Caafi Dermatology Burco

Caafi Dermatology Burco CAAFI DERMATOLOGY, ALLERGY AND LASER CENTER ---BURCO

BUSHAARO BUSHAARO BUSHAAROwaxaa loogu bushaaraynayaa dhamaan dadwaynaha ku dhaqan magaalada burco in dhaqtarka maqaarka ...
29/07/2024

BUSHAARO BUSHAARO BUSHAARO
waxaa loogu bushaaraynayaa dhamaan dadwaynaha ku dhaqan magaalada burco in dhaqtarka maqaarka iyo xasaasiyada ee
CAAFI DERMATOLOGY, ALLERGY AND LASER CENTER
uu kuu soo kordhiyay laysarada qaliinka iyo qurxinta maqaarka
sida
1;LAYSERKA LAGU DAAWEEYO HAARAHA AMA MADMADAWGA WEJIGA
2:LASERKA QALIINKA BUROOYINKA
3:LASERKA LAGU DAAWEEYO DHIDHKA GUBASHADA , IYO NABARADA KUDHCA JIDHKA
4:LASERKA JEEXJEEXA IYO DEBACA KU YIMAADA JIDHKA
5:LASERKA FINANKA ,IYO GODGODKA WEJIGA, IYO SALIIDA WEJIGA
7: FACIAL SKIN ANALYSER :MASHIINKA LAGU EEGO BEDQABKA IYO NOOCA WEJIGA WEJIGA
8 lLASERKA DAAWAYNTA DAADASHADA TIMAHA IYO KOPCINTA TIMAHA
8 : PRP RROCETURE: HAB CASRI AH OO LAGU DAAWEEYO DAADASHA TIMAHA IYO KOBCINTA CUFNAANTA TIMAHA
: waxaad kaloo ka helaysaa
daawaynta
● cuncunka
●cambaarta
●haaraha wejiga
●casaanka wejiga
●finanka wejiga
●qawadka
●caana gocatada
●soobaxyada jidhka
●toxobta timaha
●xiiqda iyo saboorka
waxaa labada gelinba kuu fadhiya

DR MOAHMED ABDIRISAK AHMED

subaxii :7:50AM ilaa 12:00PM

gelinka danbe 4:20PM ILAA 8:30 PM


GOOBTA: Xaruntu waxay ku taalaa isgoyska afgooye ama kasoo horjeedka hudheelka xariir

ama soo garaac 711188

28/07/2024
23/05/2024
Machine ka wejiga ,ugu kaalay Caafi Dermatology Burco Iyo hadii aad ka cabanaysid dhamaan xanuunada maqaarka ,daawayntoo...
09/05/2024

Machine ka wejiga ,ugu kaalay Caafi Dermatology Burco
Iyo hadii aad ka cabanaysid dhamaan xanuunada maqaarka ,daawayntooda iyo la talintoodaba .

Waxaan ugu bushaaraynaynaa Dhamaan dadwaynaha gobolka togdheer iyo magaalacada burco ba in aan idiin soo kordhinay  mash...
28/04/2024

Waxaan ugu bushaaraynaynaa Dhamaan dadwaynaha gobolka togdheer iyo magaalacada burco ba in aan idiin soo kordhinay mashiinadii wejiga , hadaba si aad u ogaato dhamaan cilahada iyo bedqabka wejigaaga iyo nooca uu yahay wejigaagu nagu soo booqo carunta Caafi Dermatology Burco

Address

Burco

Telephone

+252634483114

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Caafi Dermatology Burco posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Caafi Dermatology Burco:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram

Category