Gargaar private hospital burco

Gargaar private hospital burco Cisbitaalku waxa uu Dhinaca Bari Ka xiga Garoonka Kubada Cagta ee ALAMZEY STADIUM

Waa Bukaan ka jabay canqawga adinka bidix oo la keenay cusbitaalka Gargaar private Hospital Burco.Waxaa lo sameeyay qali...
02/02/2026

Waa Bukaan ka jabay canqawga adinka bidix oo la keenay cusbitaalka Gargaar private Hospital Burco.Waxaa lo sameeyay qaliin.

23/01/2026

Bukaan kan oo shil gaadhi wakhti h**e galay ayaa waxa ku dhacay [ Deformity ]waxaana la keenay cusbitaalkeena Gargaar Private Hospital Burco.Waxana loo sameeyey qaliin lagu toosinaayo Faraha

Waa Bukaan ka jabay bawdada idinka oo qaliin casri ah loogu sameeyeey cusbitaalka Gargaar private hospital burco
23/01/2026

Waa Bukaan ka jabay bawdada idinka oo qaliin casri ah loogu sameeyeey cusbitaalka Gargaar private hospital burco

14/01/2026
Bukaankan wuxuu ka jabay gacanta bidix, laba meelood Bukaanku h**e ayuu ula soo kulmay dhakhtar kale, waxaana lagu samee...
12/01/2026

Bukaankan wuxuu ka jabay gacanta bidix, laba meelood
Bukaanku h**e ayuu ula soo kulmay dhakhtar kale, waxaana lagu sameeyay daawayn nuurad (plaster cast). Si kastaba ha ahaatee, daawayntii nuuradda ahayd way ku fashilantay, mana keenin bogsasho ku filan.
Kadib daawayntii h**e, bukaanka waxaa loo keenay Gar-Gaar Private Hospital, Burco, si loogu sameeyo qiimayn dheeraad ah iyo daawayn ku habboon. waxaana loo sameeyey qaliin lagu saxaayo jabka aadka u wayn ee soo gaadhay. hadanna xaaladiisu aad bay u fiican tahay

Waa bukaan ka jabay misigta adinka midig oo qaliin ugu samaynay cusbitaalkeena Gargaar Private Hospital burco
04/01/2026

Waa bukaan ka jabay misigta adinka midig oo qaliin ugu samaynay cusbitaalkeena Gargaar Private Hospital burco

Waa bukaan ka jabay bawdada adinka bidix oo qaliin aanu ugu samaynay cusbitaalkeena Gargaar private hospital burco
31/12/2025

Waa bukaan ka jabay bawdada adinka bidix oo qaliin aanu ugu samaynay cusbitaalkeena Gargaar private hospital burco

31/12/2025

β€œWali wuu socda adeeggii tuunbada caloosha ee u bixinaayay Cusbitaalka Gargaar Private Hospital, Burco.”

LAGA BILAABO TAARIIKHDA 30/12/2025, DHAKHTARKA GARGAAR WAXA SI RASMI AH UGA BILAABMAY ADEEGGA BAARITAANKA TUUNBADA CALOO...
30/12/2025

LAGA BILAABO TAARIIKHDA 30/12/2025, DHAKHTARKA GARGAAR WAXA SI RASMI AH UGA BILAABMAY ADEEGGA BAARITAANKA TUUNBADA CALOOSHA IYO MIDHICIRKA (ENDOSCOPY & COLONOSCOPY). ADEEGGAN MUHIIMKA AH WUXUU SOCON DOONAA 3 MAALMOOD OO XIRIIR AH, IYADOO BUKAANNADA LA SIINAYO DARYEEL CAAFIMAAD OO TAYO SARE LEH, QALAB CASRI AHΝΑ LA ADEEGSANAYO.

kala so xidhiidh lanbaraadan 63 4509340 / 63 4436950

🌟 OGEYSIIS MUHIIM AH 🌟Adeegga Tuubbada Caloosha ee Gargaar Private Hospital – Burco Waxaan ku wargelinaynaa bulshada ree...
28/12/2025

🌟 OGEYSIIS MUHIIM AH 🌟

Adeegga Tuubbada Caloosha ee Gargaar Private Hospital – Burco

Waxaan ku wargelinaynaa bulshada reer Burco in bari oo isniin ah oo tariikhdu tahay 2025-12-29

in adeega tuunbada caloosha uu si rasmi ah u bilaabmay, shaqadiisuna ay si habsami leh uga socoto gudaha Gargaar Private Hospital.

Tani waa fursad dahabi ah oo aad ku heli karto adeeg caafimaad oo casri ah, ammaan ah, isla markaana ay bixiyaan dhakhaatiir khibrad iyo daryeel sare leh.

πŸ’  Kusoo dhawoow Gargaar Hospital β€” halka caafimaadka iyo kalsoonidu ku kulmaan.
πŸ“ Goobta: Gargaar Private Hospital, Burco
πŸ•“ Shaqadu: Way socotaa, adeegguna waa diyaar!

Waa bukaan ka jabay addinka bidix, gaar ahaan halka ay ku kulmaan misigta iyo bawdadu, isagoo soo gaaray dhaawac aad u d...
22/12/2025

Waa bukaan ka jabay addinka bidix, gaar ahaan halka ay ku kulmaan misigta iyo bawdadu, isagoo soo gaaray dhaawac aad u daran. Waxaana loo sameeyey qaliin casri ah (PFN).

17/12/2025

Waa bukaan ka jabay addinka bidix, gaar ahaan halka ay ku kulmaan misigta iyo bawdadu, isagoo soo gaaray dhaawac aad u daran. Wuxuu dareemayay damqasho joogto ah iyo xanuun aad u badan.

Waxaa la keenay "Gargaar Private Hospital Burco" waxaanu la kulmay dhakhaatiira takhasuska u leh lafaha. Dhakhaatiirtu waxay sheegeen in xaaladdiisu u baahnayd qaliin, isla markaana biro lagu xoojiyo lafaha jabay.

Qaliinka ka dib, xaaladdiisu aad bay u fiicnaatay, wuuna bilaabay socodkii.
Alle ayaa mahad iska leh.

Address

October Road
Burco
00000

Telephone

+252634436590

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Gargaar private hospital burco posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Gargaar private hospital burco:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram

Category