Cawl khadar

Cawl khadar C/samad khadar Cawlkhadar28@gmail.com

29/06/2025
28/01/2025

ABIYA AHMED

03/09/2024

26.1K likes, 1668 comments. β€œ πŸ‡°πŸ‡ͺ πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄β€οΈπŸ’™πŸ’š γ‚šviral ”

23/03/2024
23/03/2024

Final Exam, Semester-7. 40-qof oo reerkayga ahi ha isoo duceeyaan, inaan noqdo Honor of Journalism and Mass Communication

FududaatayπŸ˜€πŸ™‹πŸƒπŸƒ

AAD BAAN USOO DHAWAYNAYA SIIDAYNTA WERIYE ILIG
18/02/2024

AAD BAAN USOO DHAWAYNAYA SIIDAYNTA WERIYE ILIG

Waxaan si cad ubeeninayna warka been abuurka ah ee uu soo qoray darwish TV oo kamida meelaha beenta lagu faafiyo Ma jiro...
27/01/2024

Waxaan si cad ubeeninayna warka been abuurka ah ee uu soo qoray darwish TV oo kamida meelaha beenta lagu faafiyo
Ma jiro wax dagaala oo udhexeeye ciidanka qaybta 7aad iyo ciidanka madaniga ee beesha HABARJECLO
Qaybta 7aad waaa ciidan kamida ciidanka qaranka j/somaliland waxay ka mid yihiin kuwa loogu jecelyahay ciidanka qaranka qaranka

Sadixdii Nin Ee Caawa Lagu Dilay Magalada ina Afmadoobe Ee Degmada Qoryaale Waxa Ka Mid Ahaa Shiikh Mursal Cali Oday oo ...
19/01/2024

Sadixdii Nin Ee Caawa Lagu Dilay Magalada ina Afmadoobe Ee Degmada Qoryaale Waxa Ka Mid Ahaa Shiikh Mursal Cali Oday oo aha sheekha magalda Ina Afmaadoobe
Sidoo Kale Labada Marxuum ee kale Ayaa lagu Kala Magacaabi Jiray Cismaan Raxaab iyo Maxamed Cabdalle Oo Galabta Lagu Dilay Magalaada Ina Afmadoobe ilhy Ha u naxaristo

Koluu ceel biyood shuboKoluu celiyo xoolahaKoluu dhiso cariishyadaKoluu maydho calada-Koluu dharabka caynsadoKoluu daas ...
18/01/2024

Koluu ceel biyood shubo
Koluu celiyo xoolaha
Koluu dhiso cariishyada
Koluu maydho calada-
Koluu dharabka caynsado
Koluu daas yar calafsado
Koluu cadday u soo g**o
koluu gaadhi gacan culus
Curuuquhu ku daalaan
Cimaarado rag Leeyahay
Koluu ciid u kala rogo
Cisho kuuli laga dhigo
Camal baadi doonkii
Carabaha kol uu Tago
Kol caruurta reer kale
Carbintooda loo diro
kol albaabka sii Celi
Soo celi Ku Xoogsado.

Calooshaada oo madhan,
Waligii wax muu cunin,
Isagoon ku ciidsiin
Dhar cusayba muu gadan
Culys heer kastuu yahay
Niyad xumo kamuu celin
Itaal ceel kastuu dhigo
Caynaano muu dayn
Caabin hawl uu kuu galay
Cagtaa daalan muu odhan
Isagoo aan cuudiyo
Camal iyo aduun hayn
Noloshuna cakiran tahay
Oo jeebku caydh yahay
Caana maal kumuu gabin

Cimrigoo siyaadaa
Cawarraaye Taagtee
Waa ciroole taag daran
Culays weeyi ruux qaba
Gabaw caasha saaraa
Ciirciirka badayoo
Wuu lumay codkiisii
Wuu tagay cadkiisii
Wuu dhaga cusladoo
Caad fuule dhaayaha
Bukaan weeyi cuduriyo
Cuskadeen xanuunadu
Maaha cayka aad tahay
Hadii uu cag fududaa
Cararkana ku roonaa
Bari caafimaad qabay
Aabahaa cad-weeyaan
Maanta caawimaadiyo
Kaa mudan cisayntee
Damiir ceebta diidiyo
Caqli maanu kugu jirin

Qayb ka maansada Aabahaa cad weeyaan.
2017 Xasan Dhuxul Laabsaalax

BADA UNUKAA LEH MUUSOOW ITOBIA NAGULA DABAALAN MAYSOOAMAXAAR URAYA SOW QUDHMIN MAYO
03/01/2024

BADA UNUKAA LEH MUUSOOW
ITOBIA NAGULA DABAALAN MAYSOO
AMAXAAR URAYA SOW QUDHMIN MAYO

Waxaraha kuwii daayacaa geela loo diraye,duco iyo habaar wada socdaa helay dadkaygiiye, soomaalida wixii dooriyaan daawo...
01/01/2024

Waxaraha kuwii daayacaa geela loo diraye,
duco iyo habaar wada socdaa helay dadkaygiiye,
soomaalida wixii dooriyaan daawo loo heline,
daba qoodhi baa wada xukuma xayle soo diraye,
dekaddaha iyo BADDIl aan lahaa diiqo loo bixiye,
axmaaradu waxay soo dageen dagaladaydiiye
damacoodu waa dhaafsan yahay doollo iyo hawde,
Maraakiib dagaal iyo hub bay ila duljoogaane,
intay doqoni hoos eegaysaa daaqsin loo baxaye,
dawarsadaha kaad moodeysaan waa dagaal yahane
waa taliye daahsoon raggaad deyrka dhigateene,
ujeedooyin loosoo direy sii dabbarayaane

Happy New year 2024
31/12/2023

Happy New year 2024

Address

Burco

Telephone

+252634499939

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Cawl khadar posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Cawl khadar:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram

Category