International medical center imc

International medical center imc Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from International medical center imc, Medical Center, Gaalkacyo.

International Medical Center (IMC) Galkacyo:
Waxaad ka helaysa dhakhtarka dawaynta neerfaha iyo qalniinka maskaxda iyo Xangulaha, Dhaktaradda Dumarka, Dhakhtarka cudurada guud iyo dhakhatir takhasusyo gaari leh oo campaign caafimaad ku yimaada.

IMC Hospitalwaxaa idiin ku diyaar ah  oo aad wakhti kasta ka helaysaan Dhakhtarkii  Dawaynta iyo Qalimada NeerfayaashaDr...
28/04/2026

IMC Hospital
waxaa idiin ku diyaar ah oo aad wakhti kasta ka helaysaan Dhakhtarkii Dawaynta iyo Qalimada Neerfayaasha
Dr: ABDULHALIM TAVIL

21/02/2026

Waxaay mahad is kaleh ilahay nugu guleyey aabe somaliyeed oo 85 jir ah oo h madaxa dhiig uga furtay loo sameeyey qaliin Maskaxda ah ( EpiduralHematoma ) uu hada fican yahay cafimadkiisana waa wanagan yahay

Waxaana Qalinka fuliyey
DR ABDULAHALIM TAVIL (NEOROSURGERY)
Oo ka hawl gala Xarunta Neerfaha ee Proff. Maxamed jamac salad (IMC Hospital Galkacyo )

IMC HOSPITAL WUXUU dhammaan shacabka Soomaaliyeed iyo guud ahaan Muslimiinta caalamka waxaan ugu hambalyeynanaa munaasab...
17/02/2026

IMC HOSPITAL WUXUU dhammaan shacabka Soomaaliyeed iyo guud ahaan Muslimiinta caalamka waxaan ugu hambalyeynanaa munaasabadda barakaysan ee bisha Ramadaan.

Alle ha inaga aqbalo acmaasha wanaagsan, Alle ha nasiiyo Madar khayr qaba oo aan ugu baxno abaarta.

Ramadaan Mubaarak

𝐑𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚𝐚𝐧 𝐌𝐮𝐛𝐚𝐚𝐫𝐚𝐤IMC HOSPITAL wuxuu hambalyada dhalashada bisha barakeysan ee Ramadaan u dirayaa dhammaan Mulimiinta gaa...
17/02/2026

𝐑𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚𝐚𝐧 𝐌𝐮𝐛𝐚𝐚𝐫𝐚𝐤

IMC HOSPITAL wuxuu hambalyada dhalashada bisha barakeysan ee Ramadaan u dirayaa dhammaan Mulimiinta gaar ahaan Ummadda Soomaaliyeed.

waxaa Alle ka baryaynaa in uu Madar khayr qaba nasiiyo

04/02/2026

OGAYSIIS OGAYSIIS OGAYSIIS

IMC Hospital waxay ogaysinaysaa dhamaan bulshada somaliyeed ee ku nool magalada Galkacyo iyo nawaxigeeda in uu hospitalka ka shaqa bilabay Dr Abdirisak Hussien Nour ( Dr BALIILE )

International Medical Center (IMC) Galkacyo:
Waxaad ka helaysa dhakhtarka dawaynta neerfaha iyo qalniinka maskaxda iyo Xangulaha, Dhaktaradda Dumarka, Dhakhtarka cudurada guud iyo dhakhatir takhasusyo gaari leh oo campaign caafimaad ku yimaada.

29/01/2026

Dr ABDULHALIM TAVIL oo ah dhakhtar Sriyan kuna takhakhusay Dawaynta iyo Qaliimada Neerfaha (Neoury Surgery)
Xanuunada uu dhakhtarka Neerfuhu dawaynayo waxaa kamid ah
• Suuxida
• Waalida
• Faalidka ( Strock)
• Dhabar-xanuunka
• Madax-nuunka
Iyo dhamaan xanuunada neerfayasha
Sidoo kale Qaliimada uu dhakhtarka Neerfuhu Samaynayo waxaa ka mid ah

1 Qaliinka madaxa

 Ka soo saarida iyo sifaynta dhiiga ku furmay xubabka maskaxda
 Ka soo saarida iyo sifaynta dhiiga ku furmay maskaxda dhexdeeda
 Toosinta iyo laf- gurka madaxa markii burbur gaaro
 Qaliinka Buro biyoodka iyo kansarka maskaxda
 Galinta tuubada madax-waynadka caruurta ( Shunt)
 Qaliinka Burooyinka lafta iyo maqaarka madaxa

2 Qailiinka Xungulha

 Dawaynta Iyo Qaliinka ricirada Arxaanka
 Dawaynta Iyo Qaliinka Kala qaadista cadaadiska xangulaha
 Qalinka dib u tolida laf dhabarta furan ee caruurtu ku dhashan

