Dollow District Hospital

Dollow District Hospital DDH Provides medical Care by an Excellent

12/12/2023
Dollow November 21 /11/2023Waxaa Maaanta Booqasho Ku Yimi Hospital Degamda Dollow Wasiir kuxigeeenka Wasaaradda Gargaark...
21/11/2023

Dollow November 21 /11/2023

Waxaa Maaanta Booqasho Ku Yimi Hospital Degamda Dollow Wasiir kuxigeeenka Wasaaradda Gargaarka iyo maareynta musiibooyinka Jubaland Maxamed Cismaan Jeemis iyo Gudoomiyaha Gobolka Gedo Cabdulaahi Shimbir Soona garsiyey Deeq Dawo Ah logu talagey in wax loga Qabto Xanunada Ka Dhasho fatahaad Iyo Dadadka

Maamulka Dollow District Hospital ayaa uga war Bixiyey Adeeg uu Hospital u Hayo Bulshada Somaliyed Ku noool Degamada Dollow Iyo deeganada Hoos yimado Sido Kale Warbixin Ka Siyey Xanunada Ka dhashay Dadadkiii Iyo Fatahada ku Dhufatay degamada Iyo deganada Hoos Yimado

📸 mansoor

19/10/2023
14/10/2023
Waxaa Si Deg Deg Loga Baahan Yahay Dhiig O+Bunkaan Yaaalo Hospital Degamda Dollow Bixi Dhiig Ku Badbaadi Naf Kale Fadlan...
14/09/2023

Waxaa Si Deg Deg Loga Baahan Yahay Dhiig O+
Bunkaan Yaaalo Hospital Degamda Dollow

Bixi Dhiig Ku Badbaadi Naf Kale

Fadlan Caawi Oo gaar kala Xiriir 0618391704

02/09/2023

We All Have a role To Play To Support Violence Victims And Survivors Especially In The First 72 Hours

Dhamanten Waxeynu Tagero Ween Ka Gesan Karanaa Si Aynu U yareno Falalaka Ka Dhaso Ku Xad Gudubka Jinsiga Iyo Dhibaatoyinka Ka Dhaso 72 Saac Ugu Horeyo

Hospital Ka Degamda Dollow Waxaa Kugu Diyaaar Adeeg Bixin Dadka La Kulmo Ama Uu ku Dhaco Falalka La Xariro Ku Xad Gudubka Jinsiga

Aynu Garab Istaag Caawin Dadka Nugul Ee Dhibatada Ku Dhacdo 72 Saac Ee Ugug Horeyo Si Ay U Helaan Adeeg Caafimada Oo Dhamestiran

19/08/2023

Dollow District Hospital
Qeebta Emergency 🚨

Nogu Kaalay Adeeg 24 Saac Ah

Fariinta Wacyigalinta Maalinka Cagaarshowga Aduunka Oo Uu Idin Soo Gudbinayo Dr Ali  Ga’al Kamid Ah Dhaqatiira Ha Howlga...
29/07/2023

Fariinta Wacyigalinta Maalinka Cagaarshowga Aduunka Oo Uu Idin Soo Gudbinayo Dr Ali Ga’al Kamid Ah Dhaqatiira Ha Howlgasho Hospitalka Degmada

Time To Test To Treat , To Cure

14/07/2023

Address

Dolow

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dollow District Hospital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Dollow District Hospital:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram

Category