Garaad carte

Garaad carte Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Garaad carte, Garaad carte, Gaalkacyo.

27/03/2024

Mudug waxay noqotay meesha kaliyaa ee malin kaste dadka aqoonta leh laga ugaarsado.

Waxay noqotay Hoy’ga dhiiga dhalinyarada aqoonta leh waxay noqotay meel aan waxba la xerinayn.

yaa wax lo bartaa xagee waxaan baranay ku so bandhignaa haddi malin kaste dhalinyaradi sidi xoolihi lo xasuuqayo.

27/03/2024

Gaalkacyo waxaa caawo lagu dilay wiil dhalinyaro ah oo lagu magaacaabo Cali Ciid,

Wiilka la dilay ayaa aano qabiil loo dilay Alle haku naxaristo zxb

20/03/2024

Welcome president Mohamed Abdullahi Farmaajo to garowe

19/03/2024

Saddexda qof ee faalladoodu(comment) ugu reaction badan ayaa guulaysanaya.
Xilliga tartankuna waa caawa 9:30 PM ilaa bari 8:00 AM.

Shuruudaha guulaystaha:
1- Soo qor "Isgaarsiini waa Golis".
2- Like garee page-ka Golis Telecom.
3- Share garee Post-ga.
4- Like garee Post-ga.



09/02/2024
02/01/2024

Khalaas muuse bixi waa isagu dhammatay

21/11/2023
Hawiyow: Waxbaa Lagu soo Hirtaaye Maxaa Kaga soo Horeeyey deegaan Leelkase? Soo doonta bakhtigiina!
02/10/2023

Hawiyow: Waxbaa Lagu soo Hirtaaye Maxaa Kaga soo Horeeyey deegaan Leelkase?

Soo doonta bakhtigiina!

 : Waxaa goobtiisa Shaqo lagu dilay nin dhalinyaro ah oo lagu magacaabo Dr Sakariye Cabdi Jaamac sababo la xiriira aano ...
09/09/2023

: Waxaa goobtiisa Shaqo lagu dilay nin dhalinyaro ah oo lagu magacaabo Dr Sakariye Cabdi Jaamac sababo la xiriira aano qabiil, Sidoo kale waxaa la dhawacay gabar ka shaqaynaysay xarunta uu Dr Zakaria ka shaqaynayay ee Alxaramayn Pharmacy and supermarket.

Inalilaahi waa Ina ilahayhi rajicuun alle ha u naxaristo ader Koronto warsame xirsi runti waa geeri aad u xanuun badan o...
03/09/2023

Inalilaahi waa Ina ilahayhi rajicuun alle ha u naxaristo ader Koronto warsame xirsi runti waa geeri aad u xanuun badan oo dhamaan tabatay qalbiyadeen alle waxaan uga Baryayaa in qabriga u wasiciyo marti la jecel yahayna ka dhigo

Address

Garaad Carte
Gaalkacyo

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Garaad carte posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram