Ramadan Hospital Galkacyo

Ramadan Hospital Galkacyo Ramadan Hospital is a center comprising of doctors in all disciplines for accurate diagnosis, managem

24/01/2026

Ogeysiis ogeysiis muhiim ah
Dhaman bulshada ku dhaqan gobalka mudug gar ahaan magalada Galkacyo waxa la ogeysiinaya in ispitalka Ramadan ka socoto qaliiman caad /xuub fiiqis ah iyo xidida biyaha ku furan yihiin.
Dr.abdimahad Osman Elmi oo ah dhaqtar ku taqasusay dawenta iyo qaliimada dhaman cudurada ku dhaco indhaha.

Dhaqtarka waxa uu si toos ah ujoogi donaa isbitalka ramadaan ee ka faaideysi wacan

0613354300/0905373131

21/01/2026

Daahfurka baaritaanka caafimaadka xujeyda gobal mudug iyo nawaxikiisa 2026

13/01/2026

muhiim ah:

, Dr Wagdi ayaa ka howl galaya isbitaalka Ramadan Galkacyo .

Dhakhtarku wuxuu sameynaya:

✅ Adeegyada aan qabanayno
✅ Bixinta iyo gelinta ilkaha
✅ Buuxinta iyo kabista ilkaha
✅ Qaliimada gowsaha ciladeysan
✅ Beerista ilkaha iyo gowsaha
✅ Daweynta suuska ilkaha
✅ Nadiifinta ciridka iyo ilkaha
✅ Daweynta cirid dhiga iyo afshirka
✅ Dareen dilista ilkaha
✅ Xirista ilkaha hab carsi ah
✅ Xirista biraha dental braces

Is diwaangalintu way socotaa.

Isbitaalka Ramadan wuxuu ku yaalla Galkacyo, agagaarka Hotel Five star.

Wixii fahafaahin dheeri ah kala xiriir

0905373131
0613354300

Ramadan Hospital Galkacyo

08/01/2026

muhiim ah: Galkacyo

Dr bariise ayaa ka howl galaya isbitaalka Ramadan Galkacyo .
FG: iyo waa la aan
Dhakhtarku wuxuu sameynaya:

✅ Daweynta cudurada lafaha
✅ Daweynta murqaha iyo seedaha
✅ Daweynta iyo qaliimada ciyaartoyda
✅ Jeesto sarida bukanka jaban
✅ kabista lafaha jaban
✅ Gelinta biraha lafaha gudaha iyo bananka
✅ Toosinta lafaha qaloocan
✅ Badalida sinta jaban
✅ Badalida jilbaha
✅ Ku shubista dheecaanka kala goysyada
✅ daweynta iyo qalimada seedaha koksan
Dhaqtarka waxa si jogta uga heli kartaa isbital ramadaan.

Isbitaalka Ramadan wuxuu ku yaalla Galkacyo, agagaarka Hotel Five star.

Wixii fahafaahin dheeri ah kala xiriir

0905373131
0613354300

Ramadan Hospital Galkacyo

Ramadan Hospital is a center comprising of doctors in all disciplines for accurate diagnosis, managem

  muhiim ah:    Galkacyo     Dr bariise ayaa ka howl galaya isbitaalka Ramadan Galkacyo .FG:  iyo      waa   la aanDhakh...
08/01/2026

muhiim ah: Galkacyo

Dr bariise ayaa ka howl galaya isbitaalka Ramadan Galkacyo .
FG: iyo waa la aan
Dhakhtarku wuxuu sameynaya:

✅ Daweynta cudurada lafaha
✅ Daweynta murqaha iyo seedaha
✅ Daweynta iyo qaliimada ciyaartoyda
✅ Jeesto sarida bukanka jaban
✅ kabista lafaha jaban
✅ Gelinta biraha lafaha gudaha iyo bananka
✅ Toosinta lafaha qaloocan
✅ Badalida sinta jaban
✅ Badalida jilbaha
✅ Ku shubista dheecaanka kala goysyada
✅ daweynta iyo qalimada seedaha koksan
Dhaqtarka waxa si jogta uga heli kartaa isbital ramadaan.

Isbitaalka Ramadan wuxuu ku yaalla Galkacyo, agagaarka Hotel Five star.

Wixii fahafaahin dheeri ah kala xiriir

0905373131
0613354300

Ramadan Hospital Galkacyo

OGEYSIIS MUHIIM AH 📢Isbitaalka Ramadan  wuxuu si sharaf leh idin kugu war galinayaa in   oo ah dhaqtar ka  ,  iyo   (   ...
31/12/2025

OGEYSIIS MUHIIM AH 📢
Isbitaalka Ramadan wuxuu si sharaf leh idin kugu war galinayaa in oo ah dhaqtar ka , iyo ( ) uu qaban doono wacgi galin ku sabsan cudurka kuso batay Gobalka ee gowracada (DIPHTHERIA)
Habeenka sabtida so galayso iyo hotel five star.

21/12/2025

Wasarada caafimaadka galmudug iyo Ramadaan Hospital waxay iska kaashanayan qaliimo caad fiiqis iyo kabida lafaha ah o lacag la,aan ah oo soconaysa mudo 2bil ah si bulshada ku dhaqan magalada galkacyo iyo nawaxigeeda loga yareeyo arag la,anta iyo naafada .
Wac 0905373131/0613354300

21/12/2025

muhiim ah:

( ), Dr Cabdalla Xuseen, ayaa ka howl galaya 2 jan 2026 ilaa 6 jan 2025 isbitaalka Ramadan Galkacyo.

Dhakhtarku wuxuu sameynaya:

✅Daweynta iyo qalliimada Qumanka,
✅Daweynta iyo qalliimada hilibka sanka,
✅Daweynta iyo qalliimada xanunada dhegaha,
✅Daweynta iyo qalliimada qanjirka cunaha
✅Nadiifinta iyo ka saarida walxaha gala sanka, dhagaha iyo cunaha
✅Cabbirka maqalka iyo adeegyada lamidka ah

FG: Dr Cabdalla waa dhakhtarkii ku guuleystay abaal marinta dhakhtarka ugu fiican Soomaaliya.

Is diwaangalintu way socotaa.

Isbitaalka Ramadan wuxuu ku yaalla Galkacyo, agagaarka Hotel Five star.

Wixii fahafaahin dheeri ah kala xiriir

0905373131
0613354300

Ramadan Hospital Galkacyo

14/12/2025

muhiim ah:
Wasarada caafimaadka galmudug iyo ramadaan hospital waxay iska gashanahayaan qaliimo caad fiiqis iyo kabida lafaha oo lacag la aan ah si bulshada ku dhaqan magalada galkacyo iyo nawaxigeeda loga yareeyo arag laanta iyo naafada .

Dhaqatiirta waxa si jogta uga heli kartaa isbital ramadaan.

Isbitaalka Ramadan wuxuu ku yaalla Galkacyo, agagaarka Hotel Five star.

Wixii fahafaahin dheeri ah kala xiriir

0905373131
0613354300

Ramadan Hospital Galkacyo

Waxa malintii sedexaad jooga dhaqatiirta   iyo   1:Dhakhtarka   iyo     -Abdiladif-Mohamed-Ali iyo dhakhtarka    -Abdino...
08/12/2025

Waxa malintii sedexaad jooga dhaqatiirta iyo
1:Dhakhtarka iyo -Abdiladif-Mohamed-Ali iyo dhakhtarka -Abdinor-Jamac-Geele ayaa imaana 6-12-2025 -Hospital -Galkacyo.
Dhakhtarku waxa uu ka daweynayaa Xanuunada sida:
1:xanuunka wadnaha oo xididdadu dumaan(coronary artery disease)
2:wadnaha oo istaaga (heart attack-myocardial infarction)
3:wadnaha oo daciifa( hearta failure)
4:wadnaha oo garaaciisu khaldan yahay (arrhythmia)
5:cudurrada valveska wadnaha(valvular heart disease)
6:dhiigkarka (hypertension)

Sido kale dhaqtarka neerbaha
Dhakhtarku waxa uu daweynayaa Xanuunada iyo sida: Waalida, Qalalka, jareynta Madax xanuunka soo noqnoqda,dhabar xanuunka,kababyada ,hurdo laanta, Walwalka, Walaaca, Shakiga, iyo xaaladaha murugeed.

Dhakhatiirtu waxay joogi donaan maalmo kooban Isbitaalka Ramadan Gaalkacyo.

Isdiwaangalinta kala xiriir.

0905373131/0613354300

08/12/2025

Ka faidaysi wacan

Address

Wadajir District, Hobyo Street
Gaalkacyo

Telephone

+252905373131

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ramadan Hospital Galkacyo posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Ramadan Hospital Galkacyo:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram

Category