Mataan Dental Care

Mataan Dental Care Mataan Dental Clinic waa xaruun qabata adeegYada ilkaha noocYadooda kala duwan.
(1)

19/03/2026

The champions Mataan Dental Care team mate, Hambalyo Ramadaan cup Winners.๐Ÿ†๐Ÿ”ฅโšฝ๏ธ

Hambalyo & Bogaadin mudan.๐Ÿ†Waxaan hambalyo iyo bogaadin u diraynaa kooxda ku ciyaarta magaca Mataan Dental Care, oo ku g...
19/03/2026

Hambalyo & Bogaadin mudan.๐Ÿ†

Waxaan hambalyo iyo bogaadin u diraynaa kooxda ku ciyaarta magaca Mataan Dental Care, oo ku guulaystay ciyaartii k**a dambaysta ahayd ee Cup-kii Ramadaanta. ๐Ÿ‘โšฝ

Farxad weyn bay noo tahay guusha quruxda badan ee aad soo hoyseen. Runtii waxaad muujiseen dadaal, midnimo iyo xirfad sare. ๐Ÿ’ช

Hambalyo mar kale!
Waxaan si wadajir ah idinla wadaagaynaa farxaddaas, waanuna idinla dabaaldegaynaa.

Balanqaadkiinniina waa inoo fulayaa, Insha Allah.
Mahadsanidiin dhammaantiin. ๐Ÿ™๐Ÿ†๐Ÿ”ฅ

Dhakhtarka daaweynta iyo daryeelka afka iyo ilkaha ee Mataan Dental Care waxa uu si sharaf iyo kalsooni leh u garab ista...
18/03/2026

Dhakhtarka daaweynta iyo daryeelka afka iyo ilkaha ee Mataan Dental Care waxa uu si sharaf iyo kalsooni leh u garab istaagay kooxda ku ciyaarta magaca xarunta, kuwaas oo si geesinimo leh u soo gaadhay final-ka tartanka Ramadaanta โšฝ๏ธ๐Ÿ”ฅ

Si loo dhiirrigeliyo dadaalkooda iyo ruuxda ciyaareed ee ay muujiyeen, xaruntu waxay si rasmi ah u balan-qaadaysaa in ciyaaryahan kasta uu heli doono adeeg caafimaad oo bilaash ah, haddii ay kooxda ku guulaysato koobka k**a dambaysta ah ๐Ÿ†๐Ÿ‘

๐Ÿ™ Mahadsanidiin dhammaan taageerayaasha iyo cid kasta oo garab istaagtay kooxda.

๐Ÿ’ช Guul baan u rajaynaynaa Team Mataan Dental Care,hore u socda, guushuna waa xagiina insha allaah.โšฝ๏ธ

24/02/2026

๐— ๐—ฎ ๐—ข๐—ด ๐˜๐—ฎ๐—ต๐—ฎ๐˜† ๐—บ๐—ฎ๐—ฐ๐—บ๐—ถ๐—ถ๐—น ๐——๐—ต๐—ฎ๐—ธ๐—ต๐˜๐—ฎ๐—ฟ๐—ธ๐—ฎ ๐—ฎ๐—ณ๐—ธ๐—ฎ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—ถ๐—น๐—ธ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐—บ๐—ฎ๐˜๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐——๐—ฒ๐—ป๐˜๐—ฎ๐—น ๐—–๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ ๐—•๐˜‚๐—ฟ๐—ฐ๐—ผ ๐—ถ๐—ป๐˜‚๐˜‚ ๐—ธ๐˜‚๐˜‚ ๐˜€๐—ฎ๐—บ๐—ฒ๐—ฒ๐˜†๐—ฎ๐˜† ๐—พ๐—ถ๐—ถ๐—บ๐—ฎ ๐—ฑ๐—ต๐—ถ๐—บ๐—ถ๐˜€/ ๐—ฑ๐—ถ๐˜€๐—ฐ๐—ผ๐˜‚๐—ป๐˜ ๐—ฑ๐—ต๐—ฎ๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฒ๐—ฒ๐—ด๐˜†๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ฎ๐—ณ๐—ธ๐—ฎ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—ถ๐—น๐—ธ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐—ณ๐—ฎ๐—ฑ๐—น๐—ถ๐—ด๐—ฎ ๐—ฏ๐—ถ๐˜€๐—ต๐—ฎ ๐—ฟ๐—ฎ๐—บ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐—ฎ๐˜„๐—ด๐—ฒ๐—ฒ๐—ฑ.

๐—ฆ๐—ผ๐—ผ๐—ฑ๐—ต๐—ผ๐˜„๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ.

