Taleex Guest House

Taleex Guest House Huteel-kan waa huteel hurdo iyo cuntoba isugu jira oo ay kuugu diyaar yihiin dhamaanba adeegyada hotel leeyahay kuna raali gelinaya macmiil

Taleex Guest House waa Guriga martida waxa uu ku yaalaa magaalda Ceerigaabo, waa Huteel hurdo sidoo kale cuntaad jeceshahay laguugu diyaar garaynayo isla sidoo kale ay diyaar kuugu yihiin adeegya aad u baahan tahay inaad hesho

guest house-kan waxa uu ku yaala meel ka baxsan buuqa iyo saxiimada magalaada aadna ka helayso hawo fresh ah iyo jawi aad u macaan waxa uu magaalada ka xiga jihanda Waqooyi Bari ahna dhanka loo yaqaano shacabka ama Seeraha ceerigaabo ama agagaarka cusbitaalka guud ee Eigavo Hospital

waxa kuugu yaala Huteelka dhexdiisa parking wayn oo gawaadhida loogu talo galay in la digto iyo weliba barxad wayn oo loogu tala galay in aad ku nasatid isla markaana ay kuugu taalo beero aad u qurux badan oo il qaba tinka u roon

Address

Shacab Area
Erigavo
063

Telephone

063-4281885

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Taleex Guest House posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram