18/01/2026
Barnaamijka Abaal iyo Waydiimo
Numberka Guuleystaha Barnaamijka Isbuucan waa 3,103 Waxaana Ku guuleysatay CAdnaan Muuse.
Waxaan Leenahay Hanbalayo Hanbalyo.
ka Qayb Galayaasha Kale ee Barnaamijka Waxaan U Rajeyneynaa Nasiib Wacan iyo Isbuucyada Danbe.
Qaybta Ogeysisyada Iyo Xiriirka Dadwaynaha