29/01/2022
Ma dhab baaa inuu jirro xanuun la dhaho neerfo ama neerfe ?
qaybta kowaaad horudhac (introduction)
-Wxaan halkaaaan qormo kooban uga hadli doonaaaa jawaabta suasha aan kor ku xusay
,Blse intaaan u dhaadhicin dulucda hadalkayga aaan wax Yar iftiinmiyo erayga nerve (neerfo ) neerfo waaa dareeen sidde ama dareeen qaadde kaas aan u qaada dhigi doono qabab kala duwan ugu horeyn waaa dareeen wadayaaaal kuwaas oo u qaybsama dareen geeyayaaal (sensory nerves) Iyo dareeen keenayaaal (motor nerves ) ,Iyo isku xirayaaal dareeen sida kuwa isku xira labadda aan kor ku xusay (relay neurons)
hadaaan si kle u dhaho habdhiska jirka ee qaabilsan is dhaafsigga dareeen gudbinta,dareen keenidda ,turjumidda xoggaha muhimka wxaaaa la dhahaaa nervous system wxuuu noqdaaa labo qaybood tan kowaaaad peripheral nervous system (oo ah wxii ka baxsan maskaxda Iyo xangulaha ) Iyo central nervous system ( waaa qaybta udub dhexaadka u ah habdhiskann kana kooban brain (maskaxda ) iyo spinal cord (xangulaha) .
qeybta lbaaad
-hadaba haddii aaad Ila dheehateeen macnaha erayga nerve inuusan cudur ahayn ,aan u sooo dhaadhaco jawaabta suasha aaan kor ku xusay
ee ah ma jiraaa xanuun neerfo la dhaho waaa Maya jawaaabtu ma jiro xanuunkaas balse wxaaaa jira khaladkuna ka yimid xanuuno ku dhaco hab dhiska nerfayaasha (nervous syst disorders ) ,kuwaaas oo aaan halkaaaan lagu Soo koobi Karin tusaaale wxaaaa ka mid ah
Cuduradda ku dhaca
1.dareen waddayaasha (peripheral neuropathy )
2.kuwa ku dhaca maskaxda maskaxda (brain) ,xangulaha (spinal cord ) ,cudurrda habdhiskaaan ku dhaca halkaan Kuma Soo koobi karro balsd qormooyin dambe baaan ku faahfaahin doonaaaaa insha alah .waxaanse hoos ku xusi donaàa mud ka mid ah kuwa ugu caansan xanuunadaas oo fahamka khaldan laga haysto .
Qeybt3aad
-wxaaan halkaaaan kaga hadlayaaa wxa keenay fahamka khaldan ee bulshada ,wxaaaa jira xanuun ka mid ah xanuunadda habdhiska ku dhaca oo loo yaqaaan sciatic nerve (neerfaha ugu dheer neerfayaasha ) kana Soo bilowdda lafdhabarta (xangulaha ku aadan lambar region) ilaaaa Faraha lugta dheeer kaas oo xanuunkiisa laga dareeemo laga bilaaabo sinta ilaaa iyo faraha foodoodda .
calaaamaadaha cudurkaaan wxaaaa ka mid ah
xanuun dhabarkaaa (back pain ),kabuubyo lugta uu halleelay (numbness ) ,cudur ahaaan wxuu ka mid yahy xanuunadda ku dhaca neerfaha ee maaaha cudur kaligiis neerfo la baxay
Gunaaanad akhri qoraaaalkaaan si kooban siina gudbi mahadsdiin
Dr abshir hassan (MD)