District primary health care Erigavo

District primary health care Erigavo Health Promotion

Healthy Diet

Physical Activity

Weight Management

Fall Prevention

Smoking

09/04/2023

Halkan waxaad kala soconaysaan wacyigalina ee daryeelka caafimaadka degmada cerigaabo
oo loogu tala galay kor u qadida cafimaadkooga

Olaha talaalka macalimiinta iyo ardada kawayn 18ka sano ee lagaga hortagayo caabuqa COVID-19Olalahaan oo ay iska kaashan...
14/11/2021

Olaha talaalka macalimiinta iyo ardada kawayn 18ka sano ee lagaga hortagayo caabuqa COVID-19

Olalahaan oo ay iska kaashanayaan wasaaradaha waxbarashada iyo caafimaadka ayaa looga gol leeyahay in lugu yareeyo faafitaanka caabuqa iyo wax yeelada kasoo gaadhaysa bulshada.

Mahadsanidiin

Dawladdu waxay samaysay  Dib-u-habaynta Daryeelka Caafimaadka, iyada oo dejisay xidhmo dhammaystiran oo soo jeedin ah oo...
13/11/2021

Dawladdu waxay samaysay Dib-u-habaynta Daryeelka Caafimaadka, iyada oo dejisay xidhmo dhammaystiran oo soo jeedin ah oo loogu talagalay dib-u-habaynta nidaamka daryeelka caafimaadka, oo ay ku jiraan kor u qaadista horumarinta daryeelka aasaasiga ah gaar ahaan bixinta daryeel caafimaad oo joogto ah, ka hortag, dhammaystiran iyo adeegyo

13/11/2021
13/11/2021

Health Promotion

Healthy Diet

Physical Activity

Weight Management

Fall Prevention

Smoking Cessation

Alcohol Consumption

Sleep Hygiene

Mental Well-being

Address

Erigavo

Opening Hours

Monday 07:00 - 12:00
Tuesday 07:00 - 12:00
Wednesday 07:00 - 12:00
Thursday 07:00 - 12:00
Friday 16:00 - 17:00
Saturday 07:00 - 12:00
Sunday 07:00 - 12:00

Telephone

+252906842003

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when District primary health care Erigavo posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram