Xarunta Cilaajka Quraanka Ee Macalim Cabdiraxman Abu Zubeyr

Xarunta Cilaajka Quraanka Ee Macalim Cabdiraxman Abu Zubeyr Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Xarunta Cilaajka Quraanka Ee Macalim Cabdiraxman Abu Zubeyr, Medical and health, mudug, Gaalkacyo.

08/09/2025

muhiim ah galdogob wixii faah faahin ah 907 573 714

02/09/2025

Shifadu degmada badhan waxay ka guuraysaa 10ka bishaan 9laad insha allah

27/08/2025

muhiim ah Badhan iyo nawaaxigeeda ku socda daawo muuqaalka

10/08/2025

Ogaysiis ku socda badhan iyo hadaftimo shifadu waxay guuraysaa bisha 9laad ee fooda nagu soo haysa insha allah ka faaiidayso maal mahaas kooban insha allah

28/06/2025

Wargalin cusub kuna socota degmada baran iyo nawaaxigeeda

04/06/2025

faaiidayso intaysan guurin shifadu degmada Badhan waxay joogaysaa bishaan 6 xaad ee aan ku jirno insha allah

15/05/2025

reer badhan iyo nawaaxigeeda daawo xogta kala xariir 907 573 714

03/05/2025

galin muhiim ah degmada badhan iyo nawaaxigeeda 907 573 714

26/04/2025

Ogaysiis dagmada badhan quraan saarku wuxuu toos uga bilaa banayaa insha allah sabtida

3/ bisha 5naad/2025 faah faahin 907 573 714

24/04/2025

muhiim ah reer BARAN SANAAG

وَبَشِّرِ الصَّابِرِينَ ۝ الَّذِينَ إِذَا أَصَابَتْهُمْ مُصِيبَةٌ قَالُوا إِنَّا لِلَّهِ وَإِنَّا إِلَيْهِ رَاجِعُونَ ۝ ...
20/04/2025

وَبَشِّرِ الصَّابِرِينَ ۝ الَّذِينَ إِذَا أَصَابَتْهُمْ مُصِيبَةٌ قَالُوا إِنَّا لِلَّهِ وَإِنَّا إِلَيْهِ رَاجِعُونَ ۝ أُوْلَئِكَ عَلَيْهِمْ صَلَوَاتٌ مِنْ رَبِّهِمْ وَرَحْمَةٌ وَأُوْلَئِكَ هُمُ الْمُهْتَدُونَ

Allaha unaxariisto burhaan iyo marxuumka kale

Tan lama oran karo waa aano qabiil waa kaa dhimay oo kugu dhimay

Aniga ayeyday aan jeclahay baa ah reer faarax shirwac khalaf 5 bay ka tirsataa faarax shirwacna 6 bay ka tirsataa

Dhamaan reer faarax shirwac waxay ii yihiin awoowe ayeeyo adeer iyo eedo

Marka ehelooy samir aan kaal maysano waxaan waa wax qadar alle ku dhacay

17/04/2025

galin muhiim ah shifadu waa bosaso

BARAN laga furayo kala xariir 907 573 714

Address

Mudug
Gaalkacyo

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xarunta Cilaajka Quraanka Ee Macalim Cabdiraxman Abu Zubeyr posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram