25/09/2025
Dr Faaruuq Hussein dhakhtarka neerfaha oo u dhashay Pakistan ayaa hadda la tashanaya cisbitaalka waddani ee Gaalkacayo. Wuxuu daaweeyaa bukaanada qaba xanuunada neerfaha iyo xanuunada dhimirka. wuxuu daaweeyaa istaroogga, madax-xanuun, suuxdin, cudurka Parkinson, gariir, dhabar xanuun hoose, qoor xanuun, niyad-jab, nafsiyan, walaac, hurdo la'aan. waxa uu daweeyaa dhawr caruur ah xanuunada akhlaaqda
balan dhakhtarka fadlan la xidhiidh 7766666,7609101,7676153