ALRaxma medical center

ALRaxma medical center ALRaxma medical center waxay kutaalaa bartamaha magaalada gaalkcyo

09/04/2024
Xarunta cafimaadka ALRaxma medical center waxay kutaalaa bartamaha magaalada gaalkcyo dhabarka dambe ee hotel kamaaludii...
12/02/2023

Xarunta cafimaadka ALRaxma medical center waxay kutaalaa bartamaha magaalada gaalkcyo dhabarka dambe ee hotel kamaaludiin xaruntu waxay bixisa adeeg cafimad oo lacag la,aan ah oo ay ugu talo gashay dadka bahiyaha gaarka ah qaba ee kudhaqan Nawaxiga galkacyo

Ku soo dhawaada  ALRaxma medical center  waxaa Ka helaysaan baaritaan caafimaad oo dhammaystiran Iyo dhaqaatiir khibrad ...
11/02/2023

Ku soo dhawaada ALRaxma medical center waxaa Ka helaysaan baaritaan caafimaad oo dhammaystiran
Iyo dhaqaatiir khibrad sare uleh howsha ay kuu qabanayaan .
Waxay xaruntu kutaalaa magaalada gaalkcyo , dhabarka dambe ee hotel kamaaludiin
Ama wixii faahfaahin ah oo intaasi dheer Kala xiriir Golis0907712384 ama hormuud Kala xiriir 0613151949.

Jimce Mubarak oo Muslims
10/02/2023

Jimce Mubarak oo Muslims

07/02/2023

Address

Kamaaludiin
Gaalkacyo

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when ALRaxma medical center posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share