11/03/2024
Dhamaan umada muslimiinta meel walba ay joogaan waan leenahay ramadaan kariim.
Waxaad kala soo xiriiri kartaan lambarada hoos ku qoran wixii faafaahin ah.
🏢 Goobta - Galkacyo, Laamiga weyn wadada abdinasir, Kasoo horjeedka Saldhiga weyn ama kaalinta karaama ayey dhinaca ku haysaah.
☎️ +252907766013
☎️ +252905968595
☎️ +252905968596
📨Taajpharmacy001@gmail.com
🌐 Taaj Pharmacy & Dental Care