01/07/2023
Halkani waa xarunta caafimaadka alraxma medical ee degmada dhahar gobalka highland oo lagusookordhiyay adeegyo Muhim u ah bulshada degmada iyo dhamaan pulshda kale ee ku hareerysan ,waxbadana kahaqabtiri doonta baahiyaha Kala duwan ee caafimadka loo qabo,
Waxaaa kahelysaa
Dawo Tayo sare Leh
Qalab shaybaar oo dhamystran
Cumputara casriya
Cosmetic
Baby care sida xafayda caanaha shoopinkii ciyaalka.
Adeegayaal markasta diyaar u ah udeegida macaamiisha ,iyo sidii aay kuu qancinlahaayeen
Intaa waxaa dheer qiima marksta kuraaligalinya
Waxaaa kaloo diyaar kuugu ah xarunta dhaqaatiir utagan markasta darteelka iyo xanaanynta bukaanka
Dhaqatiirta diyarka ah ee aadkahelyso waxaa kamida
Drso deqa cabdrisaq xasan oo kutakhakustay xanuunda kudhaca haweenka iyo dawyntooda
Dr maxamed cawil oo ah drso ku takhakhusay dawynta cudurda guud iyo caruurta
Xarunta 24 kasaac waa diyaaar adeegeda wad helkadhaaa
Kusoodhowada