Cusbitaalka Kalkaal Buhodle - Kalkaal Hospital - Buhodle

Cusbitaalka Kalkaal Buhodle - Kalkaal Hospital - Buhodle Kalkaal Hospital Himiladiisu waa u adeegida bulshada deegaanka buuhoodle iyo nawaaxigiisa

Permanently closed.
Kalkaal Hospital waxaa Imaanaya Dr Abdirizak Hussein oo ah khabiir ku takhasusay cudurada Neerfaha iyo Dhimirka, wuxuu d...
14/06/2025

Kalkaal Hospital waxaa Imaanaya Dr Abdirizak Hussein oo ah khabiir ku takhasusay cudurada Neerfaha iyo Dhimirka, wuxuu dhaqtarku isticmaali doonaa Computer casri ah oo madaxa ah.

Diiwaangalintu waxay ka socotaa Cisbitaalka.

Soo dhawaynta  Dr Cabdinuur Maxamed IsmaacilOo ah dhakhtar daawaynta cudurada Guud iyo uur ku jirta
04/05/2025

Soo dhawaynta Dr Cabdinuur Maxamed Ismaacil
Oo ah dhakhtar daawaynta cudurada Guud iyo uur ku jirta

02/05/2025

Habalyo Dhalasho

Kalkaal Hospital - Buhodle Wuxuu Farxada dhalasho la wadagayaa Gudoomiyaha Jamacada Bariga Africa Faraceeda Buuhoodle (EAUB) Cabdicasis Cali Cawil Iyo Marwo Xamdi Xaaji Yusuf oo Wiil ugu dhashay Cusbitalka

Alle haka dhigo Wiilkaas kii Diintiisa, Dalkiisa iyo Dalkiiisaba Anfaca
Hooyada alle ha u siyaadiyo Caafimaadka

01/05/2025

Dhakhtarku si joogta ah ayuu Cusbitaalka uga hawl galidoonaa

Ka faa,iideysi wacan

29/03/2025
03/03/2025

Habalyo Dhalasho

Dhammaan Shaqallaha Kalkaal Hospital - Buhodle & Maamulkiisu, Waxay Farxada dhalasho la wadagayaa Saleban Cawil oo ka mid ah Maamulka Cusbitaalka Iyo Xaaskisa Nafisa Cabdiraxman oo wiil ugu dhalashay Cusbitalka

Alle haka dhigo wiilkaas Mid Diintiisa, Dalkiisa iyo Dadkiisa Anfaca

Umushana caafimaad alle ha u siyaadiyo

Ka faa,iideyso oo daryeel ilkahaaga
01/03/2025

Ka faa,iideyso oo daryeel ilkahaaga

Ramadaan Kareem
28/02/2025

Ramadaan Kareem

08/01/2025

Dhakhtarkii Indhaha ee Cusbitaalka Kalkaal Buhodle - Kalkaal Hospital - Buhodle

Ku  soo dhawoow Cusbitaalka Kalkaal Buhodle - Kalkaal Hospital - Buhodle
07/01/2025

Ku soo dhawoow Cusbitaalka Kalkaal Buhodle - Kalkaal Hospital - Buhodle

Address

Buhodle
Buuhoodle
252

Telephone

+252634214874

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Cusbitaalka Kalkaal Buhodle - Kalkaal Hospital - Buhodle posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram

Category