3:Qailiinka Xididada Neerfayasha
 Dib u tolida neerfayasha go’ay ee dhaawucu garay
 Kala qaadista neerfasha isfulay
 Ka saarista burada neerfayasha

Wixii intaa dheer kala xiriir Nmberada 7754403, 7731872

IMC Hospitalwaxaa idiin ku diyaar ah  oo aad wakhti kasta ka helaysaan Dhakhtarkii  Dawaynta iyo Qalimada NeerfayaashaDr...
17/12/2025

IMC Hospital
waxaa idiin ku diyaar ah oo aad wakhti kasta ka helaysaan Dhakhtarkii Dawaynta iyo Qalimada Neerfayaasha
Dr: ABDULHALIM TAVIL oo ah dhakhtar syrian oo lehna khibrad kabadan 20 sano

07/10/2025

OGAYSIIS OGAYSIIS OGAYSIIS

INTERNATIONAL MEDICAL CENTER (IMC) Galkayo,
Xaruntii Neerfaha ee Proff. Maxamed jamac salad Waxay ogaysinasaa bulshada somaliyeed in si toos ah uga hawlgalo Dhakhtarka Xanuunada Neerfaha Dr ABDULHALIM TAVIL oo ah dhakhtar Sriyan kuna takhakhusay Dawaynta iyo Qaliimada Neerfayasha (Neoury Surgery)
Xanuunada uu dhakhtarka Neerhuhu dawaynayo waxaa kamid ah
• Suuxida
• Waalida
• Faalidka ( Strock)
• Dhabar-xanuunka
• Madax-nuunka
Iyo dhamaan xanuunada neerfayasha
Sidoo kale Qaliimada uu dhakhtarka Neerfuhu Fulinayo waxaa ka mid ah

1 QALIIMADA UU SAMEEYO DHAKHTARKU

 Ka soo saarida iyo sifaynta dhiiga ku furmay xubabka maskaxda
 Ka soo saarida iyo sifaynta dhiiga ku furmay maskaxda dhexdeeda
 Toosinta iyo laf- gurka madaxa markii burbur gaaro
 Qaliinka Buro biyoodka iyo kansarka maskaxda
 Galinta tuubada madax-waynadka caruurta ( Shunt)
 Qaliinka Burooyinka lafta iyo maqaarka madaxa
 Dawaynta Iyo Qaliinka ricirada Arxaanka
 Dawaynta Iyo Qaliinka Kala qaadista cadaadiska xangulaha
 Qalinka dib u tolida laf dhabarta furan ee caruurtu ku dhashan
 Dib u tolida neerfayasha go’ay ee dhaawucu garay
 Kala qaadista neerfasha isfulay
 Ka saarista burada neerfayasha

wuxuuna dhakhtarku leeyahay khibrad ilaa 20 sano ah, isagoo dhakharku ka soo shaqeeyey wadamo badan sida Syria, Turkey, iyo Sucuudiga,

International Medical Center (IMC) Galkacyo:
Waxaad ka helaysa dhakhtarka dawaynta neerfaha iyo qalniinka maskaxda iyo Xangulaha, Dhaktaradda Dumarka, Dhakhtarka cudurada guud iyo dhakhatir takhasusyo gaari leh oo campaign caafimaad ku yimaada.

23/08/2025

Waxaay mahad oo dhan is kaleh ilahay nugu guleyey wiil jira 6 sano oo hal dishay loo sameeyey qaliin Maskaxda ah oo dhiig uga furtay maskaxda ( EpiduralHematoma ) uu hada fican yahay cagihiisana ku soconayo
Waxaana Qalinka fuliyey
DR ABDULAHALIM TAVIL (NEOROSURGERY)
Oo ka hawl gala Xarunta Neerfaha ee Proff. Maxamed jamac salad (IMC Hospital Galkacyo )

International Medical Center (IMC) Galkacyo:
Waxaad ka helaysa dhakhtarka dawaynta neerfaha iyo qalniinka maskaxda iyo Xangulaha, Dhaktaradda Dumarka, Dhakhtarka cudurada guud iyo dhakhatir takhasusyo gaari leh oo campaign caafimaad ku yimaada.

01/08/2025

MC Hospital galkacyo
wuxuu ogaysinayaa dhaman dadwaynaha somaliyeed in uu soo labtay dhakhtarkii nerfaha
Dr: ABDULHALIM TAVIL oo mudo fasax ku maqnaa in shaqadina bilaabay

International Medical Center (IMC) Galkacyo:
Waxaad ka helaysa dhakhtarka dawaynta neerfaha iyo qalniinka maskaxda iyo Xangulaha, Dhaktaradda Dumarka, Dhakhtarka cudurada guud iyo dhakhatir takhasusyo gaari leh oo campaign caafimaad ku yimaada.

Address

Gaalkacyo
2525

Telephone

+252907731872

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when International medical center imc posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to International medical center imc:

Share

Category