Mudug Specialist Center

Mudug Specialist Center Our outpatient clinic tries to best improve the primary health care of somalia.

Mudug Specialist Center  waxa kugu diyaar ah dhakhtarka lafaha iyo qaliimadooda waxa uu diyaar idin kugu yahay xarunteen...
11/09/2025

Mudug Specialist Center waxa kugu diyaar ah dhakhtarka lafaha iyo qaliimadooda waxa uu diyaar idin kugu yahay xarunteena ee fadlan booqo oo la kulan dhakhtarkeena


Ma isku aragtaa Caabuqa HungurigaMudug Specialist Center  waxaa kugu diyaar ah Dr   oo ah dhakhtarka cudurada Guud ahna ...
08/09/2025

Ma isku aragtaa Caabuqa Hunguriga

Mudug Specialist Center waxaa kugu diyaar ah Dr oo ah dhakhtarka cudurada Guud ahna khabiir ku takhasusay Cudurada Guud ee fadlan soo gaar xaruntena oo balan ka qanso dhakhtarkeena

06/09/2025

Ma dareemaysaa harraad badan, daal joogto ah, ama kaadi badan? Waa waqtigii aad is baari lahayd!

Sonkorowgu waa xanuun aamusnaan ku bilaabma balse waxyeello weyn leh haddii aan si degdeg ah loo ogaan. Ka hortag hadda!
Baaritaan fudud ayaa noloshaada badbaadin kara.

Jumca wanaagsan bahda Mudug Specialist Center
05/09/2025

Jumca wanaagsan bahda Mudug Specialist Center

Caabuqa sambabada waa cudur uu sababo caabuq ka dhasha bakteeriya, fayras, ama fangas. Fiiro Gaar ah: Mar walba la tasho...
03/09/2025

Caabuqa sambabada waa cudur uu sababo caabuq ka dhasha bakteeriya, fayras, ama fangas.

Fiiro Gaar ah: Mar walba la tasho dhakhtar si loo helo baaritaan iyo daaweyn ku habboon xaaladdaada.

Caabuqa dhagaha waa infekshan ku dhaca dhagta dhexe, wuxuuna inta badan saameeyaa carruurta, inkastoo dadka waaweyn ay s...
03/09/2025

Caabuqa dhagaha waa infekshan ku dhaca dhagta dhexe, wuxuuna inta badan saameeyaa carruurta, inkastoo dadka waaweyn ay sidoo kale ku dhici karaan

Hadii aad qabto xanuun dhagaha ah fadlan soo booqo xarunteena oo lakulan dhakhtarkeena
Caafimaadkaagu waa mudnaanteena
Mudug Specialist Center

31/08/2025

War galin muhiim ah

Waxaa dib ugu so noqonaya kowda bisha sagaalaad 2025 Mudug Specialist Center Ex Mudg PolyClinic Drs Safiyo oo ah dhakhtarada Dumar ka taasoo ku maqnayd dalka dibadiisa ahna dhakhtarad ku xeel dheer dhamaan xanuunada dumarka odhan sida

1. Dhalmada hooyada
2. Ogaanshaha Xaalada ilmaha uurka ku jira
3. Daaweynta dhalmo la'aanta
4. Saarista Computerka uur ku jirta
5. Xanuunada Caadada iyo hormoonada
6. Xanuunada kansarka Haweenka
7. Baaritaanka iyo daaweynta xanuunada naasaha

Hadaba dhakhtaradu waxay diyaar idin kugu tahay xarunteena xili walba ee fadlan so booqo xarunteena

“Ma dareentaa xanuun dhabarka hoose kaaga jira? Mise dhib ayaad kala kulantaa kaadida oo soo noqnoqota ama dhagaxanta ki...
31/08/2025

“Ma dareentaa xanuun dhabarka hoose kaaga jira? Mise dhib ayaad kala kulantaa kaadida oo soo noqnoqota ama dhagaxanta kilyaha?

Mudug Special waxaa kugu diyaar dhakhaatiir khibrad iyo aqoon u leh dhamaan xanuunada ku dhaca kilyaha iyo kaadi mareenka waxaadna ka helaysaa xarunteena:
✅ Baaritaan sax ah oo lagu ogaanayo xanuunada kilyaha iyo kaadi-mareenka
✅ Daaweyn dhammaystiran oo ay bixiyaan dhakhaatiir khibrad leh
✅ Qalab casri ah iyo adeeg degdeg ah

– Caafimaadkaagu, waa mudnaantayada!”

Ma dareemaysaa xanuun ama culeys ku saabsan wadnahaaga?Haddii aad la kulanto dhibaatooyin wadnaha, sida xanuunka laabta,...
30/08/2025

Ma dareemaysaa xanuun ama culeys ku saabsan wadnahaaga?
Haddii aad la kulanto dhibaatooyin wadnaha, sida xanuunka laabta, neefsashada oo adkaata, ama daal badan, waa muhiim inaad raadsato daryeel caafimaad oo degdeg ah. Mudug Specialist Center waxaa kugu diyaar ah Dhakhaatir takhasus u leh xanuunada wadnaha iyo adeegyo caafimaad oo dhammaystiran oo lagu daryeelo wadnahaaga.

Caafimaadkaagu waa mudnaanteena

Jumca wanaagsan Alle waxan ka baryayna fadliga maalinga jimcaha inuu ina siiyo Mudug Specialist Center 'Daryeelaha Bulsh...
29/08/2025

Jumca wanaagsan

Alle waxan ka baryayna fadliga maalinga jimcaha inuu ina siiyo

Mudug Specialist Center
'Daryeelaha Bulshada'

Xalka Kaadi Baxsadka Waa Halkaan – Daryeel Lagu Kalsoonaan Karo!Ma dareemaysaa in kaadidu kaa baxsanayso adigoon dooneyn...
28/08/2025

Xalka Kaadi Baxsadka Waa Halkaan – Daryeel Lagu Kalsoonaan Karo!

Ma dareemaysaa in kaadidu kaa baxsanayso adigoon dooneyn?
Miyey kugu adagtahay inaad kaadi xajisato markaad qufacayso, qoslayso ama socoto?
Mudug Specialist Center waxaa kugu diyaar ah dhakhaatiir ku takhasusay dhamaan xanuunada la xiriira kaadi mareenka ee fadlan so booqo xarunteena

25/08/2025

Wax ka ogow xanuunka ee ku dhaca raga iyo dumarka
Dhakhtarka maqaarka Timaha iyo Cidiyaha ee Mudug Specialist Center



Address

Next Radio Galkacyo
Gaalkacyo

Telephone

+252907758373

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mudug Specialist Center posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Mudug Specialist Center:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram

Category