Xuseen shiniyow

Xuseen shiniyow i'm a doctor i work in general hosbital my favorate sports is reading my name is xuseen i am 38 years old i am adoctor i live in somalia

🌐  {وَقَضَيْنَا إِلَىَ بَنِي إِسْرَائِيلَ فِي الْكِتَابِ لَتُفْسِدُنّ فِي الأرْضِ مَرّتَيْنِ وَلَتَعْلُنّ عُلُوّاً كَبِي...
03/11/2024

🌐 {وَقَضَيْنَا إِلَىَ بَنِي إِسْرَائِيلَ فِي الْكِتَابِ لَتُفْسِدُنّ فِي الأرْضِ مَرّتَيْنِ وَلَتَعْلُنّ عُلُوّاً كَبِيراً ۝ فَإِذَا جَاءَ وَعْدُ أُولاهُمَا بَعَثْنَا عَلَيْكُمْ عِبَاداً لّنَا أُوْلِي بَأْسٍ شَدِيدٍ فَجَاسُواْ خِلاَلَ الدّيَارِ وَكَانَ وَعْداً مّفْعُولاً ۝ }

انا لله وانا اليه راجعون 😭😭😭😭😭Waa Geeri aad U Xanuun badan oo Naxdin lehAllah unaxriiste waxaa caawa magaaladaBeydhabo k...
31/10/2024

انا لله وانا اليه راجعون 😭😭😭😭😭
Waa Geeri aad U Xanuun badan oo Naxdin leh
Allah unaxriiste waxaa caawa magaalada
Beydhabo kugeeriyodey adeer maxamed Ali qalinle
oo mudooyinkaan dambe ku xanuunsanaa
Beydhabo waxaan Allah Uweydiineyaa
Unuu Janatul firdowso kawaraabiyo .
Ehelafiisa,qaraabafiisa iyo good ahaan uma soomaliyeed sabar iyo iimaan kasiiyo.
Gedaashiisa ilaahay naafidneey. Amiin yaa rabi.

مبادرة فاشلة لصالح الاحتلال الصهيوني والذي ينتظر اي اشارة عن مكان الاسرى الاسرائيليين في غزة ، الحل الامثل يا وسطاء اما ...
27/10/2024

مبادرة فاشلة لصالح الاحتلال الصهيوني والذي ينتظر اي اشارة عن مكان الاسرى الاسرائيليين في غزة ، الحل الامثل يا وسطاء اما مصر أو قطر ، صفقة كاملة متكاملة وليست محدودة او لا صفقة 🇵🇸🔻🇪🇬

24 saac la soodhaafay waxay baahiyeen 14 doonfaar oo baqtiyay.
25/10/2024

24 saac la soodhaafay waxay baahiyeen 14 doonfaar oo baqtiyay.

Hadana yahuudii waxay soo dhejisay lix wariye oo ka tirsan  al jasiira  oo intabadan xoo tebiya xaqiiqda kajirta  Gaza i...
23/10/2024

Hadana yahuudii waxay soo dhejisay lix wariye oo ka tirsan al jasiira oo intabadan xoo tebiya xaqiiqda kajirta Gaza in ay yirahdaan hamaas waa yab
Yahuuda waxay leeyihiin ha sheegin dadka aan xasuugno. Haddii kale waxaad tihiin xamaas.!!!!!!!!!!!!

عاجل| ديوان رئيس وزراء الاحتلال: طائرة مسيرة أطلقت من لبنان وأصابت بشكل مباشر منزل بنيامين نتنياهو في قيسارية.
19/10/2024

عاجل| ديوان رئيس وزراء الاحتلال: طائرة مسيرة أطلقت من لبنان وأصابت بشكل مباشر منزل بنيامين نتنياهو في قيسارية.

Madaxwaynaha jamhuuriyada fadaralka somalie mudane dictoor  xasan sheekh maxmuud  (xanan kordhiyow)  waa laga diiday mud...
05/10/2024

Madaxwaynaha jamhuuriyada fadaralka somalie mudane dictoor xasan sheekh maxmuud (xanan kordhiyow) waa laga diiday muddo kordhintii u samayn lahaa madaxda maamjl gobaleedyada.
1 WXaaana diiday madaxwayne gobaleedka og in uu soolaaban doono.

2 mudo kordhiinta waxaa ka ogalaaday kuwa rajada soolaabashadooda ay xuntahay.

Shalay hambaliyo  godoomiyaha gobalka bay. Bilgudeheed maantana  hambaliyo godoomiyaha degmada berdaale .Haddaba  maxaa ...
03/10/2024

Shalay hambaliyo godoomiyaha gobalka bay. Bilgudeheed maantana hambaliyo godoomiyaha degmada berdaale .
Haddaba maxaa qaldan labo jeer bil gudeheed loo magacaabay.
Waa qofka ladoonaayo in laga dabageeyo ubixii lisku baabiyay. Hala iska jiro
Waa khatar .
Ninkaan hala badbaadsho maxakamadii madaxtooyada laftagareen.
Allaw ma'idan sheegnay!!!!!!!!!!

Waxaa sidaa qoray madaxii cayayaanka baraha bulshada  xelagii farmaajo. Cali yare cali.Shalay waxaan ogeeyn shirkii Chin...
21/09/2024

Waxaa sidaa qoray madaxii cayayaanka baraha bulshada xelagii farmaajo. Cali yare cali.

Shalay waxaan ogeeyn shirkii China, maantana waa shirka golaha guud ee qaramada midoobay.

Reer Koonfur Galbeed armeey dalk wax aan aheeyn akoonka Aden Madoobe oo talo iyo matalaada ah ku leeyihiin soomaalida iyo caalamka intaba?

Wasiirkii h**e ee Haween iyo Xuquuqul Iinsaanka XFS Hanifa Habsade “Xildhibaankii isaga oo Mayd wado diyaarada laga soo ...
19/09/2024

Wasiirkii h**e ee Haween iyo Xuquuqul Iinsaanka XFS Hanifa Habsade “Xildhibaankii isaga oo Mayd wado diyaarada laga soo dejinaayey shalay ma ahayno! Guddoomiye Jawaari Allah u naxariistee isaga oo Baydhabo loo diiday ayuu Xamar ku dhintay, xitaa Maydkiisa loo qaadin. Dadkii dad celin jiray oo diyaaradaha lahadli jiray lee Eedadayna (Xildhibaan Sareedo) maanta celiyey.”

Haddii aad labo jeer  buug wax ku heshay  ogow kii aad ku dhimanlahayd  ayaa soo socda.
18/09/2024

Haddii aad labo jeer buug wax ku heshay ogow kii aad ku dhimanlahayd ayaa soo socda.

Address

Cadaado

Telephone

+252615509251

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xuseen shiniyow posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Xuseen shiniyow:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram

Category