06/10/2023
BISMILAAH
Birri oo ay Taarikhdu tahay 7/October/2023 Beyra Health center wuxuu si dardarleh u bilaabayaa inshaa Allah qaadista Nooca dhiiga ( BloodTyping) .
Talaabadan oo uu maamulka iyo shaqaalaha qaybahooda kala duwani ku dhaqaaqen ka jawaabistiisa kadib markii manhajka cusub ee wasarada waxbarashada ee Dowlada puntland ay fartay in Arday walba ogaado Nooca dhiigiisu yahay.
Fursadaan cajiibkaa ee uu soo kordhiyey Beyra Health center waxay u furantahy kana faa idaysan kara qofkastoo Danaynaya inuu ogaado Nooca uu dhiigiisu yahay ( Blood Typing).
Wuxuuna soconayaa 7.10.23 - 14.10.23 .
Waa Billahi Towfiq .
Manager of.B.H.C: Maryamo Abdiqafar Abdirahman .
Second Manager of.B.H.C: Muna Mohamud Abdulaahi.