Al Imran Academy for Health science

Al Imran Academy for Health science Your Skills Are Our Priority
(1)

HAMBALYO MAALINTA CAALAMIGA AH EE KALKAALIYAYAASHA.Guddoomiyaha Al Imran Academy for Health science And Technology Dr-Mu...
12/05/2026

HAMBALYO MAALINTA CAALAMIGA AH EE KALKAALIYAYAASHA.

Guddoomiyaha Al Imran Academy for Health science And Technology Dr-Mukhtar Hassan Nor ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray dhammaan kalkaaliyayaasha Soomaaliyeed iyo ardayda Kuliyadda Nursing-ka munaasabadda Maalinta Caalamiga ah ee Kalkaaliyayaasha Adduunka (International Nurses Day).

Guddoomiyuhu wuxuu si gaar ah ugu mahadceliyey dadaalka, samirka, iyo daryeelka hagar la’aanta ah ee ay kalkaaliyayaashu u hayaan bulshada, iyagoo door weyn ka qaata badbaadinta nolosha iyo horumarinta caafimaadka bulshada Soomaaliyeed.

Waxaan hambalyadan la wadaageynaa dhammaan bahda Nursing-ka meel kasta oo ay joogaan.

Waxaa tihiin halyeeyo bulshada u taagan adeeg, naxariis, iyo badbaado. 🌹🩺

Hadaad daneynayso inaad noqoto xirfadle caafimaad nagu soo biir si aad uhesho baraatiko joogta ah. Waxaa socda isdiiwaan...
11/05/2026

Hadaad daneynayso inaad noqoto xirfadle caafimaad nagu soo biir si aad uhesho baraatiko joogta ah.
Waxaa socda isdiiwaangelinta fasalo cusub
Xafiiska Al Imran Academy for Health science And Technology.

Tell: 0612729794 ama 062 2729794

10/05/2026

Welcome To Al Imran Academy for Health science and Technology.

Education Amount The Al Imran Academy for Health science and Technology.

👉🥼Your Skills is our priority.🥼👈

🎓👉Iing weel I aling aaaw dhamaaty👉🎓

Xarunta 1ªªD ee Machadka Al Imran.

Wixii intaas ka badan fadlan kala xariir:

+252-612729794/622729794








07/05/2026

Hadal-jeedintii Maamulaha Guud ee Machadka Al-Imran Dr. Muqtar HassanNor
Sanad-guuradii 1ªªD ee Machadka Al-Imran
Maamulaha Guud ee Al Imran Academy for Health science and Technology, Dr. Muqtaar Xasan Nuur, ayaa jeediyey hadal qiimo badan oo xambaarsanaa mahadnaq, dhiirrigelin iyo himilo fog intii ay socotay xafladdii sanad-guurada 1ªªD ee Machadka Al-Imran.

Dr. Muqtar wuxuu si gaar ah ugu mahadceliyey dhammaan marti-sharaftii ka soo qeyb-gashay munaasabadda sanad-guurada 1ªªD ee machadka, isagoo sheegay in joogitaankooda iyo taageeradoodu ay muujinayaan kalsooni iyo garab istaag ay bulshada u hayso Machadka Al-Imran iyo dadaallada uu ugu jiro horumarinta waxbarashada iyo kobcinta aqoonta dhalinyarada Soomaaliyeed.

Sidoo kale, wuxuu xusay in Machadka Al-Imran uusan diiradda saareynin oo kaliya dhinaca lacagta ama faa’iido raadinta, balse himilada ugu weyn ee machadka ay tahay horumarinta aqoonta, tayeynta waxbarashada, iyo soo saarista arday leh xirfad, akhlaaq iyo karti ay bulshada ugu adeegaan.

Wuxuu carrabka ku adkeeyey in machadka aan loo furin sidii lacag looga sameyn lahaa oo keliya, balse loo aas-aasay sidii bulshada loogu horseedi lahaa aqoon, horumar iyo mustaqbal wanaagsan.

Dr. Muqtaar ayaa sidoo kale ammaanay maamulka, macallimiinta iyo ardayda machadka oo door weyn ka qaatay horumarka iyo sumcadda wanaagsan ee uu machadku ku tallaabsaday muddadii koobnayd ee uu jiray.

Wuxuu tilmaamay in guulaha la gaaray ay ku yimaadeen dadaal joogto ah, wadajir iyo niyad adag.

Ugu dambeyn, wuxuu ku boorriyey ardayda iyo guud ahaan bahda waxbarashada inay sii laba-laabaan dadaalkooda, kuna dadaalaan helitaanka aqoon tayo leh oo waxtar u leh naftooda, qoyskooda iyo bulshada Soomaaliyeed.

Machadka Al-Imran Hoyga Aqoonta & Horumarka.

06/05/2026

Hadaad daneynayso inaad noqoto xirfadle caafimaad nagu soo biir si aad uhesho baraatiko joogta ah.
Waxaa socda isdiiwaangelinta fasalo cusub
Xafiiska Al Imran Academy for Health science And Technology.

Tell: 0612729794 ama 062 2729794

Tacsiyo..😰😥😢Maamulaha guud machadka, Maamule Ku xigeenka Machadka, Madax xafiiska, Macalimiinta, ardeyda iyo Waalidiinta...
28/04/2026

Tacsiyo..😰😥😢

Maamulaha guud machadka, Maamule Ku xigeenka Machadka, Madax xafiiska, Macalimiinta, ardeyda iyo Waalidiinta machadka Al Imran Academy, waxey tacsiyo u dirayaan,
Maamul ku xigeenka Machadka
"Dr Mohamed Elmi Ali".
إنا لله وإنا إليه راجعون

Alle ha u naxriisto "Adeerka", qabrigiisana alle ha u waasiciyo.

Dhammaan familka waxeynu leenahay Allah ha u naxriisto Adeer samir iyo imaan Allah idinka siiyo qabrigiisana Allaah Ha u waasiciyo .

Welcome To Al Imran Academy for Health science and Technology.Education Amount The Al Imran Academy for Health science a...
18/04/2026

Welcome To Al Imran Academy for Health science and Technology.

Education Amount The Al Imran Academy for Health science and Technology.

👉🥼Your Skills is our priority.🥼👈

🎓👉Iing weel I aling aaaw dhamaaty👉🎓

Xarunta 1ªªD ee Machadka Al Imran.

Wixii intaas ka badan fadlan kala xariir:

+252-612729794/622729794








Address

Suuq Yaraha Road
Buurhakaba

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Al Imran Academy for Health science posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share