

Category