05/05/2026
World Midwife Day 5 May
Maanta oo kale waxaa la xusaa Maalinta Caalamiga ah ee Umulisooyinka, si loo muujiyo loona maamuuso doorka muhiimka ah ee ay ka qaataan badbaadada hooyooyinka iyo Dhalaanka