Habiba fure

Habiba fure Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Habiba fure, Health & Wellness Website, Gaalkacyo.

06/10/2024
Waa maxay Waqti?Waa Waxa Ugu Weyn uu allaah aadanaha Ugu nimceeyay, Waana Xili qof kasta soo maraya inta uu noolyahay di...
06/10/2024

Waa maxay Waqti?

Waa Waxa Ugu Weyn uu allaah aadanaha Ugu nimceeyay, Waana Xili qof kasta soo maraya inta uu noolyahay dibna aan ugu soo laabaneynin inuu ka sheekeeyo ma ahane.

Islaamka & Waqtiga:

Diinta islaamka waxay daneysay Waqtiga ayadoo Ka fiirisay dhinac kasta;

Allaah subaxaanahi Watacaalaa Waxuu biniaadmka Ugu manna sheegtay nimcada weyn uu siiyay sida Ku Cad aayadda 33aad ee suratul ibraahim;

(وَسَخَّرَ لَكُمُ ٱلشَّمْسَ وَٱلْقَمَرَ دَآئِبَيْنِ ۖ وَسَخَّرَ لَكُمُ ٱلَّيْلَ وَٱلنَّهَارَ).

Sida oo kale allaah Subxaanahu watacaalaa Waxuu ku dhaartay qeybo kamid ah Waqtiga sida: habeen, maalin, aroor, barqo & Casir.

Sidoo kale axaadista Sharafta leh waxay Cadeeyeen qiimaha & Faa'idadda Waqtiga.
Su'aalaha Afarta ah oo aadamaha la weydiinayo Maalinta is xisaabinta qiyaamo laba kamid ah Waxay ku lug leeyihiin Waqtiga, Sida Ku Cad Xadiiska Uu wariyay Mucaad binu jaba.

فمن معاذ بن جبل رضي الله عنه ان النبي صلى الله عليه وسلم قال: (لن تزول قدما عبد يوم القيامة حتى يسأل عن اربع خصال، عن عمر ه فيما أفناه ، وعن شبابه فيما ابلاه،......................)

Ogow;
●Maareynta Waqtiga Waa arin Kuu gaar ah, oo U baahan iney la jaanqaado duruufahaaga gaarka ah iyo bey'ada Kugu Xeeran, Xalkeedana Waa su'aal adiga Kuu taalo.

Sideen waqtigeena Uga Faa'ideysanaa:

Maalinka Wuxuu ka koobanyahah 24 Saac, Celceliska hurdada Waa 8 saac, inta hartay Waa 16 saac, Waqtigaas sideed uga Faa'ideysan kartaa?

Khaladaadka Maareynta Waqtiga:
Fahamka Ku Saabsan maareynta Waqtiga Waa inaad si Wanaagsan u taqaano kala hormarinta howlahaada & inaad Si Cilmiyaysan uga faa'ideysato Waqtigeeda. Taasina Waxay keeneysaa inaad Waqti gaaban ku qabato Wax weyn, dadka qaarkood Waxay Ka sheegtaan Xiliyadda dambe Waqtiga oo Ciriiri Ku ah, haddii ay dhibaato noocaas oo kala Ku haysato waxaad isweydiisaa, Mushkiladda ma adigaa mise waa waqtiga?

Cudurada Waqtiga:

Casrigaan Cusub Waxaa soo if baxay Cuduro fara badan oo ka dhashay Feyriska taasoo mararka qaarkood sababta inuu qofkii uu naftiisa Waayo hadd

16/04/2024

Xaqa allow tus umada

Address

Gaalkacyo

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Habiba fure posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Habiba fure:

Share