Dr-abdiladif

Dr-abdiladif Orthopaedic surgeon

Bukaan 13 jir ah oo ka jabay gacanta midig labada Kal oo aan biro galinay!  Labadii rajo jabnin ka dib  iyo Qallin ka di...
18/02/2024

Bukaan 13 jir ah oo ka jabay gacanta midig labada Kal oo aan biro galinay! Labadii rajo jabnin ka dib iyo Qallin ka dib !

Someone is not happy with their new implants, but it's the only choice they have!
28/01/2024

Someone is not happy with their new implants, but it's the only choice they have!

Bismilaahi: Bukaan kan wuxuu galay shil gaari. Ka hor iyo ka dib qalin ! Alhamdullilah!Abdiladif Abdi Ali
19/09/2023

Bismilaahi:

Bukaan kan wuxuu galay shil gaari. Ka hor iyo ka dib qalin !

Alhamdullilah!
Abdiladif Abdi Ali

Bukaan Ka jabnaa labada kal ee gacanta mudo Ka badan seddex bilood oo qalooc u kabmay qalin ka dib Alhamdullilah waa uto...
11/07/2023

Bukaan Ka jabnaa labada kal ee gacanta mudo Ka badan seddex bilood oo qalooc u kabmay qalin ka dib Alhamdullilah waa utoosinay gacantii

Bukaan Ka jabay dhudhunka bidix oo aan biro galino! Ka dibna birihii laga bixiyey sanad!
09/07/2023

Bukaan Ka jabay dhudhunka bidix oo aan biro galino! Ka dibna birihii laga bixiyey sanad!

Markiii qofku jabo, jidhkiisu wuxuu u baahan yahay inuu dhiso lafo cusub. Waxa kale oo uu jidhkaaga ka caawisaa in uu qa...
06/07/2023

Markiii qofku jabo, jidhkiisu wuxuu u baahan yahay inuu dhiso lafo cusub.
Waxa kale oo uu jidhkaaga ka caawisaa in uu qaato oo uu isticmaalo kalsiyum, iyo nafaqo kale oo muhiim u ah lafaha caafimaadka qaba.
Cuntooyinkaas waa sidan:
Hilib, kalluun, caano, jiis, caano fadhi, lawska, digirta, iyo badarka la xoojiyay!

Soo saar bukaan kaan meesha uu Ka jaban yahay?
05/07/2023

Soo saar bukaan kaan meesha uu Ka jaban yahay?

04/07/2023
Raajadaan maxaa Ka khaldan baad isleeyahay?  # x-rays!
03/07/2023

Raajadaan maxaa Ka khaldan baad isleeyahay?

# x-rays!

Jimce wanaagsan
29/06/2023

Jimce wanaagsan

27/06/2023

Sheekadaan waa bukaan Ka jabay lugta bidix u dhow anqowda, waxaan u sameynay qalin biro lagu galiyey , waa tan sheekadiisii bal nala dhagayso . Ameen!

Ciid wanaagsan Ciidan ciideeda nabad iyo Khary allaha nagu gaarsiiyo dhamaanteen! Aamiin
27/06/2023

Ciid wanaagsan
Ciidan ciideeda nabad iyo Khary allaha nagu gaarsiiyo dhamaanteen!

Aamiin

Address

Gaalkacyo
252

Telephone

+252906933420

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr-abdiladif posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Dr-abdiladif:

Share

Category