21/09/2023
Wali waxaa socdo araaji qabashada ardayda cusub ee collageka Galgaduud Midwifery Training Institute qaadanayo ee Fadlan ka faiideeso fursadaan waxbarasho oo freega ah oo dhiibo codsikaaga hadii Aad joogto galgaduud,hiiraan iyo mudug waxaad u dhiiban kartaa codsikaaga madaxa caafimaadka ee degmada amaba hospitalka ama soo garaac numberadan 0615650311 ama 0615609900 ama 0615221623 ama 0615371758.
Xasuusin: waqtiga araaji qabashada waxa uu ku egyahay 29/09/2023.
Kafaaiideesi wacan.