Galmudug General Hospital

Galmudug General Hospital Galmudug General Hospital in Karaama Village at Cadaado District.

19/10/2024
Galmudug General hospital waxaa lagu soo kodhiyay dhaqatir cusub oo kalaah DR  hawenka DR maqarka DR cunaha iyo sanka DR...
16/05/2024

Galmudug General hospital waxaa lagu soo kodhiyay dhaqatir cusub oo kalaah DR hawenka DR maqarka DR cunaha iyo sanka DR cudurada guud iyo caruurta

11/01/2024

Ogeysiiis
Dhamaan bulshada kunool Degmada..cadadaado...... iyo nawaaxigeeda waxaa la ogeysiinayaa Galmudug General Hospital eey kahowl bilowday Drs Aisho ibrahim xaaji yuusuf oo kutaqasustay cudurada Haween ka iyo dhal mada(Obstetrics and Geynecology) sida:
*Caada wareerka
*Dhiig furanka
*Dhalma la'aanta ay keenan cuduradu
*Infectionka ku dhaca Habdhiska taranka
* Cudurada keena ilmaha oo hooyada ku dhex dhinta, iyo Daweynta Dhamaan Cudurada Ku dhaca haweenka caadiga ah iyo kuwa uurkaleh intaba.
FG: Dhaqtaradu waxa ay ku howgeli doontaa Ultrasound, Shaybaar iyo Agab casri ah oo waxlagu baaro, iyo Daawo tayo leh. Kala xiriir 0614448484 0614447474

Ogeysiiis Dhamaan bulshada kunool dagmada cadaado iyo nawaaxigeeda waxaa la ogeysiinayaa in dib uhabeyn lagu sameyay gal...
19/12/2023

Ogeysiiis Dhamaan bulshada kunool dagmada cadaado iyo nawaaxigeeda waxaa la ogeysiinayaa in dib uhabeyn lagu sameyay galmudug General Hospital laguna sokodhiyay qeyta emergency Oo 24 saac shaqeneysa

Address

Cadaado

Telephone

+252615945150

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Galmudug General Hospital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Galmudug General Hospital:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram

Category