Location :-
๐Ÿ“ Afgooye, galbeedka Aloore Hotel โ€“ Burco
๐Ÿ“ž WhatsApp: 063 7524339

๐—”๐—ฑ๐—ฒ๐—ฒ๐—ด๐˜†๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ฎ๐—ณ๐—ธ๐—ฎ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—ถ๐—น๐—ธ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ!Gelinta Ilkaha oo Casri ah ugu kaaley.Mataan Dental Care.Location :-๐Ÿ“ Afgooye, galbeedka Aloor...
26/12/2025

๐—”๐—ฑ๐—ฒ๐—ฒ๐—ด๐˜†๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ฎ๐—ณ๐—ธ๐—ฎ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—ถ๐—น๐—ธ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ!
Gelinta Ilkaha oo Casri ah ugu kaaley.
Mataan Dental Care.

Location :-
๐Ÿ“ Afgooye, galbeedka Aloore Hotel โ€“ Burco
๐Ÿ“ž WhatsApp: 063 7524339

20/12/2025

๐—ž๐˜‚ ๐—ฆ๐—ผ๐—ผ ๐——๐—ต๐—ฎ๐˜„๐—ผ๐—ผ๐˜„ ๐——๐—ต๐—ฎ๐—พ๐˜๐—ฎ๐—ฟ๐—ธ๐—ฎ ๐——๐—ฎ๐˜„๐—ฎ๐˜†๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—”๐—ณ๐—ธ๐—ฎ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—ถ๐—น๐—ธ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐—ฒ๐—ฒ ๐— ๐—ฎ๐˜๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐——๐—ฒ๐—ป๐˜๐—ฎ๐—น ๐—–๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ.

Adeegyada uu qiima dhimis kugu sameeyay dhakhtarku waxa ka mida:
1:ilko beerista(implant)
2: ilko xidhida (orthodontic treatment.
3: ilko gelinta (zirconia)
Sadexdaas adeeg ayaan qiima dhimis ku samaynay bisha December ee 12aad.

Location :-
๐Ÿ“ Afgooye, galbeedka Aloore Hotel โ€“ Burco
๐Ÿ“ž WhatsApp: 063 7524339

๐—”๐—ฑ๐—ฒ๐—ฒ๐—ด๐˜†๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ฎ๐—ณ๐—ธ๐—ฎ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—ถ๐—น๐—ธ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ!xidhitaanka ilkaha . oo Casri ah ugu kaaley.Mataan Dental Care.Location :-๐Ÿ“ Afgooye, galbeedka...
19/12/2025

๐—”๐—ฑ๐—ฒ๐—ฒ๐—ด๐˜†๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ฎ๐—ณ๐—ธ๐—ฎ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—ถ๐—น๐—ธ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ!
xidhitaanka ilkaha . oo Casri ah ugu kaaley.
Mataan Dental Care.

Location :-
๐Ÿ“ Afgooye, galbeedka Aloore Hotel โ€“ Burco
๐Ÿ“ž WhatsApp: 063 7524339

๐——๐—ต๐—ฎ๐—พ๐˜๐—ฎ๐—ฟ๐—ธ๐—ฎ ๐——๐—ฎ๐˜„๐—ฎ๐˜†๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—”๐—ณ๐—ธ๐—ฎ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—ถ๐—น๐—ธ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ.Location :-๐Ÿ“ Afgooye, galbeedka Aloore Hotel โ€“ Burco๐Ÿ“ž WhatsApp: 063 7524339
18/12/2025

๐——๐—ต๐—ฎ๐—พ๐˜๐—ฎ๐—ฟ๐—ธ๐—ฎ ๐——๐—ฎ๐˜„๐—ฎ๐˜†๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—”๐—ณ๐—ธ๐—ฎ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—ถ๐—น๐—ธ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ.

Location :-
๐Ÿ“ Afgooye, galbeedka Aloore Hotel โ€“ Burco
๐Ÿ“ž WhatsApp: 063 7524339

๐—”๐—ฑ๐—ฒ๐—ฒ๐—ด๐˜†๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ฎ๐—ณ๐—ธ๐—ฎ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—ถ๐—น๐—ธ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ!Cadaynta ilkaha oo Casri ah ugu kaaley.Mataan Dental Care.Location :-๐Ÿ“ Afgooye, galbeedka Aloo...
12/12/2025

๐—”๐—ฑ๐—ฒ๐—ฒ๐—ด๐˜†๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ฎ๐—ณ๐—ธ๐—ฎ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—ถ๐—น๐—ธ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ!
Cadaynta ilkaha oo Casri ah ugu kaaley.
Mataan Dental Care.

Location :-
๐Ÿ“ Afgooye, galbeedka Aloore Hotel โ€“ Burco
๐Ÿ“ž WhatsApp: 063 7524339

Address

Xaruuntu Waxa Ay Ku Taalaa Magaalada Burco, Gaar Ahaan Dhinaca Galbeed Ee Alloore Hotel Ama Dhinaca Bari Ee Cali Burco
Burco

Opening Hours

Monday 08:00 - 20:00
Tuesday 08:00 - 20:00
Wednesday 08:00 - 20:00
Thursday 08:00 - 20:00
Saturday 08:00 - 20:00
Sunday 08:00 - 20:00

Telephone

+252634856686

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mataan Dental Care posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Mataan Dental Care:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram