Shaafi Hospital - Buhodle

Shaafi Hospital - Buhodle Waa bogga rasmiga ah ee Xarunta Caafimaadka ee Shaafi Buuhoodle.

OGAYSIIS  OGAYSIIS   OGAYSIISCusbitaalka Shaafi Buuhoodle Waxa uu Ku war gelinayaa Dhamaan Bulshada Ku nool Buhoodle iyo...
11/10/2022

OGAYSIIS OGAYSIIS OGAYSIIS

Cusbitaalka Shaafi Buuhoodle Waxa uu Ku war gelinayaa Dhamaan Bulshada Ku nool Buhoodle iyo Nawaaxigeeda in Cusbitaalka uu ka hawl Gali doono Dr:maxamed Saleebaan Carab (Dr : Carab) oo Ku Takhasusay Cudurada Ku Dhaca Caruurta iyo Daaweyntooda.

Cusbitaalka waxa uu sidoo kale kuugu bishaaraynayaa in maalinta khamiista iyo isniinta uu Karka Booqashada Dr ka uu Bilaash yahay .

Dr ka shaqada waxa uu bilaabayaa 17/22 -10-2022 .
Saacada uu shaqayn doono Dr ka waa
1- 7:00Am ilaa 11:30 Am (Gelin h**e)
2. 3:00Pm ilaa. 8:30 Pm ( Gelin danbe ilaa fiid)

Cusbitaalka waxa uu Ku yaalaa ka Soo horjeedka saldhiga dhexe ee police ka .
Waxa uu saaran yahay wadadda laamiga ka Soo horjeedka Hotel Herer .

Wixii faah faahin ah kala xiriir
063-4556928 / 063-4521386

Ka faaiidaysi wacan

HANBALYO HANBALYO HANBALYO Kusoo Dhawaw Nolosha Cusub Ee Dunida Ee Aad maanta Ku Soo Biirtayisbitaalka Shaafi Buhoodle w...
24/07/2022

HANBALYO HANBALYO HANBALYO
Kusoo Dhawaw Nolosha Cusub Ee Dunida Ee Aad maanta Ku Soo Biirtay

isbitaalka Shaafi Buhoodle waxa uu faraxada dhalashada la qaybsanayaa Mudane: Najiib Axmed Ibrahim & Marwo : Aasiya Cabdiqani Cabdilaahi .
Adeer soo bar baar noqo midii anfacda Waalidkeed, DDD , ilaahay ha barakeeyo .
Kor oo kaalin gal Adeer .

SHAAFI HOSPITAL BUUHOODLE Waxa uu kuu furan yahau 24 saacba
15/07/2022

SHAAFI HOSPITAL BUUHOODLE
Waxa uu kuu furan yahau 24 saacba

HANBAL  HANBALYO HANBALYO Cusbitaalka shaafi waxa uu hanbalyo dhalasho la wadaagayaa mudane : maxamed Cabdilaahi iyo mar...
14/07/2022

HANBAL HANBALYO HANBALYO
Cusbitaalka shaafi waxa uu hanbalyo dhalasho la wadaagayaa mudane : maxamed Cabdilaahi iyo marwo : Ayaan Nuur Maxamed oo gabadhoodii curud maanta ugu dhalatay cusbitaalka shaafi Buuhoodle .

Ilaahay waxaan u waydiinaynaa caafimaad in uu siiyo hooyada .
Sidoo kale nuunaha yar waxaan leenahay soo barbaar Noqo Midii anfacda W.D.D.D

SHAAFI HOSPITAL BUHOODLE :
28/05/2022

SHAAFI HOSPITAL BUHOODLE :

Ogaysiis Ogaysiis Ogaysiis!Waxaa la ogaysiinayaa dhammaanba dadwaynaha sharafta badan in Cisbitaalka Shaafi uu ka shaqo ...
10/08/2021

Ogaysiis Ogaysiis Ogaysiis!
Waxaa la ogaysiinayaa dhammaanba dadwaynaha sharafta badan in Cisbitaalka Shaafi uu ka shaqo bilaabay Dr Axmed Ibrahim (Med. Internist) oo ku takhasusay cudurada guud. Dhakhtarku waxa uu daaweynayaa cudurada guud sida kuwa haweenka iyo caruurta isaga oo isticmaalaya mashiino kala duwan oo casri ah.

27/06/2021

Daryeelkaagu waa Waajibkayaga!

Mudane/Marwo,Ma ogtahay in marwalba uu kahortagu ka wanaagsanyahay iska daawaynta?Ma ogtahay in kahortagu ka kharash yar...
23/06/2021

Mudane/Marwo,
Ma ogtahay in marwalba uu kahortagu ka wanaagsanyahay iska daawaynta?
Ma ogtahay in kahortagu ka kharash yaryahay iska daawaynta?
Ma ogtahay in kahortagu ka caafimaad badanyahay iska daawaynta?

Haddaba Shaafi Hospital Buhodle waxa uu marwalba kuula diyaaryahay noocyada kala duwan ee tallaalada kuwooda muhiimka ah sida tallaalka beerxanuunka (Hepatitis BsAg).

Sidoo kale haddii aad qorshaynayso waxbarasho (admissions) ama safar (travel) ama dalbasho Fiise (visa) wadanka dibadiisa ah, waxa uu Cisbitaalku kuula diyaaryahay shahaado kaa anfacaysa oo ah cadaynu ah inaad qaadatay hadba tallaalka aad markaa dhamaysatay.

Haddaba, ugu kaalay Shaafi hospital tallaal qiimo macquul ah, tayo sare leh iyo xirfadleyaal utababaran bixinta adeega tallaalka.
H**e ugaadh kasoo horjeedka Hudheel Herer ama sakada Cabdi Gurey Plaza.

Mahadsanidiin

12/01/2021

Waa bogga rasmiga ah ee Xarunta Caafimaadka ee Shaafi Buuhoodle.

Address

Street A
Buuhoodle

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Shaafi Hospital - Buhodle posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category