GMC Hospital - Galkacyo Medical Center

GMC Hospital - Galkacyo Medical Center The Galkayo Medical Centre is the first multi-specialty hospital in Galkayo Somalia.

10/01/2026

Cisbitaalka GMC waxa uu adeeg caafimaad iyo baaris bilaash ah u sameeyay carruurta agoonta ah ee kuleejka Caa’isha Bacadweyn. Waxaan u sameynay baaritaano la xariira cudduradda neef mareenka, maqaarka, caloosha iyo indhaha.Tanni waxay ahayd u kuurgelitaan la xariirra baahiyaha caafimaad ee carrruurta kujirta xarunta iyo kuwa dhigta ee kayimaada meelaha ka baxsan deegaanka bacaad-weyn.

Waxaan u mahadcelineynaa dhaqaatiirtii,kalkaalisooyinkii, iyo shehbaaristayaashii soo qabtay shaqaddaa naf hurka leh iyo haayadda Galkacyo Medical Foundation oo iyaddu hirgelisay.


09/01/2026

Bacaadweyn, Mudug – 09 January 2026 — Markii oo taariikhdu ahayd 07 January 2026, hay’adda Galkacyo Medical Foundation (GMF) ayaa si rasmi ah ugu wareejisay gaari Bus ah oo cusub Xarunta Caaisha Orphanage College ee ku taalla Bacaadweyn, Gobolka Mudug, Puntland, Soomaaliya.

08/01/2026
Dhakhtarku wuxuu leeyahay in ka badan 20 sano oo waayo-aragnimo qalliin ah  uuna ka sameeyay gudaha Suudaan iyo Soomaali...
22/12/2025

Dhakhtarku wuxuu leeyahay in ka badan 20 sano oo waayo-aragnimo qalliin ah uuna ka sameeyay gudaha Suudaan iyo Soomaaliya.

Wuxuu khabiir ku yahay qalliinnada furan(Open surgery) iyo laparoscopic
Wuxuu aqoon durugsan u leeyahay baaritaannada ultrasound-ka iyo qalliinnada lagu hago ultrasound( Ultra-sound -Guided Biopsies).

Wuxuu Khibrad ballaaran u leeyahay fulinta qalliinnada dhaawaca, carruurta, iyo guud ahaan qalliinadda deg-degga ah.


Waxaan hambalyo mug leh u direynaa haddaan  GMC Hospital - Galkacyo Medical Center nahay ardayaddii ugu sareysay kulliya...
19/12/2025

Waxaan hambalyo mug leh u direynaa haddaan GMC Hospital - Galkacyo Medical Center nahay ardayaddii ugu sareysay kulliyada Kalkaalisinnimadda ee ardaydii ka qalanjabisay jamaacadda Global Science University - GSU oo ah Ayaan Mohamed.
Ayaan waxay kamid tahay kalkaalisooyinka sida volunteerka ah uga howl gala waaxdeenna hooyadda iyo dhallaanka ,waxaan qireynaa in ay tahay kalkaaliso dadaal, dulqaad iyo naxariis leh , shaqaddeedanna u gudata si ku dhisan xirfad sare oo hufnaan leh . Waxaan ku leenahay hambalyo dadaalka halkaa kasii wad .

Waxaan hambalyo mug iyo miisaan leh u direynaa dhamaman ardayda maanta ka qalin beddelayay jamaacadda Global Science Uni...
18/12/2025

Waxaan hambalyo mug iyo miisaan leh u direynaa dhamaman ardayda maanta ka qalin beddelayay jamaacadda Global Science University - GSU kuwaas oo ah dufcaddii 8aad ee ka baxda jamacaadda.

Waxaan qiraynaa in ay yihiin arday leh aqoon iyo karti ay ku daboolaan baahiyaha loo qabo xirfadlayaal ku hubeysan cilmi . Waxaan si gaar ah ugu hambalyeeyneynaa qayb kamid ah ardayadda oo katirsan shaqaallaha cisbitaalkaGMC Hospital - Galkacyo Medical Center. Waan ku faraxsanahay in aad tihiin kuwa asteysan aqoon oo xirfad u leh kulliyaddaha ay maanta ka qalanjabiyeen.

Waxa aad bilowdeen hayaan dheer oo u baahan dhabar-adayg iyo dadaal aad ku dhistaan naftiinna hambalyo dhammaantiin Illahay ha idinku anfaco cilmiga aad barateen.
Dr Mohuyidiin
Ayan Mohamed
Amina Abdirahman
Sucaad Abdirisak
Yusuf Abshir.

Maamulka iyo shaqallaha  cisbitaalka GMC  waxay hambalyo  udirayaan Dr Muhiyadiin Abdirisaaq ilguuye oo kamida shaqallah...
17/12/2025

Maamulka iyo shaqallaha cisbitaalka GMC waxay hambalyo udirayaan Dr Muhiyadiin Abdirisaaq ilguuye oo kamida shaqallaha cisbitaalka ka soo af-meeray heerka koowad ee jamacadda waxaan u rajeenaynaa mustaqbaL wanaagsan. Kulana dardaarmeynaa in uu halka ka sii wado dadaalkaaga.

dhaman ardayda ka qalinjabinaysa Global Science University - GSU  waxan udiraynaa hamplyo hamplyo
17/12/2025

dhaman ardayda ka qalinjabinaysa Global Science University - GSU waxan udiraynaa hamplyo hamplyo

Waxaa dib uga hawl-galaya Cisbitaalka GMC Gaalkacayo Dr Abdulkadir M.jama (Dhagacade) oo safar dibada ah ku maqnaa
12/12/2025

Waxaa dib uga hawl-galaya Cisbitaalka GMC Gaalkacayo Dr Abdulkadir M.jama (Dhagacade) oo safar dibada ah ku maqnaa

03/12/2025
01/12/2025

Waxaa si habsami leh u socda qaliimadda guud iyo leysarka kuwaas oo ku jira qiima-dhimis 80% ah .

Tani waa mid kamid bukaanadda fursadda u helay in ay kamid noqdaan shacabka ka faa'ideysanaya fursadaa, waxa ayna muddo la xanuusanayd dhagaxaan kaga jirtay Xameetida, taas oo looga soo saaray habka casriga ah ee leysarka.
cholecystectomy.
GMC Hospital - Galkacyo Medical Center
fans

Address

Gaalkacyo
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when GMC Hospital - Galkacyo Medical Center posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to GMC Hospital - Galkacyo Medical Center:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram