Al-Xaramayn Pharmacy company.

Al-Xaramayn Pharmacy company. Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Al-Xaramayn Pharmacy company., Pharmaceutical Company, Gaalkacyo.

Tababar kor loogu qaadayay aqoonta iyo xirfada shaqaalaha Al Xaramayn pharmacy kuna saabsanaa Pharmacy practice  ayna bi...
01/09/2023

Tababar kor loogu qaadayay aqoonta iyo xirfada shaqaalaha Al Xaramayn pharmacy kuna saabsanaa Pharmacy practice ayna bixinaysay jaamacada Global Science University ayaa manta soo gabagaboobay.

Tababarkaas oo soconayay muddo 2 maalmood ah ayaa maanta lagu so xiray
Xaflad taas oo lagu gudoonsiiyay shahaadoyin dhamaan shaqaalahii qaatay tababarkaas.

Waxa kale oo xafladaas lagu gudoonsiyay shahaado sharaf jaamacadda Global Science University oo qabtay tababarkaan iyo macalimiintii bixinayay tababrka.

Jimce wanaagsan, dhamaan macaamiisha Al Xaramayn Clinic and Supermarket
04/08/2023

Jimce wanaagsan, dhamaan macaamiisha Al Xaramayn Clinic and Supermarket

Qaybteena clinic waxaan kusoo siyaadinay:๐๐š๐ฒ๐›๐ญ๐š ๐ ๐ฎ๐๐ง๐ข๐ข๐ง๐ค๐š ๐ข๐ฅ๐ฆ๐š๐ก๐š๐๐š๐ฒ๐›๐ญ๐š ๐ญ๐จ๐ฅ๐ข๐ข๐ง๐ค๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐ก๐š๐š๐ฐ๐š๐œ๐ฒ๐š๐๐š๐๐š๐ฒ๐›๐ญ๐š ๐ค๐š๐›๐ง๐ข๐ข๐ง๐ค๐š ๐๐ž๐ -๐๐ž๐ ๐š...
24/07/2023

Qaybteena clinic waxaan kusoo siyaadinay:

๐๐š๐ฒ๐›๐ญ๐š ๐ ๐ฎ๐๐ง๐ข๐ข๐ง๐ค๐š ๐ข๐ฅ๐ฆ๐š๐ก๐š
๐๐š๐ฒ๐›๐ญ๐š ๐ญ๐จ๐ฅ๐ข๐ข๐ง๐ค๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐ก๐š๐š๐ฐ๐š๐œ๐ฒ๐š๐๐š
๐๐š๐ฒ๐›๐ญ๐š ๐ค๐š๐›๐ง๐ข๐ข๐ง๐ค๐š ๐๐ž๐ -๐๐ž๐ ๐š ๐š๐ก

Nagu soo booqo Al Xaramayn Clinic



๐—”๐—น ๐˜…๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—บ๐—ฎ๐˜†๐—ป ๐—ฐ๐—น๐—ถ๐—ป๐—ถ๐—ฐ waxaa ka shaqa bilaabay dhaqtarka haweenka   oo khibrad u leh daaweenta iyo la tacaalida cudurada haw...
13/07/2023

๐—”๐—น ๐˜…๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—บ๐—ฎ๐˜†๐—ป ๐—ฐ๐—น๐—ถ๐—ป๐—ถ๐—ฐ waxaa ka shaqa bilaabay dhaqtarka haweenka oo khibrad u leh daaweenta iyo la tacaalida cudurada haweenka

โœ…Galkacyo aaga Cumar samatar

F๐—ฎ๐—ฑ๐—น๐—ฎ๐—ป ๐—ถ๐˜€ ๐—ฑ๐—ถ๐—ถ๐˜„๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐—ด๐—ฎ๐—น๐—ถ ๐—ผ๐—ผ ๐—ป๐—ฎ๐—ด๐—ฎ๐—น๐—ฎ ๐˜€๐—ผ๐—ผ ๐˜…๐—ถ๐—ฟ๐—ถ๐—ถ๐—ฟโ˜Ž๏ธ ๐Ÿณ๐Ÿณ๐Ÿต๐Ÿฒ๐Ÿฐ๐Ÿฑ๐Ÿณ ama โ˜Ž๏ธ7540195 ama โ˜Ž๏ธ7702086

๐ŸŽ‰Ogaysiis muhiim ah ๐ŸŽ‰Waxaa Al Xaramayn Clinic and Supermarket imaanaya 10/6/2023 dhaqtarka maqaarka  kaas oo kaa daaween...
28/05/2023

๐ŸŽ‰Ogaysiis muhiim ah ๐ŸŽ‰

Waxaa Al Xaramayn Clinic and Supermarket imaanaya 10/6/2023 dhaqtarka maqaarka kaas oo kaa daaween doona

1.beerista timaha daatay(PRP for hair)
2 cambaarta madaxa, jirka ,cidiyaha
3.Xasasuadda
4.Finanka wajiga iyo Haaraha wajiga
5.Gaduudka wajiga iyo dabdhulka
6.Dhaqtarka wuxuu wataa computer maqaarka lagu daaweeyo oo casri ah (skin analyser Comodone extracter)

Wixii faahfaahin kala xiriir ๐Ÿ“ž7540195 ama ๐Ÿ“ž7796457 ama โ˜Ž๏ธ7702086

Ama booqo xarunta oo ku taala aaga cumar samatar10

Maalinta shaqaalaha nurses aduunka awgeed waxaan Hambalyo iyo bogaadin u diraynaa hawl wadeena al xaramayn group Shaqada...
12/05/2023

Maalinta shaqaalaha nurses aduunka awgeed waxaan Hambalyo iyo bogaadin u diraynaa hawl wadeena al xaramayn group

Shaqada adag ee aad Habeen iyo maalin bulshadiina u haysaan waa ku mahadsantihiin ๐Ÿ’š


18/04/2023

Al xaramayn pharmacy and supermarket waxay bulshada gudoonsiisay hadiyo munaasibada iida awgeed

Muhiimadeenu waa qancinta macaamiisheena mar walba

10/01/2023

oo ka mid ah shaqaalaheena oo ka warbixinaya adeegyada shirkada



06/01/2023

Waxaan diyaar u nahay qancinta macaamiisheena xili walba.

Kulan sanad la ah oo ay isugu yimaadeen maamulka iyo shaqaalaha al xaramayn group.
07/10/2022

Kulan sanad la ah oo ay isugu yimaadeen maamulka iyo shaqaalaha al xaramayn group.

05/10/2022

Ku soo dhawaada al xaramayn pharmacy

25/09/2022

25 bisha september Maanta oo ay ku beegan tahay maalinta daawada aduunka(world drug day) waxaan ugu bishaareenaynaa macaamiisheena inaan idiin hayno.
โ—Daawo tayo leh
โ—Soodhawayn heerkeedu sareeyo

Address

Gaalkacyo

Telephone

+252905654343

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Al-Xaramayn Pharmacy company. posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share